Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Kuala Lumpur:-Koob loogu magacdaray Kontan kuuradii Somalia oo lagu qabtay Maleysia

$
0
0

Kuala Lumpur:-Koob loogu magacdaray Kontan kuuradii ka soo wareegtay markii
la abuuray wadanka Soomaalia (50 anniverity of Somalia),
 Koobkaan waxaa
hirgilintiisa iska gaashaday Jaalaiyadda Soomaaliyeed ee Malaysia & Ururka
Ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia.

waxaana ka qeybgalay 8-koox , oo kala ah 

1-kooxda Khodxaaleey.
 
2-Kooxda Taman
Melati.

 
3-Kooxda Malati Impia,
 
4-Kooxda KLMU.
 
5-Kooxda Idiman.
 
6-Kooxda Safaari Restaurant.
 
7Kooxda KBB.
 
8-Kooxda Almis. 
   
waxaana  wareega kowaad u soo gudabay ilaa 4
maalmood, oo kala ah Kooxda Taman Melati. Kooxda Safaari Restaurant,
Kooxda KLMU, Khodxaaleey, ciyaar adag ka dib waxaa wareega 

seminalka ah isugu soo haray Taman melati Vs KLMU. finalka waxaa la ciyaaridoonaa
afar maalmood kadib.Koobka aya waxaa intii uu socday u soo daawashad tagi
jiray taageeryaasha badan oo kala tirsan Soomaali & malaysian oo jecel
daawashada cayaaraha gaar ahaan Kubadda
 cagta.waxaan
halkaas laga xusi karaa Kooxda KLMU sababtoo waxeey  soo
bandhigeen cayaar wanaag iyo sidoo kale cayaar xirfadeeda aad u soo jiidatay
dadkii u soo daawasha tagay. Gabagabadi wareega kowaad waxaa xaflada ka hadlay
Xogeeyaha sports ee ururka ardayda Soomaaliyeed ahna wasiirka sports ee
Jaaliyadda Soomaalida Malaysia Mudane Mohamed Abdullahi (Jecelow).
 asigoo u mahad
celiyay qaban qaabiyaasha koobkaan qaas ahaan gudoomiyaha Jaaliyadda
Soomaaliyeed Mudane safiir ceymooy oo suurta giliyay in uu
 hirgalo koobkaan.

waxaana abaalmarino la siin
doona kooxda  & laacibiinta ugu wanaagsan iyo dabcan
ciyaaryahanka
 
 
ugu gool dhalinta badan.
 
1-Khodxaaleey  = guduudow ,huseen wira, Anas, 

2-taman Melati  = ninje ,nasir yare,bashiir
 
 4-KLMU= juguf, Walcot , abshir
 
5-idiman, mohamedkat kat
 
6-malati impian-sherar, mohamud,  zakaria, hadi
 
7-kbb- lambard, vidij, abduqadir
 
8-safaari, jaya, farhan,abdiqafaar,
 
waxaa kaloo la xusikaraa mohamed iman,
(refree),  & gudigga maamulaayay koobkaas sida
 wasiirka
sport  mohamed abdullahi jecelow, Mr Ali nasir & dad kale oo aan
halkaan lagu soo koobo karin.
 
 
Sharmarke Cali
Afrah

Xogyaha Arrimaha Gudiga ee Jaaliyadda Soomaaliyeed
malaysia

www.ssmalaysia.com

 

12 attachments — Download all attachments   View all images  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.1&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw1.jpg" /> tfw1.jpg
1035K   View   Download  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.2&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw.JPG" /> tfw.JPG
51K   View   Download  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.3&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw10.JPG" /> tfw10.JPG
63K   View   Download  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.4&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw11.JPG" /> tfw11.JPG
55K   View   Download  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.5&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw2.JPG" /> tfw2.JPG
62K   View   Download  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.6&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw3.JPG" /> tfw3.JPG
60K   View   Download  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.7&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw4.JPG" /> tfw4.JPG
44K   View   Download  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.8&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw5.JPG" /> tfw5.JPG
55K   View   Download  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.9&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw6.JPG" /> tfw6.JPG
47K   View   Download  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.10&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw7.JPG" /> tfw7.JPG
49K   View   Download  
rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.11&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw8.JPG" /> tfw8.JPG
61K   View   Download  

rel="lightbox" src="https://mail.google.com/mail/?ui=2&ik=55ae96be37&view=att&th=12d02209c28cb0a0&attid=0.12&disp=thd&zw" class="hv" alt="tfw9.JPG" />


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>