Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Afar Ku Dhimatay Gaari Qallibmay

$
0
0

Gaariga rogmadey oo noociisu yahay kuwa loo yaqaano Inetereega ayaa waxa uu sidey badeecado ganacsi oo ku sii jeedey degmada Qalaafe ee Ismaamulka Somalida Ithiopia.

Dadka dhintey ayaa dhamantood lagu soo warramayaa inay ku dul fariisteen fuustooyin shidaal ah oo gaariga saaraa. Dadka dhaawacmay ayaa iyagana la  gaarsiiyey cusbitaalka Beledweyn si loogu daweeyo.

Waa shilkii labaad  oo mudo ka yar todobaad ka dhaca deeganada hoos taga gobolka Hiiraan, kasoo geytey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Inta badan shilalkan gawaarida ayaa waxaa loo aaneeyaa gaadiidka oo la saaro xamuul ka tan badan iyo wadooyinka oo burbursan.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>