Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in Maleeshiyaadka Al-Shabaab ay carareen kadib markii Ciidamo badan ay u direen Soomaaliya si ay u baacsadaan Al-Shabaab, ugana hor-tagaan isku dayga afduubka ee ku wajahnaa ajaaniibta ku dhaqan dalkeeda. Wasiirka Arrimaha Dibada Kenya Moses Wetangula oo Wariyeyaasha kula hadlay Magaalada Addis Ababa kadib kulan deg deg ah oo [...]
↧