Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Badhan:- oo lagu soo Gaba Gabeeyay Shir Deegaanka ah ( Sawiro)

$
0
0

( Badhan- Galgalanews) Shirkan ayaa waxaa looga hadlaayey arimo ku saabsan deegaanka gaar ahaan xaalufinta deegaanka sida dhuxusa,waxaana kulankan soo qaban qaabiyey Hay’adda Adeso oo gacan ka helaysa wasaaradda deegaanka ee puntland.
Shirkan oo soconayey mudo afar cisho ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxda Dawladda ee Goboladda sanaag iyo Haylan,masuuliyiin ka socday Hay’adda Adeso, masuuliyiinta wasaaradda deegaanka ee Goboladda Haylan iyo Sanaag,cuqaal ,nabadoono iyo culimo awdiin.
Sidoo kale kulanka ayaa intii uu socday waxaa kasoo qaybgalayaasha shirku waxaa ay doorteen gudi uxil saran arimaha deegaanka gaar ahaan xaalufinta deegaan sida dhuxusha waxaana Gudidan ay sidoo kale doorteen gudoomiye ,gudoomiye ku xigeen iyo xoghaye oo kala ah:
1- Bootaan axmed bootaan (gudoomiye)
2- Daahir axmed ciise(gudoomiye ku xigeen)
3- Maxamed cabdulaahi ciise (xoghaye)
kasoo qaybgalayasha shirkan ayaa ku amaanay hay’adda Adeso iyo wasaaradda Deegaanka ee puntland sida ay ugu hawlan yihiin wax kaqabashadda deegaanka gaar ahaan joojinta dhuxusha iyo dayactirka boholaha.
Shirkan ayaa gebo gebadiisi waxaa ka qaybgalayasha shirku ay soo saareen bayaan ka kooban todobo (7) qodob oo kala ah:

  • Waxaan Ugu baaqaynaa Maamulka Dawlada Dhexe Ee Puntland, Ee Uu ugu Horreeyo Madaxweynaha Mudane Cabdiweli Maxamed Ali Gaas. In ay Joogteeyaan Wareegtooyinka Iyo waxqabadka Ilaalinta Deegaanka Gobolada Puntland;

  • In Mas’uuliyiinta Laamaha Dawlada ee Heer Gobol iyo Heer Degmo Ee Gobolada Sanaag, Haylaan Iyo Galbeedka Gobolka Bari, ay Si hagar la’aan ah uga hawl-galaan Waxqabadka Dhibaatada Deeganka Ee Gobolada iyo degmooyinka ay masuulka kayihiin;

  • Waxaan Haayadaha Caalamiga ah Iyo Kuwa Maxalliga ah Ee kashaqeeya Puntland ugu baaqaynaa, Inay si hagar la’aan ah uga qayb-qaataan Waxqabadka Deegaanka ee Gobolada aan kor kuxusnay Iyo Guud ahaan gobolada Puntland;

  • Waxaan Ugu baaqaynaa Dadka Caadaystay Baab’inta Deegaanka Ka ganacsiga Dhuxusha, Jarista Dhirta qoyan, Laynta Ugaadha, Jirriifka badda, ka ganacsiga bacaha, iyo Lahaanshaha sharci darada ah ee dhul daaqsimmadka in ay Kawaantoobaan arrimahaas;

  • Waxaan ka mamnuucaynaa Gobolada aan soo xusnay, inaan laga tahriibi Karin iyadoo ay Tahriibtu dhibaata dabiiciya ugeysatay Deegaanka iyo dhalinyaradeena;

  • Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshadweynta Soomaaliyeed, Gaar ahaan Bulshada kunool Gobolada aan soo xusnay, sida Cuqaasha, Ganacsatada, Culimaa’udiinka, Aqoonyahanka, ururada Haweenka , Qurbo-joogta iyo Dhallinyarada In ay Illaalinta deegaanka Gacan ka gaystaan, sida mid dhaqaale mid talo iyo mid fulineedba.

  • Gaba-gabadii, Waxaan mahadnaq balaadhan usoo jeedinaynaa Cidkasta Oo gacan ka gaysata Ilaalinta Deegaanka iyo Cid kasta oo kaqaybqaadatay Qabsoomida Shirkan, sida, Wasaarada Deegaanka Iyo Ha’yada Adeso Oo Gacan weyn naga siiyay Qabsoomida shirkan.

Baaqan Waxa Siwada jir ah usoo jeedinaya Xubnaha Hoos kuxusan
No
Magaca
Xilka
1
Bootaan Axmed Bootaan
Guddoomiye
2
Dahir Maxamed Ciise

  1. Kuxigeen

3
Max’ed C/lahi Ciise
Xoghayn
4
Siciid Cismaan Siciid
Guurti
5
Siciid Faarax Xasan
Nabadoon
6
Cali Maxamed Ducaale
Isuduwe W.D/Sanag
7
Cumar Cige Max’ed
Caaqil
8
C/rashiid Max’ed Nuur
Guurti
9
Max’ed Axmed Cisman
Guurti
10
Axmed Cisman Xirsi
Culimo
11
Cumar Awsiciid Axmed
Nabadoon
12
Max’ed Siciid C/le
Xubin G.Deganka
13
Cige Jaamac Shire
Jiif Caaqil
14
Max’ud Yasin Max’ed
W.Deganka Badhan
15
Xasan Cismaan Aadan
W/Deganka Badhan
16
Xasan Max’ed Max’ud
Guurti
17
Max’ed Yusuf Shire
Caaqil
18
C/lahi Xasan Dagal
Caaqil
19
Max’ed C/lahi Axmed
Guurti
20
C/raxman Dahir Aware
W/Caaqil
21
Mire Ismacil Cali
IsuduweW.D /Haylan
22
Cumar Siciid Huruuse

  1. Deganka Dhahar

23
Maxamed Xasan Dalmar

  1. Deganka Dhahar

24
Maxamud Axmed Warsame
Guurti
 
Xafiiska wararka Galgalanews ee badhan.
 
 Shir Looga Hadlaayey Ilaalinta Deegaanka Oo Badhan Lagu Soo Gabageyey+sawiro
Shirkan ayaa waxaa looga hadlaayey arimo ku saabsan deegaanka gaar ahaan xaalufinta deegaanka sida dhuxusa,waxaana kulankan soo qaban qaabiyey Hay’adda Adeso oo gacan ka helaysa wasaaradda deegaanka ee puntland.

 Mohamed Hassan Dhegay.Bahda Galgalanews- Badhan
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>