waxaan halka ka salamaya shaqalaha oodwaynenews
waxaan aan aad uga xumahay in madaxwayne dhan oo umada hogaamiya uu ku hadlo hadalo aan aheen munaasib waxaana u fiicneed hadii uu u jawaabayo mucaaridka inuu kalmado munasiba ugujawabo hadii kalana uuka amuuso lakin isga waa loga fiicana inuu waxa yidha
marka labaad xiliga uu saxafada u yeedhay ee uu yidhi waxaan qabaya shir saxaafadeed oo waxaan cayayay mucaridka waxaay ahed inuu la sugo intu waaga baryaayo.
hadalakl u yidhi madaxwaynahu waxaa uu sabaabi karaa inuu soo fadho boogo hore ama sheekooyin hore inuu qof dhan ku eedeyo kiis culus kiiska oo aha (uffo)
iyo sidaa wax ugu dhaceen ,
hadaba mudane madaxwayne midbaanu kuleenahay kalmada tidhi waxay soosarikarta boog aad leedahay ama hadal hore kaga dhacay ,
mudane madaxwayne hadalkan mucaridka kaga hadhimayan ee waa inaad ka bixisa raali galin goobjoog ah xaalna siisa faysal adiguba shaly markii aad wayday waadigii laha waa la igaga shubtay waadigi qatay xusbiga ugu mucaaridka xun wadigii cayi jirya dawladii ka horaysay wax walba oo aad samaysa waa mid ka daba imanaysa mudane madaxwayne dadka adiga yaa hogaamiya kalada waxaan ahay madaxwayne oo waan xanaaqaya mucaridka ayaan ka xanaaqaya,
5 sano cay amaan wanag iyo dhaliin u diyaar garow hadalada qaarna caloshada kulahadh ,
faysal:
mudane faysal adiga been maha inaad uu madaxwaynahu kugu qaldamay waa wax cad lakin adigu waa inaad ka dulqadata waa madaxwayne
sanadka ay dawlada jirtay faysal aad ayaad u dhaliilaysa dawlada dawladu waanag aysamaysay waa inaad sheegta khaladkeeda waa inaad sheegta lakin hadii aad la soo istagto mucarid qalafsan waa khalad kama yeelayno kugu siin mayno cod waa inaad adigu aanad ka leexan mucaridka wadadiisa
waa inaad ka amuusta hadlaak madaxwaynaha si ficanayaad uga hadashee waa inaad halka ku ilowda adiga oo aan waxba gocaneen waad gadhi kursiga sare dulqaad waa inaad lahata
udub
sulub iyo warancade labadiinuba waad khaldan tihiin ragu waa tar tama waana kala badiya waaydinii shalay fanaya manta udaya kulmiye fanka hadii la diin xisaabiyo wax badna ayaa soo bixidoona eebal idinku dib iskugu noqdo waxanu mucari kawayne waxaad wadan sheega oo iscadeeya wadanka looma bahana calancas iyo buuq inuugalo siyaasada ka nasta 5 sano ee soo socda samirna lahaada ninba wa mare udaaya kulmiye amaan wuu leeyahay xumaana wuu leeyahay
ilahay ayaan roobka wada gadhsiin dhulka ee ninkastow xusbiga dhiso kuna hami inaad wax ka badasho mustaqbalka wadanka.
shacabka
waxaanu waa siyaasad siyaasadna abaha ayay kugu diraysa ama wiilkaga ayaay kugu diraysa iskada cidkalo
rag waxa uu isku eryaanaya wa akursi kurisguna waxaa uu ubahan yahay samir iyo dacadnimo marka inagu waxaynu nahay shacab doon wada saran oo marba dhinac ay ula dheeliyayso malinba waa waji waxay siyaasiyiintu is yidhadan akhri oodhaf hadii aad daba gasho waad kubixi
gunta iyo gunaadka faysal manta hadalka kuyala waa sidii aad xusbiga uga soo sari laheed uruurada mucarid kuma yale kabax sheekada oo xusbiga quwadiisa samee dadkana hano kala dulqado hadalka ka dhacay madaxwaynaha
wabilahi tawfiiq
caynaan mahamed jama
caynaan72@hotmail.com
————————————————————-
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
↧
Madaxwayne waad xanaaqday inaad xanaaqdan ma fiican!! By- caynaan mahamed jama
↧