Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Afduubayaasha heysta Meydka Haweeneydii Faransiiska aheyd oo lacag Meyd-furasho ah dalbaday

$
0
0

Saraakiil Faransiiska ayaa sheegay in kooxdii afduubatay Haweeyneydii naafada aheyd ee Faransiiska u dhalatay in ay soo dhiibsita meydka haweeneyda ku xireen lacag madax Meyd-furasho ah.

 Marie Dedieu, 66 oo ay kooxo hubeysani ka soo afduubteen xuduuda u dhexeysa Kenya iyo Soomaaliya ayaa u dhimatay daryeel la'aan sida la soo sheegay.

"Waa in aad ogaataan in afduubayaashu ay xitaa meydkeeda iibinayaan. Waa runtii wax laga laqanyoodo" Gerard Longue, difaacada ee Faransiiska ayaa sidaas saxaafadda u sheegay.

Waa markii ugu horeysay sida dad badani sheegayaan ee Meyd-furasho ay dalbadaan kooxaha burcad badeed iyo burcad beriyeedka ee Soomaalida, laakiin waxay horay kooxahaaas u dalban jireen madax furasho.

halgankanet@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>