Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Magaalada Cadan oo Badankeeda Laga Xoreeyey...

$
0
0

Cadan (Awdalpress) Dagaalo qadhaadh oo ka socday magaalada Cadan ee dalkaasi Yeman mudo dhawr bilood ah ayaa waxaa u suura gashay taageerayaasha madaxweyanah sharci ahaan la aqoon san yahay Cabdi Rabi Mansuur Haadi in ay shalay iyo maanta xoreeyaan qaybo muhiim ah oo magaaladaas ka mid ah ka dib markii ay hub iyo saand cusub ay ka heleen xulufada Sucuudigu hogaaminayo.
Goobaha ay xoreeyeen ciidanka Haadi iyo maleshiyaatka taageera waxaa ka mid ah Garoonka diyaaradaha Cadan,dekada Mucala, xaafada Karaytar, Khoor Maksuur, degmada Ra'si Camraan, Buurta Xadiid iyo Saldhiga ciidanka ee Badar,waxaa kale oo ay gacanta ku dhigeen boqolaal maxaabiis Xuthiyiin iyo ciidankii Cali Cabdale Saalax ah, waxaanu Haadi saaka saxeexey wareegto uu ku amrayo xubnaha xukuumadiisa ee dibad jooga ahaa in ay ku noqdaan Cadan, waxaana isla markiiba Soo gaadhay magaaladaas xubno wasiiro iyo saraakiisha sirdoonaka ciidanka iskugu jira kuwaas oo ay garoonka cadan saaka keentay diyaarada kuwa qumaatiga u kaca ah oo uu leeyahay ciidanka Sucuudigu.
Xasan Ciise
Free Lances Journalist
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>