Waxaa weli Muqdisho ka socda shirka Salaadiinta dhaqanka beelaha Somaalida ay ku soo xulayaan ilahaa 825 xubnood oo ansixineysa dastuurka ay somaliya yeelaneyso ee hadda Qabya Qoraalka ah.
In ka badab 100 hogaamiye dhaqameed ayaa maalintii sadexaad ku shirsan Muqdisho.
Goobta ay odayaasha ku shirayaan waxaa maanta booqday wariyeheena Muqdisho Axmed Xassan Colaad warbixin ayuu ka soo diray.
Warbixinta oo maqal ah halkan hoose ka dhageysto.