waxaan aad u salamayaa umada reer somaliland meel kastoo ay ku sugan yihiin waxaan sigaar ah u salamayaa saxaafada u heelan in ay dadkooda ka haqab tiraan wixii hadba laga joogo wadan kii hooyo iyo meelaha ay ku sugan yihiinba cidkastoo s/lander ah ba wanad ku mahad santihiin;
hadii aan u soo dago u jeedada qoraal keyga waxa igu kalifay in aan caawa wax qoro shalayto subax ayuunbaa waxa ku soo baxay saxafadaha dhamaan tood madaxwaynihii ay doordeen shacab ka reer somaliland ee sharafta badani mudo hada laga joogo hal sano iyo bilo yar oo ay waxabadan is way diin jireen muxuu siilanyo ama madaxweynuhu dadkan uula hadli waayey maxaa kasi ah in uu inoo qudbayeeyaa wacnayd hadba wixii soo kordha muu dadka u sheego iyo ereyo kale badan hadii ay wax badan dhow rayeyn ayaa waxa shacab kii anfariir iyo afkala qaad ku noqdey hadalkan ka soo yeedhey iyo wakhtiga la yidhi waxa uu qabtey shirkaas jaraa id ( maxa si ah maxaa kalifey muusugo inta wagu baryayo ma wadbuu ka ordaayey maxadwaynuhu miyanu lataliya yaalba layn oo wali ma waxa uu isku haystaa mucaaridkii oo maa loosheego in uu kursiga u sareeya somaliland taba ku fadhiyo aar yaa sheedh keedii nagaga celiya sidanina miyey inoo danbeysay hadaladaas iyo kuwo kaloo badan bay shacab is waydarsaneyeen:
hadaba anigu waxaan aad ula yaabey wakhtiga la yidhi wuxuu iskugu yeedhey saxaafada saxafad kalena may jirine waxa meesha joogey uun kan yar ee uu adeerka u yahay somalaland.org haysta ee u haystaba in ay meeshu tahay xaafadii adeer kiiye yaan la odhan waxa loo yeedhey saxafada tasi waa taas takale wiilka askarika ah ee xaga danbe ka tagan siilanyo maxaa dhinac looga dhaqaajin waayey meesha miyaan cidiba la joogin waa yabe waxa is waydiin leh ma ka wax duubayaa la ga dhowrayaa mise giraadka mise odeyguba in ta uu seexdey ayuun buu ku riyoodey isagoo arimahaas ku dhax jira dabadeedna kaas yar ayuun buu ku yidhi iga duub adeer askariguna wabu yaban yahayba malaha oo hadii uu lafteesu meesha ka dhaqaaqi lahaa yabuu laba dhaqaaqi kari wayay wa suro kale mise talow waxa habeenadan ku badneyd caweynta lagu cawaynayo barxada hore ee madaxtooyadaba oo maba u haysan ba in ay saxafada kale u gudbi doontaba anyway dhacay isagu waa shakhsi lakiin waxay laf jab ku tahay dadkii u xaydnaa mudodheer:
ee odhan jirey waa mujaahid waa halkamaa waa nin wadanka u soo dub jirey waa ruugcadaagii ku waasbaa kubka iyo ka jabey bowdada halkankiinba dhac alla maxaa wax laga nixi doono ka so dhaga wayn waydan aqoonab barasha idiinku laaban waxkastana waxay ku fiican yihiin barashada hadaba siilanyo markuu shalayto waran cade uu lahaa kaley i noqo wisiirka arimaha guraha ee ah halbow lihii wadan ka iyo marka uu leeyahay waxa lagu dhaafey hanti qaran keebuu run inoo sheegayaa in uu soo toosey usan soo jeedina waxa ka marag madoon ah hadal kaas hadii run la doonayo waye:
waxaan leeyahay ragaa siyaasiyiinta ah ee uu ku tul kufey siilanyo ma odhan karo wuu la hadlee waxa la odhan karaa adey kii waxa ka dhacdey foosto dhaq yaa u fadhiyeyba UF /AQAS /WAA LAGU NACAY hadaladaasi waa ku wii ay isku odhan jireen min wayno iyo dangaladeedu ama laba dumar ah oo nin wada qabaa oo isku hinaaseysan ee faysal ali xuseena waxa uu ugu jawaabey si milgo leh hal kaasna how dhaafin baan ku odhan lahaa wayo waxa uu huwan yahay waa magacii wadan halkaa wixii aad u sii dhaaftana wa wax aad u dhaftey wadan ka siyaasiyiinta kalena waxaan leeyahay haba ka jawaabina wayo jawabtaad ka jawaabi lahaydeen waxa ka khayr badan ka aamus ka ee hal kaas ku dhaafa cida ku xeerana waxaan leeyahay madax waynuhu waa inaga dhexeeyaye wixii ku sharaf dhac ah ama milkihiisa dilaya ka dhowra una sameeya cid aan kaba rawixin oo macal ogaan karta riyadiisa ilayn watanoo hadii ay malin oo dhan la joogaan markay rawaxaan bay qalabadi jabaysaye:
waabilahi towfiiq
ibraahiim xasan daahiir
Ibraahim30@gmail.com
————————————————
line-height:normal;mso-outline-level:2">
mso-bidi-font-size:11.0pt;font-family:"Georgia","serif";mso-fareast-font-family:
"Times New Roman";mso-bidi-font-family:"Times New Roman";color:black">Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
color:black;background:white;font-style:normal">
↧
kubka waxa bowdada ka jabey waa ku wii lahaa waa halgamaa talow yaan halgamin ee lagu cabsiin jirey waa .. By- Ibraahiim Xasan Daahiir
↧