OWN: Halkan Ka Dhegaysta Waraysi Aanu Ka Qaadnay Guddoomiyaha Cusub Ee...
Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinay waraysi aanu khadka telfoonka kaaqdnay guddoomiyaha cusub ee gobolka Daadmadheedh [Oodweyne] Md. Yuusuf Ibraahim [Yamaarug] oo aanu ka waraysannay...
View ArticleMilatariga Kenya oo digniin bixiyay
Afhayeenka milatariga Kenya ayaa u digay dadka degan sagaal magaallo in weerar lagu soo qaadi doono isagoo fariin ku soo diray Twitter.
View ArticleMilatariga Kenya oo digniin bixiyay
Afhayeenka milatariga Kenya ayaa u digay dadka degan sagaal magaallo in weerar lagu soo qaadi doono isagoo fariin ku soo diray Twitter.
View ArticleRa’iisal wasaaraha Soomaaliya oo aadaaya xajka
Muqdisho(pi) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane proff. Cabdiwali M.A. Gaas ayaa bari u kici timi doona Wadanka Sacuudiga si uu usoo guto Xajka, Ra’iisal wasaaraha oo maanta kasoo laabtey safar shaqo...
View ArticleGabaygii Haku daaalin iyo (Abwaan yaxye Xaashi)
Gabaygan magaciisa waxa layiraahdaa ha kudaali hanadow kuwaan haanka loo qabaye waxaan ilifay 1.11 .2011.wuxuu daba joogaa amaba aan ku hal qabsaday gabay uu tiriyay abawaan cadi raxiin hilowle galayr...
View ArticleQeybtii u horeeyay 1,000 askari lagu soo tababaray Uganda oo galabta Muqdisho...
Waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho galabta ka sood egtay diyaarad siday boqolaal ka tirsan Ciidamada xooga dalka, kuwaasoo dhowaan tababar ku soo qaatay dalka Uganda, iyadoo Ciidamadan ay...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo...
View ArticleKenya: Waxaan Duqeyn doonaa 10 Magaallo
Dowladda Kenya ayaa soo saartay digniin ku aadan weerarro ay ku qaadi doonto saldhigyo kooxda Al-Shabaab ay ku leedahay 10 magaallo oo ku yaalla gudaha dalka Somalia. Afhayeenka ciidamada Kenya...
View ArticleDardaaran ku gaar ah Dul-Xaj Q 3aad Sabtiga Sagaalka Carafo Waa la Soomi karaa!!
Waxaa horay u jiray welina taagan khilaaf ku saabsan Soonka Sunada Aadag ah haduu ku aado Maalin Sabti ah, sida hada taagan oo Soonka Carafo uu ku began yahay Maalin sabti ah, waxaanan weliba arkay...
View ArticleSabtiga sagaalaadka Carafo waa la Soomi karaa !
Culimada Muslimiinta waa ay isku wada raacsan yhiin Asal ahaan inaysan banaaneyn in Maalinta sabtiga Soon gaar ah lala beegsado ayadoo uusan Qofka uga soo aadin Caado uu lahaan jiray ama Maalin sida...
View ArticleBeel kamida beelaha Soomaaliyeed oo been abuur ku tilmaantay warar ay shalay...
Waxgaradka Beesha Cayr oo kamid ah beelweynta Habargidir ayaa maanta magaalada Muqdisho ka beeniyey in ay heshiis la saxiixdeen xarakada Al shabaab. Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho qaar...
View ArticleMadaxka tirsan Dowladda oo sanadkan Gudanaya waajibaadka Xajka
Muqdisho,November 2, 2011——–Mas’uuliyiin sare sare oo ka tirsan dowladda ayaa galabtaka dhoofay garoonka diyaaraddaha ee Aadancadde International iyaga oo ku siijeeda Magaalada Barakeysan ee Makkah ee...
View ArticleDigniin: Dadka Koonfurta Dalka Deggan
Wasiirka Gaashaandhigga Somalia, Xuseen Carab Ciise oo ku sugan gobolada Jubbooyinka ayaa sheegay dadka shicibka ahi ay ka fogaadaan xeryaha ciidamada ururka Al-Shabab, isaga oo sheegay in ciidanka...
View ArticleXaaladda Gargaarka ee Jubbooyinka
Maxamuud Cali Shire, Isuduwaha Arrimaha bani'aadanimada ee Wasaarada Arimaha Gudah DKMG ayaa booqday xeryaha barakayaasha ee goboladaas. Isuduwaha Idaacadda VOA u sheegay meelaha uu soo maray iyo waxa...
View ArticleWasaaradda gaashaandhiga Jabuuti oo shaacisay in bishan gudaheeda ay 850...
Wasaaradda gaashaandhiga dowladda Jabuuti ayaa daboolka ka qaaday in qorshihii ciidamo u soo dirada Soomaaliya ay haatan dhameystiray. Afhayeenka wasaaradda gaashaandhiga Jabuuti ayaa warbaahinta u...
View ArticleWar deg deg ah: Duqeyn culus oo haatan ku socota qeybo ka mid ah magaalada...
War deg deg ah: War hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in duqeyn aan kala go' laheyn ay ku socoto qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Goobaha ay mdaafiicdu sida daran ugu dhaceyso...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay ka warhayaan duqeynta magaalooyinka...
Kadib markii ay dowladda Kenya shaaca ka qaaday qorshaha weerarka dhinaca cirka ah ee ay ka fulin doono magaalooyin ku yaal koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa arrintaas ka hadlay dowladda Soomaaliya....
View ArticleDiyaaradaha aan duuliyuhu wadin oo Xuduuda Itoobiya iyo Soomaaliya Arbacadii...
Sida lagu qoray bogga internetka ee PressTV diyaaradaha aan duuliyuhu wadin ayaa ku dilay dad ka badan 38 qofood deegaanada Maroodile iyo Qeydar, deegaanadaas oo ku yaal xuduuda Itoobiya iyo...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo tacsi u diray qoyskii uu ka geeriyooday Ugaaskii Beesha...
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa tacsi u diray Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Ugaaskii Beesha Gaaljecel oo habeen hore ku geeriyooday Tuulada Buq-Aqable oo ka tirsan Gobolka...
View ArticleOGAYSIIS waxaa la ogaysiinaya dhamaan dadweeynaha degaan london iyo...
OGAYSIIS waxaa la ogaysiinaya dhamaan dadweeynaha degaan london iyo nawaxiigeeda in la dhigayo ruwaayad aad iyo aad loga soo shaqeeyay oo uu dhigayo majajilaystaha weeyn ee canka...
View Article