Walaalaha Sharafta leh
Masjid Quba wuxuu idiin soo bandhigayaa fursad qaali ah ood kula kulmi karto waxna oga baran karto sheekha caalimka macruufka ah ee Sheekh Bashiir Shiil
Masjid Quba wuxuu fursaddaan qaaliga ah kugu marti galinayaa inaad ka soo qayb gasho duruustaan oo lagu akhrin doono kitaab la yiraahdo Caqiidah Ad-Daxaawiyyah maalmaha Talaadada ilaa Khamiista salaadda cishe ka dib
Casharkii 1aad wuxuu baxay 17/01/2012 hadduu ku dhaafay fadlan yuusan ku dhaafin casharka xiga oo bixi doona 18/01/2012
Casharka Live online oga dhagayso
Waxaad ka daawan kartaa website ka masjid Quba Halkaan Taabo
Casharku wuxuu baxaa Maalmahaan
Talaado Arbaco & Khamiis
Saacadda 07:30 ama bacdal Cishaa
Live oga dhagayso Mobile kaaga
Soo dhownload garayso Apps hoos ku yaal midkood ka dib search ku samee eraygaan Masjid Quba
Android Mobiles
We recommend using XiiaLive (formally DroidLive).
BlackBerry Mobile
We recommend using TuneWiki.
IPhone PalmOS
Alternatively, the same Javascript player as iOS uses should work in PalmOS’s web browser.
Windows Mobile 5 or 6