Hargeysa (OWN)- waxanu halkan idiinku soo tabinayaa hadaladii laga jeediyey Munaasibad maanta ka dhacday Hotel Maansoor ee Caasimada Hargeysa taasi oo laga dhawaaqay Urur siyaasadeed Cusub oo la yidhaa WADANI, ururkaasi uu uu Gudoomiye ku meel gaadh ah u yahay Md. Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilaahi Ciro.
Munaasibadaasi ayaa waxa ugu horayn ka hadlay Afayeenkii hore ee Xisbiga UCID MD. Xasan Codyare, Gudoomiyaha Ku meelgaadhka ah e ururkaasi Md. Cabdiraxmaan Ciro. Xildhibaano ka tirsan Ururka WADANI iyo Xisbiyada UDUB iyo KULMIYE, Salaadiin iyo masuuliyiin kale oo tiro badan
Dhagaysi Haboon:–
Saddam Mohamed Ahmed
Oodweynenews.com/ Hargeysa Office 2
Sadam151@hotmail.com
↧
OWN: Halkan Ka Dhayso Shir Qubadahii Laga Jeediyey Shir Maanta Laga Dhawaaqay Urur Siyaasadeedka WADANI
↧