Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Garaad Cali Ciid oo Ka hadlay Colaada Degmada Qardho

Bosaaso:- Afhayeenka Isimada PL Garaad C/laahi Cali Ciid oo wakhtigan ku sugan Magaalada Ganacsi ee Bosaaso ayaa ka hadlay colaada Beelaha ku Diriraya Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar, Garaadka ayaa...

View Article


Xukuumadda Oo Faah Faahisay Qaraxii Ay Ciidammada Ammaanku...

Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisey fal is qarxin ah oo ay soo maleegeen Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab kaasi oo ay fashiliyeen Ciidammada Ammaanka kadib Warsaxaafadeed...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Caawa

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo...

View Article

Wareysi: Aabaha wiil Kenya lagu Qabtay

Wareysi gaar ah oo uu VOA siiyey ayaa Cabdiraxman Cabdalla ku sheegay in wiilkiisa lagu qabtay deegaan-xeebeedka Lamu ee dalka Kenya. Aabahan ayaa sheegay in wiilkiisu uu 1993dii dashay, muddooyinkii...

View Article

MSF oo dalbaday in deg deg loo sii daayo shaqaalaha Soomaaliya lagu haysto

Geneva(GMN)-Hay’adda dhaqaatiirta aan xaduuda laheyn ee MSF ayaa dalbatay in si deg deg ah oo sharuud la’aan loo sii daayo labo haween ah oo u shaqeynayay MSF kuwaasoo todobaadkii hore laga soo...

View Article


Haweeneydii Faransiiska aheyd ee laga soo qafaashay Kenya oo geeriyootay

Paris(GMN)-Sida ay ku waramayso wasaaradda arrimaha dibadda dalka Faransiiska haweenaydii Faransiiska aheyd ee ay dhawaan gudaha Kenya laga soo qafaashay ayaa ku geeriyootay gudaha Soomaaliya xilli ay...

View Article

Al Shabaab oo sheegtay inaysan iyadu ka dambeen qaraxii shalay ka dhacay...

Xarakada Al Shabaab ayaa waxay beenisay inay iyadu ka dambeysay qarax ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay magaaladda Muqdisho, kaasoo ay fulliyeen laba nin oo dhalinyaro ah oo watay gaari Kaarib ah....

View Article

Dowladda Faransiiska oo shaaca ka qaaday inay geeriyootay haweyneydii Faransa...

Dowladda Faransiiska ayaa waxay maanta shaaca ka qaaday inay geeriyootay haweyney u dhalatay dalka Faransiiska oo 1-dii bishaan laga afduubtay gudaha dalka Kenya. Dowladda Faransa ayaa waxay maanta...

View Article


Haweeneydii Faransiiska ee la afduubtay oo Soomaaliya ku geeriyootay

Wasaarada Arrimaha Dibada Faransiiska ayaa xaqiijisay inay geeriyootay Haweeneydii Faransiiska ee dhowaan laga afduubtay Xeebaha Waqooyi dalka Kenya. Haweeneydan Faransiiskaa curyaanka aheyd oo 66-jir...

View Article


Qarax miino qasaare geystay oo maanta ka dhacay Buundada Xamar Jajab

Qarax ka dhashay dhaawacmay ilaa labo caruur ah ayaa maanta barqadii ka dhacay Buundada labaad , iyadoo qaraxaas ahaa miino bac madow la geliyay oo meel qashin ah buundada korkeeda lagu qariyay....

View Article

Mas’uul horay uga tirsanaa Dowladii hoose oo ugu baaqay Gudoomiyaha Gobolka...

Iyadoo mudooyinkan ay isa soo tarayeen eedeymaha ballaaran ee loo jeedinayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan, ayaa Mas’uul horay uga tirsanaa Dowladii...

View Article

Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax noociisu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaa degmada Xamar-Jajab. Qaraxan ayaa lala bartilmaameedsaday baabuur ay leeyihiin ciidamada dowladda KMG ee...

View Article

Kenya: Waa inaan jabinaa Al Shabaab

Ciidamada dalka Kenya waxaa ay ku sii durkayaan gudaha Degaanno ku yaala dhinaca Konfureed ee dalka Soomaaliya

View Article


Kenya ready for showdown with Somali rebels

Kenyan forces were heading for a showdown with Somali militants 75km inside Somalia’s borders on Wednesday, as officials said that a French hostage seized on Kenya’s coast had died. Kenya’s incursion...

View Article

Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Bandhigay Sababta Beesha Caalamku Indhaha Uga...

Madaxweynaha Somaliland waxa uu walaac ka muujiyey hannaanka aayo-ka-tashi ee ummadaha adduunka, waxaannu soo jeediyey tallooyin lagaga bixi karo caqabadahaasi “Lacagaha horumarineed ee Baanka Adduunka...

View Article


Ma Ogtahay Akristoow?

1-Ma ogtahay Aqristow caasimada Indonesia in ay tahay Jakarta, mise ogtahay in dalkaas uu yahay dalka ugu badan ee ay ku nool yihiin Muslimiinta dunida, dadkiisa waxa ay gaarayaan 9,580,000 oo qof....

View Article

Dareen Noocee Ah Ayay Dadwaynaha Reer Boorama Ka Bixiyeen Maanta Imaatinka...

-Dareeno isku dhafan ayay dadka ku nool Boorama ka bixinayaan Booqashadan waftiga Madaxwayne ku xigeenka ee Boorama kaasi oo ah kii ugu balaadhnaa ee soo gaadha Boorama tan iyo inta ay jirto xukuumada...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo...

View Article

Waa ilaahay Mahadii Waana ugu Hambalyaynayaa Hadii Mujahid Cali Guray uu Nala...

Asalaamu Calaykum wa Raxmatu laahi wa barakaatul, Dhamaan Somalilanderku meel ay joogaanba waxaan ku salamayaa Salaanta islaamka waxaan ku hambalyaynayaa wada jirka iyo isku duubnaata ay wadankooda ku...

View Article

Gedo: Ciidamada Kenya oo Weerar isu Diyaarinaya

Ciidamada Kenya iyo kuwa DKMG ee Somalia ee hadda ku sugan gobolka Gedo ayaa isu diyaarinaya weerarka degmada Baardheere ee Gedo. Dhinaca kale, ciidamada ururka Al-Shabab ayaa iyaguna dhinacooda diyaar...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live