Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Al-Cawlaqi oo lagu Dilay Yemen

$
0
0

Dowladda Maraykanka ayaa maanta duqayn ku dishay hoggaamiyihii Al-Qaacidada Gacanka Carbeed Anwar Al-Cawlaq oo ku sugnaa dalka Yemen.

Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Yemen ayaa sheegtay in Cawlaqi lagu dilay gobolka Ma’rib. Al-Cawlaki oo ku dhashay dalka Maraykanka sidoo kalena haystay dhalashada Yemen waxa uu ka mid aha ragga ay sida weyn u doonayso dawladda Maraykanka oo la xiriirinayo weerarro ka dhan ah Maraykanka.

Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegaysa in weerarka ay ka dambeeyeen diyaaradaha aan cidina wadin ee Maraykanka iyo weliba kuwa miigga ah, ayna isku dubbaridka hawlgalkaasi ay lahayd hay’adda sirdoonka Maraykana ee CIA-da.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>