Kn: Madaxweynaha Turkiga Rajjeb Tayib Erdogan oo maanta jeediyey hadalkii munaasabadda ciidda ayaa sheegey in dalkiisa uu farxadda ciidda darteed uu xanuunka iyo dhibka la wadaagayo walaalaha muslimiinta ah ee ku kala nool daafaha adduunka.
"Nasiib darro, meelo badan oo ka mid ah dunida islaamka waxa ay munaasabadda ciidda kusoo dhaweynayaan qalbiyo dhaawacan iyo indho illimeynaya, xanuunka haya walaalaheena gaar ahaan Suuriya, Falastiin, Yemen, Masar, Liibiya, iyo Soomaaliya waxa ay hareyneysaa farxadeena, waxaan rajaynayaa farxaddani darteed in dhibaatada alle ha dulqaado walaalaheen" ayuu yiri.
Wuxuu ballanqaaday in Turkiga uu garab istaagi doono dadkaasi, isaga oo sheegey in sidii horey taariikhda ay raad ugu reebeen ay markale raad muuqda ugu reebi doonaan, isaga oo ola jeedey xiligii boqortooyadii Cusmaaniyiinta oo muddo dheer ka talineysey dunida islaamka.KismaayoNews.com
Weblinks:
Web link Exchange
Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk