Quantcast
Channel: HALGANKA.NET

Pele: Sheekada ciyaaryahankii mideeyey qaranka dhan

View Article



Wareysiga howlalka amni ee Galmudug.mp3

View Article

Wareysi: Booliska Galmudug oo fuliyay howlgal amni

Ugu yaraan hal askri ayaa ku dhintay iska horimaad u dhexayay Ciidamada Booliska Galmudug Iyo malayshiyo hubaysan oo ka dhacay deegaanka Gadoon oo hoostaga degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud.  

View Article

Sacuudiga oo qabtay 30 tan oo maandooriyaha jaadka ah

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa Arbacadii sheegtay inay qabteen ku dhawaad 30 tan oo qaadka yar yar ah ee maandooriyaha ah bishan, taasoo qayb ka ah olole ballaaran oo lagu qaaday maandooriyaha oo ay...

View Article

Xasan Sheekh oo billadda ugu sarraysa dalka guddoonsiiyay madaxweyne Geelle

Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay billad-sharafta ugu sarreysa dalka guddoonsiiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib xaflad ka dhacay madaxtooyada...

View Article


Warbixinta laamiyada degmada Carmo.mp3

View Article

Ciidamada booliska Itoobiya oo galay magaalada Mekelle

Booliiska federaalka Itoobiya ayaa Khamiistii howlgal ka bilaabay caasimadda gobolka Tigray ee ay dagaalladu aafeeyeen markii ugu horreysay muddo 18 bilood ah, sida ay booliisku sheegeen, taasoo...

View Article

Dowladda oo sheegtay inay Al-Shabaab ka qabsatay degaano ka tirsan Sh/Hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidankeeda ay la wareegeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, xilli uu sii xoogeysanayo dagaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab.

View Article


Idaacadda Duhurnimo

Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.

View Article


Maxay tahay shirkadda 'ceelasha shidaalka heshay' ee ka careysiisay dowladda...

Shirkaddan ayaa sheegtay in ay sanadka cusub howlaheeda kasii wadi doonto Somalilad.

View Article