Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Ispitalka dagmada wabxo oo ururka S.D.F Somali development foundation iyo ururka bulaal self help organization (BULSHO) ay gaarsiiyeen qalab cafimaad oo aad Muhiim u ah

Jaaliyadaha
dalka dibadiisa ku nool oo qaar ka mid ah ispitaalada soo gaarsiiyey
qalab cafimaad oo aad Muhiim u ah
Deeqdaan oo aheyd tii 3aad oo ay soo dhibaan qaar ka mid ah jaaliyadaha
Somaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa gar ahaan walaalaha Somalida
ku dhaqan dalka Denmark

waxaa magaalada Mudisho soo garay kunteenar 4o fuud ah kaas oo
ka yimid dalka denmark oo ay ku jiraan qalab Caafimaad oo ay ugu
tala galeen Ispitalka dagmada wabxo ayaa soo dajintiisa iyo meel
marintiisa waxaa iska kaashaday ururka S.D.F
Somali development foundation
iyo ururka bulaal
self help organization (BULSHO)
oobixiyey qarashkii ku baxay soo rarida iyo howlihii
dakada waxaa ay isugu jirtay dhowr nooc oo halbowle u ah nolosha
qafka Bini adan ka ah qalab Hospital oo deeq ah .

S.D.F Somali development
foundation
iyo ururka bulaal self help organization (BULSHO)ayaa
ka wada shaqeeyey sidii qalab gargar ah loo gaarsiin lahaan ispitlaada,waxbo
oo ay ku jiraan dad dhibaasan oo somaliyeed .
qalabka ayaa ka kooban sariiro casri ah isla markaana ah kuwo
ku shaqeeya koronto ,kuraasta cuuryaamiintu ay ku socdan ,kuwa
dadka dhawaca ah ay ku socdaan oo dadka qaarkii u yaqaanaan shilkaha
,tuunjiyo,miisas,cumputero,baaskiilada dadka naafada ah lagu riixo
,baaskilada jimicsiga , kuraasta tuunjiyada leh ee dadka jajaban
ay ku saxaroodaan ,daawooyin laka nooc ah .qalabka qaliinka ,qalab
sheybaar,miisaan ,aagooyin, waadada dhiiga lagu baaro ,iyo noocyo
kale waxaana warku intaa kud arayaa in si nabad ah uuku gaaray
qalabkaasi dagmada wabxo .

ururka S.D.F Somali development foundation
oo ah urur horumarineed ama jaaliyad somaliyeed ee ku dhaqan dalalka
yurub iyo walaalihii la shaqeeyey ee u fududeyey in howshaanu
ay meel marto wuxuuna kalintiisa ka qaatay hoowlihii looga baahnaa


 

 

jaaliyada Denmark waa markii alabaad oo
ay alabo noocaan oo kale ah soo gaarsiiso ispitaladaan waxayna
sheegeen in ay markasta iska soo uruurin donaan qarashaad si ay
qalab iyo dawo ugu soo gadaan bulshada Somaliyeed .
qalabkaanuna waa markii labaad oo ay sidaan oo kale ispitaalo
ugu qeybiyaan
Bulshada qeybaheeda kala duwan sida
odoyasha ,culumada dhalainyarada haweenka
ku nool dagmada wabxo waxay u mahadcelinayaa
dhamaan shaqsiyaadkii iyo ururadi ka qeybqaatay keenista
alaabadaan caafimaad oo markii labaad
ah

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>