Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qubanayaal ku saabsan siyaasadda Somalia, waxaana soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan

View Article


Ruushka oo ka carooday tallaabo uu qaaday Mareykanka, kana baxay heshiiskii...

Mareykanka iyo Ruushka ayaa labaduba si caro leh waxay uga baxeen heshiiskii xakameynta hubka Nuclear-ka, maxaa xigi doona?

View Article


India: Abwaan Baarleex oo Geeriyooday

Abwaanka oo ay da'diisu ahayd 65 ilaa 66 sano jir ayaa ku geeriyooday magalada Heydarabad ee waddanka Hindiya, halkaasoo looga daweynayay xanuun dhinaca wadnaha ah oo uu in muddo ahba la il darnaa.

View Article

G. Wasiirrada K. Galbeed oo la Magacaabay

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa maanta magacaabay 10 ka mid ah golihiisa cusub ee wasiirada, iyada oo golahan ay ku jiraan xubno horey uga tirsanaa wasiiraddii...

View Article

Guddoomiye Yariisow Oo amray in la furo waddada Isbitaal Keysaney

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng Yariisow) oo maanta ka qeyb galayay munaasabadda aas-aaska isbitaalka Keysaney ee...

View Article


Dhageyso: Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh.M.Network) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen.Hoos riix si aad...

View Article

Madaxwaynaha K/Galbeed oo socdaal ku yimid Muqdisho

Muqdisho (Sh.M.Network) – Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed [Lafta Gareen] ayaa galabnimadii maanta soo gaarey magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan...

View Article

Sawirro: Askari qof shacab ah ku dilay Muqdisho

Muqdisho (Sh.M.Network) – Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya dil maanta ka dhacay Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dilka oo loo geystay hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabayey Xaawo Shiikhow...

View Article


Barn. Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qeyb kale oo ka mid ah silsaladdii Araweelo, jaceylka iyo dadka baahiyaha gaarka ah leh, iyo xubinta Hal-abuurka iyo Heesaga...

View Article


AFRICOM: “Waxaan duqayn cusub ku dilnay 12 Al-Shabaab”

Muqdisho (Sh.M.Network) – Milatariga Mareykanka ayaa sheegtay in uu duqayn cusub ka geystay meel ku dhow degaanka Gandarshe, oo dhinaca Koonfur Galbeed uga aadan Muqdisho, kaasi oo hoostaga gobolka...

View Article

Dhageyso: Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Muqdisho (Sh.M.Network) – Akhristayaasha ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.Hoos riix si aad...

View Article

Pakistan oo Shiinaha la gashay heshiis ay ugu dhoofineyso kumanaan kun oo...

Pakistan ayaa laga helaa tirada saddexaad ee dameeraha ugu badan caalamka, iyada oo ay ku nool yihiin in ka badan shan milyan oo xoolo ah markii laga soo tago dalalka Shiinaha iyo Itoobiya.

View Article

Saameynta hakadka ku yimid soo saaridda baasaboorka Soomaaliga

Muddo ka badan la bilood ayaa waxaa xaniban sameynta baasaborka Soomaaliga ah. Xanibaadda baasaboorka ayaa saameyn ku yeeshey dadbadan oo u safri lahaa xalado caafimaad, qoys iyo waxbarasho.

View Article


Dhisme ku dumay Suuriya oo dad badani ay ku dhinteen

Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Suuriya ugu yaraan 11 qof ayaa oo afar kamid ah ay caruur yihiin ayaa ku dhintay dhisme uu dalka dagaalkaasi waxyeelleeyey eek u dumay magaalada Aleppo.

View Article

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Warka-Subax-030219.mp3 The post...

View Article


Al Shabaab Oo sheegtay qarax lala eegtay Ciidanka Kenya

Garissa ( Sh. M. Network )-Sida lagu baahiyay barta Internet-ka Al Shabab ayaa lagu sheegay  in  qarax nuuca Miinada ah ay la beegsadeen Gaaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Kenya,...

View Article

Howlgallo ballaaran Oo laga sameeyay Baardheere

Baardheere ( Sh. M. Network )-Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyay magaalada Baardheere ee G/Gedo. Howlgalladan oo shalay soo bilowday,...

View Article


R/wasaare Khayre Oo la kulmay ganacsatada dalka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kulan xog-waraysi ah la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka Ra’iisul...

View Article

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal cusub oo ridda dheer

Iiraan ayaa xuska sanad guurada kacaanka dalkaasi ku soo bandhigtay gantaal casri ah oo ay riddadiisu gaareyso 1,300 kiilo mitir.

View Article

Maamulka G/Banaadir Oo meel mariyey Qorshe muhiim ah

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa guddoomiyey kulanka gaar ah oo lagu meel mariniyey qorshe howlleedka...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>