Maxay tahay shirkadda 'ceelasha shidaalka heshay' ee ka careysiisay dowladda...
Shirkaddan ayaa sheegtay in ay sanadka cusub howlaheeda kasii wadi doonto Somalilad.
View ArticleIdaacadda Duhurnimo
Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.
View ArticleDowladda oo sheegtay inay Al-Shabaab ka qabsatay degaano ka tirsan Sh/Hoose
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidankeeda ay la wareegeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, xilli uu sii xoogeysanayo dagaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab.
View ArticleCiidamada booliska Itoobiya oo galay magaalada Mekelle
Booliiska federaalka Itoobiya ayaa Khamiistii howlgal ka bilaabay caasimadda gobolka Tigray ee ay dagaalladu aafeeyeen markii ugu horreysay muddo 18 bilood ah, sida ay booliisku sheegeen, taasoo...
View ArticleXasan Sheekh oo billadda ugu sarraysa dalka guddoonsiiyay madaxweyne Geelle
Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay billad-sharafta ugu sarreysa dalka guddoonsiiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib xaflad ka dhacay madaxtooyada...
View ArticleSacuudiga oo qabtay 30 tan oo maandooriyaha jaadka ah
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa Arbacadii sheegtay inay qabteen ku dhawaad 30 tan oo qaadka yar yar ah ee maandooriyaha ah bishan, taasoo qayb ka ah olole ballaaran oo lagu qaaday maandooriyaha oo ay...
View ArticleWareysi: Booliska Galmudug oo fuliyay howlgal amni
Ugu yaraan hal askri ayaa ku dhintay iska horimaad u dhexayay Ciidamada Booliska Galmudug Iyo malayshiyo hubaysan oo ka dhacay deegaanka Gadoon oo hoostaga degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud.
View ArticleFalanqeyn: Muxuu Pele kusoo kordhiyay Kubadda Cagta dunida?
Pele oo ahaa boqorkii Kubadda Cagta ee Brazil, kaas oo ku suntan taariikhda Kubadda Cagta ee dunida ayaa xalay ku geeriyooday Isbitaaalka Israelite Albert ee magaalada Sao Polo.
View ArticleIdaacadda Subaxnimo
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada...
View ArticleDhaqaale la’aan soo foodsaartay xarumaha lagu dhaqanceliyo dadka kasoo goosta...
Hay’adda Qaramada Midoobay ee IOM oo hirgelisa mashruuca dhaqancelinta dadka kasoo goosta ururrada xagjirka ah ayaa sheegtay inaysan weli soo gaarin dhaqaalihii lagu socodsiin lahaa xarumahaasi oo ku...
View ArticleXarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA) oo laga furay Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelleh oo ilaa iyo shalay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Akadeemiye-goboleedka...
View ArticleSaddex arrin oo aysan dad badan ka ogeyn fannaanadda Bilkhayr Axmed
Bilkhayr Axmed oo ka mid ah fannaaniinta da'da yar ee Muqdisho ayaa wareysi ay siisay BBC-da uga hadashay dhowr arrin.
View ArticleIdaacadda Galabnimo
Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
View Article