Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Xukuumadda oo ku baaqay joojinta dagaal beeleedka ka socda gobolka Hiiraan

$
0
0

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi heer Wasiirro ah u magacowday Colaadaha iyo dagaal beeleedyada ka jira deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan, waxana ay Xukuumaddu ugu baaqday kooxaha uu khilaafku ka dhexeeyo inay si deg-deg ah u joojiyaan dagaalka oo ay wadahadal ku xalliyaan khilaafkooda.
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Khaliif Axmed Ereg iyo xubno guddiga Wasiirro ah oo wadajir Saxaafadda ula hadlay ayaa sheegay markii ay soo noq-noqdeen dhowr jeer dagaalka Deefow in Xukuumaddu ay magacowday guddiga heer wasiirro ah oo soo afjara dagaalladaas.
“Anoo ku hadlaya magaca Xukuumadda Federaalka waxaa si tiiraanyo iyo murugo leh uga muujinaynaa colaadda iyo dagaallada soo noq-noqotay ee labada beelood ee walaalaha ah ku dhex martay degaanka Deefow ee gobolka Hiiraan. Anigoo uga tacsiyaynaya dadkii ku waxyeeloobay dagaalkaas” ayuu yiri Wasiirka Amniga Qaranka oo intaasi raaciyay in dhinacyada dagaallamaya ay colaadda si deg-deg ah u joojiyaan.
Mudane Khaliif Axmed Ereg ayaa intaas ku daray “Dhammaanteen waxaa aad noo damqay inaan maqalno dagaalka dhiiggu ku daatay ee dhex maray labada beelood ee walaalaha ah. Sida kaliya ee lagu xallin karo khilaafka ka jira deegaanka waa wada-xaajood, waxaanan xasuusineeynaa in dagaal naf lagu waayo uusan marnaba xal noqoneeyn”.
Ugu danbeyn, ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Qaranka ayaa amray Hay’addaha Amniga ee dowladda Federaalka ee ka howlgala gobolka in ay kala dhex galaan beelaha iyagoo kaashanaya Odayaasha dhaqanka iyo Ciidamadda midowga Africa ee AMISOM
HALKAN KA DHEGEYSO WASIIRKA AMNIGA QARANKA OO ARINTAASI KA HADLAYA
jQuery(document).ready(function($) {
$('#wp_mep_1').mediaelementplayer({
m:1
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen']
,audioWidth:400,audioHeight:30
});
});
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Wasiirka Warfaafinta oo Diblomaasiyiin kula kulmay Nairobi:-War-Saxaafadeed

$
0
0

Nairobi 15 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Mudane Mustafa Sheekh Cali Duhulow oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa maanta kulamo ka qaatay Safiirada Finland iyo Talyaaniga oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen horumarinta Warbaahinta Soomaaliya iyo sidii ay diblomaasiyiinta caalamka kaalin weyn uga geysan lahaayeen horumarka dalka.
Wasiirka ayaa maanta kulan uu la yeeshay Ms Sofie From-Emmesberger oo ah Safiirada Finland. Wasiirka ayaa ugu horreyntii uga mahadceliyey Safiirada kaalinta muuqata ee dalka Finland uu Wasaarada Warfaafinta ugala shaqeeyey dhanka siinta tababaro kor loogu qaadayo tayada wariyeyaasha Soomaaliya, iyo wada shaqeynta Telefishanka Qaranka iyo Finland. Wasiirka ayaa sidoo kale siiyey warbixin kooban ee dhanka horumarka siyaasada, dhaqaalaha, iyo guulaha laga gaaray la dagaalanka kooxaha Argagaxisada ee Al-Shabaab.
Safiirada Ms Sofie From-Emmesberger ayaa ku ammaantay Wasiirka doorkiisa muuqda ee horumarinta warbaahinta dalka, iyo sida ay Wasaaradu usbuuc walba u soo bandhigto waxqabadka Dowladda iyo is dhexgalka bulshada. Safiirada ayaa ballanqaaday inay Dowladeeda ka codan doonto booqasho uu Wasiirka ku gaaro Finland oo uu mas’uuliyiinta Dowladda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed kula kulmi doono halkaas.
Sidoo kale Wasiirka ayaa maanta la kulmay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Mr Marcelli Fabrizio oo ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka labada dal, horumarka warbaahinta dalka iyo arrimo kale.
Shalay oo 14kii October ayuu Wasiirka Warfaafinta kulan la yeeshay Safiirka Japan ee Kenya iyo Soomaaliya oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan oo ay ka mid ahaayeen sii xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarka warbaahinta dalka.—DHAMAAD—
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

$
0
0

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa uuna nabigeennu sheegay NNKH in ummado naga horreeyay lagu halaagay xag-jirnimo diineed darteed.
Markii ay dalkeenna iyo dalal kale oo caalamka islaamka ah ka soo shaac baxeen kooxo si khaldan u adeegsanaya diinta Islaamka, waxaa taasi ay dhalisay dhibaatooyin badan oo bulshada la soo gudboonaaday.
Dhibaatooyinka laga dhaxlay xag-jirnimada Alshabaab iyo Alqaacidda ku faafiyeen gayiga Soomaaliyeed, waa mowduuca aan toddobaadkan uga hadleyno barnaamijka Tubta Toosan. Ka dhageyso qeybta hoose barnaamijka oo dhammeys tiran.
 
jQuery(document).ready(function($) {
$('#wp_mep_2').mediaelementplayer({
m:1
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen']
,audioWidth:400,audioHeight:30
});
});
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka G/Banaadir oo olole nadaafadeed ka wada Muqdisho

$
0
0

Maamulka gobolka Banaadir ayaa bilaabay olole lagu nadiifinayo wadooyinka magaalada Muqdisho.
Ololahan ayaa ka bilowday dhamaan degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb qaadanaya dadweyne iyo  gaadiidka culus, sida makiinadaha loo yaqaano Baallayaasha, kuwaasoo carrada uu roobku keenay ka gurayay waddooyinka magaalada.
Saqdii dhexe ee xalay markii uu yaraaday dhaq dhaqaaqa gaadiidka ayaa wadada maka Almukarama la arkayay dadweyne iyo gaadiid ka shaqeynaya nafaada, kuwaas oo carrada ka gurayay laamiga.
Olalahan ayaa bilowday kadib markii gudoomiyaha gobolka Banaadir uu la shiray gudoomiyayaasha degmooyinka islamarkaana ku wargeliyay iney fuliyaan olole nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda magaalada Muqdisho.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beesha caalamka oo soo dhaweeysay heshiiski dowladda iyo maamulka Puntland

$
0
0

Qaramada midoobay, urur goboleedka IGAD  iyo Midowga Yurub ayaa si wadajir ah u soo dhoweeyay heshiiska ay kala saxiixdeen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen ayeey ku sheegeen in heshiisku yahay  tallaabo horumar leh oo loo qaaday xagga siyaasadda, maamul wanaagga iyo hirgalinta nidaamka federaalka.
Sidoo kale xuseen in loo baahanyahay in si wadajir ah loo dhaqan galiyo heshiiska, si looga miradhaliyo himilooyinka ay higsanayso Soomaaliya.
Ururrada ayaa xusay in ay gacan ka geysanayaan hirgalinta heshiiska ay kala saxiixdeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul-goboleedka Puntland ayaa wada saxiixday heshiis ay ku soo afjareen ismaandhaafka  siyaasadeed ee u dhaxeeyay labada dhinac.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hambalyo:- Meher- Cabdiweli Guure & Hinda Xasan Maxamuud’(Photo)

$
0
0

Bahda Galgalanews waxay Hambalyo Balaadhan u diraysaa Boqorka Cabdiweli Guure& Boqorada Hinda Xasan Maxamuud oo Meherkoodu ka dhacay Caasimada Dowlada Puntland ee Garoowe Taariikhdu Markii ay ku Beegnayd’ (13-10-2014 ) waxaan leenahay Noqda Kuwii Ubada Khayr qaba Kala Hela Amin Amin Amin.
Hooyo Amina Maxed Cabdle Hooyo Safiyo
Hooyo Kaltuun
Hooyo Fadudumoe
Kaltuun Guure
Cali Guure
C/saaq Guure
Mustafe Guure
Ubax Guur
Cumar Guure
Jaamac Kalluun
Maxamuud Kalluun
Dhamaan Reer Kalluun
Mustafe Maxamed Cabdalle
Dhamaan reer  Maxamed Cabdalle
Faisal Jibriil’Salo’
Haji Ismaaciil Saajin
Nabadoon Jaamac Carab
Cali Carab
Ganacsade Cabdi-Xundhur
Mahadi Xaaji Siciid Xiiray
Maxamuud Siciid Nuur Jibriil
Axmed Caabi
Saleebaan Cismaan Saalax
Cabdiqani Xaaji Siciid Awaare
C/raxmaan Waraabe
Axmed Jabiye
Xamda Saalax
Jaamac Feyte
Cali Cabdi Waaxid Xuseen
C/qaadir Kaarshe
Shabelle Cali Mire
Muxiyadiin Siciid Ducaale
C/salaan Cismaan Bulqaas
Cowke Ducaale
Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas’ Jiir’
Xildhibaan Cali Bare
Xildhibaan Siciid Nuux
Gu. C/Xakiin Wahaabi
Gu. Maxamuud Daahir
Guray Cismaan Saalax
Cali Cawad Cali Sanyare
Cumar Cawad Cali Sanyare
Xuseen Cawad Cali Sanyare
Siciid Cawad Calin Sanyare
Yaasiin Saalax Ducaale’
  Dhamaan Gollaha Maakhir Youth Form ee Kampala ayaa iyana Dhanaabl Diraya Habmalayo ah’
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: President Blames Security Breach on Arms Trafficking

$
0
0

Mogadishu (HAN) October 15, 2014. Public Diplomacy and National security news. The UN Security Council Investigators have accused an advisor to Somalia’s President of involvement in the unauthorized diversion of government weapons to Islamist militants ...
Weblinks: 

Somalia: Mogadishu car bomb attack kills Intelligence official

$
0
0

MOGADISHU, Somalia Oct 15,2014 (Garowe Online)-National Intelligence and Security Agency official has been killed in Car bomb attack in Mogadishu’s Yaqshid district according to witnesses on Wednesday, Garowe Online reports. Local reports say, the ...
Weblinks: 


Somalia: Government And Amisom Should Stop Deploying Sierra Leon Troops in to Somalia

$
0
0

Act for Somalia is receiving many representations from concerned Somalis, both in the Diaspora and in Somalia itself, about Sierra Leon troops who will be deployed in Somalia as part of AMISOM and the possibility of these soldiers spreading the deadly ...
Weblinks: 

4 Indian warships on Africa, Indian Ocean Region deployment

$
0
0

The involvement of Indian Naval ships in combating piracy off the coast of Somalia since October 2008 has further strengthened bilateral ties and interaction with navies in the region. India and Kenya are also members of Indian Ocean Naval Symposium (IONS ...
Weblinks: 

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo Dhaweeyay Heshiiskii Dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo Puntland

$
0
0

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya mudane Xaan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay saxiixa heshiiskii dhex maray dowlada Soomaaliya iyo maamulka Puntland,kaasi oo dhigayay in dib loo soo celiyo xiriirka labada dhinac iyo in si wada jir ah looga shaqeyo sidii loo dhisi lahaa dal federal ah.
Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa loogu mahad celiyay looguna hambalyeyay cid kasta oo gacan ka geysatay saxiixa heshiiskaasi.
“Waxaan soo marnay sanado badan oo dhib badan,wada hadal dhex mara soomaalida ayaa ah wadada horey loogu socon karo,taasi oo xaqiijineysa Soomaaliya oo nabad ah islamarkaana degan”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay xafiiska madaxweynaha.
“Waxaan aqoonsanahay guusha ay Puntland gaartay 16-kii sano ee la soo dhaafay,iyadoo xoojisay,islamarkaana dhistay hay’ado awood leh,Puntland wax badan ayey ka geysan kartaa dhisidda Soomaaliya oo awood leh,dimoquraadi ah,islamarkaana mideysan”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Qoraalka ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in labadii sano ee la soo dhaafay horumar weyn laga sameeyay siyaasada Soomaaliya,laakiin loo baahanyahay in wax badan la qabto.
Madaxweynaha ayaa yiri“ Hiigsiga sanadka 2016 waxaa qeyb ka ah arrimo badan oo wax ka bedeli doono siyaasada Soomaaliya,todobaadyada soo socda waxan rajeynayaa in horumar laga sameyn doono qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin sameynta gudiga xuduudaha iyo federaalka iyo gudiga doorashooinka”.
“Waan in aan taageernaa dhismaha u ogolaanaya dowlada federaalka ah in ay sii wado gaaritaanka maamulada KMG ah,iyadoo loo marayo wada hadal,xili uu sii socdo sameynta maamulada federaalka ah,waxaan rajeynayaa in la dardar galin doono howsha dib loogu eegayo hirgalinta dastuurkena federaalka ah,maadaama sanadkan 2016 isku diyaarineyno doorashooyin loo dhanyahay” Ayuu yiri madaxweynaha.
Madaxweyanaha Soomaaliya ayaa hadalkiisa ku soo gabagabeeyay maanta dal ahaan waxaan horey u qaadnay talaabo wanaagsan,waxaana codsanayaa in aan garbaha is qabsano si aan u dhisno mustaqbal wanaagsan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Bankiga IBS Oo Ganacsatada U Qabtay Kulan Ku Aadan Hormarinta Ganacsiga Iyo Maalgashiga Soomaaliya

$
0
0

Kulankan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Xildhibaanno,aqoonyahanno,ganacsato, culimaudiin iyo marti sharaf kale waxaana looga hadlay sida lagamamaarmaan ay ka ay u tahay in la helo ganacsi la jaan qaadi kara caalamka islamarkaana ganacsatada Soomaaliyed ay iskaashi iyo wada shaqeyn ula yeelan lahaayeen bankiga Caalamiga ah ee Soomaaliya (IBS) oo gacan weyn ka geysan doona adeegyada la xiriira isku xerka iyo u sahlida xiriirrada shirkadaha caalamka ka jira.
C/raxmaan C/laahi Galanbir oo ah gudoomiye ku xigeenka rugta ganacsiga Soomaaliyed oo xafladaasi hadal kooban ka jeediyay ayaa ganacsatada Soomaaliyed ka codsaday iney wada shaqeyn la yeeshaan bankigan caalamiga ah ee Soomaaliya.
Gudoomiyaha bankiga caalamiga Soomaaliya Mudane Xasan Yuusuf oo isna goobtaasi hadal ka jeydiyay ayaa sharaxaad ka bixiyay waxyaabaha uu higsanaayo bankiga mustaqbalka waxaana uu ganacsatada u ballan qaaday in loo sameyn doono adeegyada ay bankiyada caalamka u sameeyaan ganacsatadooda.
Ugu danbeyntii gudoomiyaha guddiga arimaha bulshada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle oo kulanka ka hadlay ayaa isna dhankiisa soo dhaweyay qorshaha bankigan isla markaana raja wanaagsan ka muujiyay in bankigan noqon doono mid wadanka wax weyn kusoo kordhiya.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

10 tahriibayaal ah oo lagu xiray Sanaag

$
0
0

Toban qof oo dhallinyaro ah oo la sheegay inay qorsheynayeen tahriib ayaa lagu qabtay meel u dhow deegaanka Badhan ee gobolka Sanaag, iyagoo ku sii jeeda dhinaca magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha maamulka gobolka Sanaag Maxamuud Saciid Ismaaciil ayaa sheegay in dhallinyarada ay qabteen ay yihiin kuwo ay da’doodu yar tahay inkastoo aanu sheegin inta sano ee [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UN Report Finds Gulf Financiers Aid Somalia Islamist Insurgency

$
0
0

Key financiers of Islamist militants in Somalia are operating with impunity in Gulf states, undermining efforts to end an insurgency in the Horn of Africa country, a United Nations monitoring group said. Traders in the United Arab Emirates, Oman, Kuwait ...
Weblinks: 

Somalia: UN envoy condemns Mogadishu suicide bombing

$
0
0

MOGADISHU, Somalia Oct 16,2014 (Garowe Online)-United Nations envoy to Somalia Ambassador Nicholas Kay has condemned a terror attack on a popular restaurant in volatile Mogadishu overnight on Wednesday, Garowe Online reports. Kay said in a press statement ...
Weblinks: 


The President of the Federal Republic of Somalia pays an official visit to UNESCO

$
0
0

On 15 October, H.E. Mr. Hassan Sheikh Mohamoud, President of the Federal Republic of Somalia visited UNESCO to discuss the Organization’s support to the reconstruction and reconciliation processes in Somalia. During the bilateral meeting with UNESCO ...
Weblinks: 

Monitoring Group on Somalia and Eritrea (Full Report)

$
0
0

Mogadishu ( DIPLOMAT.SO) – Diplomat News Network has got a copy of the Report October 2014 from the Monitoring Group on Somalia and Eritrea , which indicate assaults in the arms embargo imposed on Somalia and Eritrean support to the Al shabaab rebels.
Weblinks: 

Somalia: Somaliland A Ubiquitous Delusion

$
0
0

Is it conceivable for our people and government of Somaliland after twenty-three and half years that we are unable to intelligently quantify how far or near we are to an independent state recognised by the international community? What’s more profoundly ...
Weblinks: 

Somalia: Second Deadly Terrorist Attack in Less than a Week

$
0
0

16 October 2014 – The top United Nations official in Somalia today condemned the latest terrorist attack to hit the African country's capital city of Mogadishu leaving a number of people dead and many more injured. According to initial reports, a car ...
Weblinks: 

An Islamist View of Somalia’s Political Crisis-DR Baadiyow

$
0
0

In recent weeks, Somali security forces working in unison with troops of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have made significant steps in its battle against al-Shabaab extremists, retaking the coastal towns of Barawe and Adale. Shabaab has ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>