Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Daawo Video Lagu Fashilay Been Abuurkii Madaxtooyada Puntland

$
0
0

Gaalkacyo (RBC) Waxaa markii ugu horeysay la soo bandhigay video lagu fashilay film been abuur ah oo dhowaan ay warbaahinta siiyeen saraakiisha madaxtooyada Puntland.
 BEEN ABUURKII PUNTLAND
Film-ka soo socda waxaa faafiyey madaxtooyada Puntland toddobaadkan bilawgiisa. Waxayna madaxtooyada qiil uga dhigatay inuu cadeyn u yahay in dagaalkii xaafada Garsoor ka dhacay ay ku lug leedahay Al-Shabaab.
Xusuusin: Film-a waxaa ku jiray wiil magaciisa ku sheegay AYUUB oo sida uu sheegtay ka soo jeeda gobolada Bay iyo Bakool. Wuxuuna wiilku marar badan u muuqdaa mid qalqalsan isagoo mar sheegaya inuu Gaalkacyo Shabaab wakiil uga yahay.
CADEYNTII GARSOOR
Filmkan labaad waxaa lagu soo bandhigay magaalada Gaalkacyo, waxaaa isla film-kan ku jira wiilkii AYUUB ee hore ay u soo bandhigeen madaxtooyada Puntland. Wuxuuna markan cadeynayaa in si qasab ah looga duubay muuqaalka. Wuxuuna sheegay in la soo qabtay oo uusan wax shaqo ah ku lahayn argagixisada.
FIIRO GAAR AH: Film-ka hore waxaa baahiyey madaxtooyada Puntland. Halka film-ka labaad Raxanreeb ka heshey dadka deegaanka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>