Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Mas’uul hore oo Xabsiga la dhigay & AMISOM oo lagu...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaarayo Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Ciidamada DF Somalia ay jeelka dhigeen Guddoomiyihii hore ee Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Mas'uulka la xiray ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Muumin Maxamed Xalane, waxa uuna xarigiisa ka danbeeyay kadib markii uu ku gacanseeray wareejinta xilkaasi.
Muumin Maxamed, ayaa diiday inuu xilka Degmadaasi ku wareejiyo Guddoomiyaha Cusub ee Maxaas loo soo magacaabay Maxamed Macoow.
Degmada Maxaas ayaa waxaa ka dhacay Iska hor imaad u dhexeeya Ciidamada Dowladda ee Degmada ku sugan iyo kuwo la socday Guddoomiyihii hore ee Degmada Maxaas, waana tan sababtay xariga Mas'uulkaasi.
Taliyaha Saldhiga Degmada Maxaas, ayaa warbaahinta u sheegay in Mas'uuliyiinta Gobolka ay amar ku bixiyeen in Muumin Maxamed lagu sii haayo Xabsiga.
Dhanka kale, Maxbuus Muumin Maxamed ayaa waxaa lagu wareejiyay Saldhig gaar u ah Ciidamada AMISOM ee Gobolkaasi ka howlgala.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>