Koox Dhalinyaro Faransiis ah ayaa markii ugu horeysay waxa tijaabo ku sameeyeen in ay dhisaan ama ay sameeyaan Dooni ka sameysan Shukulaato.
Doonidaasi ayaa ahed mid qaab ahaan aad u qurux badan walow kalarka Shukulaatada marka laga reebo ay aheyd mid ka sameysay kuna jirta booska Alwaaxda Shukulaatada.
Tijaabada dhalinyaradaasi ayaa aheyd mid ugu danbeyntii ay ku guuleysteen ayadoona haatan ay ku kor tijaabiyeen Wabiga Awdiid Koonfurta dalkaasi French.
Muuqaalkaasi ayaa ahaa mid mudooyinkii ugu danbeeyay la isla dhaxmarayay wadooyinkaasi dalkasi Faransiiska ayagoona shirkadaha dalkaasi soo saara Shukulaatada ay la yaabeen dhalinyaradaasi sida ay u adeegsadeen shey noolaha ama Insaanka uu faakiheysto.
↧
LA YAABKA ADUUNKA… Doon Shukulaato laga sameeyay. DAAWO SAWIRO
↧