Sawirka Maanta ee shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir aad u qurux badan oo muujinaya Nin Iyo Xaaskiisa oo laba Awr ku kala raraya Haamo dhaan ah, Reer- miyiga oo Geella u isticmaala gaadiid ahaan, Awrka oo ah gaadhiga ugu fiican ee ay dadka miyigu u isticmaalaan. Hadaba wax ka xasuuso dhaqankeena fiican.DAAWASHO WACAN.
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
↧
SAWIRKA MAANTA. Nin Iyo Xaaskiisa Oo Awr Haamo Ku Raraya.
↧