Waxay u muuqataa Safarka madax weynuhu in uu ku salaysan yahay in uu dadka baro muuse biixi cabdi. Oo ay wax badani ka daahan yihiin una yaqaana Somaliland Hargeisa daanteeda Galbeed oo Qudha.
· Laguma jiro olole doorasho ee maxaa keeney maanta in madax weynuhu ka neefsan kari waayo xisbiyo iyo mabaadii kale.(waxbaa huwan safarka madax weynaha)
· Safarka madax weynuhu waa ukuur galka wax qabadkiisa iyo waxa ka qabsoomey intii uu joogey.
· Madax weynuhu wuu wada tegay gobolada Somaliland oo dhan marka laga reebo Gobolka Sanaag oo dhan walba ka aradan balse weynu eegi meesha Safarkiisu ku dhamaado.(ceergaabo maxaa ka fadiley gobolada kale)
· Safarka madax weynaha waxa la odhankaraa waa mid qarsoon oo kolba meel aan laga fileyn lagu sheegayo. Waxase iga yaabisay iyada oo aan colaadi jirin waxa madax weynuhu isla gaabinayo.
Ugu danbeyn Safarka madax weynaha waxa xagal daacin kara laba nin oo aan munaasib ku ahayn in ay raacaan. Waana Muuse iyo Xirsi oo umadu guud ahaan ka sindhidhayso.
Jamac Axmed
yufle12345@hotmail.com
Waad mahad santihiin.
————————————————————————-
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla,
↧
Ma dadkaa labarayaa By: Jaamac Axmed
↧