Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Ciidamada Dowladda Oo Gedo Dhaq Dhaqaaq Ciidan Ka wada

$
0
0

Dhaq dhaqaaq ciidan oo aad u xooggan ayaa laga dareemayaa degmooyinka Baldxaawo iyo Luuq ee gobolka Gedo kaasi oo ay wadaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AHSWJ kaasi oo ka dhan kooxda Shabaab.
Dhaq dhaqaaqqa ciidan ee laga daremayo degmooyinka Balaxaawo iyo Luuq ee gobolka Gedo oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda ayaa waxaa ay halkaasi ka billaabeen dadaal ballaaran oo ay ugu jiraan sidii guud ahaan gobolka looga cirib tiri lahaa kooxda Khawaarijta ah ee Shabaab.
Saraakiisha ciidamada dowladda eek u sugan gobolka Gedo ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay doonayaan fullinta howl galka ka dhan jiritaan kooxda Shabaab iyagoo intaa raaciyay in aysan joojin doonin howl gallada tan iy inta dalka oo dhan laga xureeyo maleeshiyada Shabaab.
Dhawaan ayeey ahayd markii qaybo badan oo kamid ah gobolka Gedo ay ciidamada xoogga dalka Soomalayeed ay ka xureeyeen kooxda la wiiqay ee Shabaab looghu yeero.
 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>