Sanad ka hor maanta oo kale 21kii September ayay ahyed maalintii uu masraxa siyaasada faarujiyay Ra’iisul Wasaarihii ee Dowladii Midnimada Qaran taas oo lagu soo dhisay dalka Jabuuti oo ay horboodayeen Kooxdii Aala-Sheekh ee ka goosatay Isbahaysigii Asmara. Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu soo caleemo saaray dalka Jabuuti iyadoo saadaasha ay [...]
↧