Dowladda KMG ayaa ku fashilantay hadal ay ka dhawaajisay saacado kadib markii weeraro is qarxin ah lagu qaaday Xarunta Hargaha iyo Saamaha oo ay degenaayeen Wasaarado ka tirsan Xukuumada, iyadoo Dowladda ku tilmaamtay in ruuxa fuliyay qaraxaas uu ahaa nin u dhashay Kenya. Taliyaha Hey’adda Dambi baarista CID Col. C/llaahi Xasan Bariise ayaa sheegay inay [...]
↧