Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Faafidda Tsunami: 26 December 2004

$
0
0

Somalia: Parliament endorsed with full confidence to Omar Abdirashid

$
0
0

Mogadishu (HAN) December 24, 2014 – Public diplomacy and the Horn of African Capital Investment News. Somalia: In Parliament for the endorsement of confidence to Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke. There are 224 members present. Present and ...
Weblinks: 

Puntland Ha Difaacdo Laasa- surad ( Warbixin +Sawiro )

$
0
0

(Ceerigaabo-Galgalanews) Markii uu dhamaaday dagaalkii Sokeeye ee dalka Somalia ee galaaftay Nolosha dad badan oo rayid ah qaar kale oo badana ka barakiciyay Guryohoodii isla markaana dhaxalsiisay dhibaato aan dhamaad lahayn, ayaa waxaa gobolada dalka qaar ka dhacay hishiisyo dhex maray beelaha Soomaaliyeed kaas oo gogol xaadh u noqday in qolo walba ay ku guryo noqoto halkii ay awal deganayd.
Odayaasha dhaqanka oo iyagu Xaal mastuurkan hurmuud ka ahaa ayaa ilaa iyo maanta ah tiirka keliya ee aan la loodin Karin ee wali isu haya aqalka Soomaali ay leedahay. Waxaana ilaa iyo hada dadka dega Maamulada Puntland iyo Somaliland ay harsanayaan Nabadii ay geed hoostii ka keeneen Odayaasha dhaqanku.
Laakiinse Mudooyinkii danbe waxaa soo baxayay ifafaale tilmaamaya in markale Degeeno kamid ah Maamulka Somaliland laga yaabo in ay Colaad hor leh oo lagu riiqdo ka dilaacdo maadaama laga talaabsaday xayndaabkii ku xeernaa Nabada ee ay Odayaashu horay u dhigeen.
Beelaha ku dhaqan Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa ka cabanaya dhul balaadhsi uga imanaya dadkii ay deriska ahaayeen, taas oo horseedi karta isku dhac dhex mara dadka wadaaga daaqa iyo Waraabka ee dhulkaa kuwada nool.Suldaanka Beesha ‘Gahayle ( Suldaan Siciid Cali Maxamed)
Deegaanka Laasa surad ee gobolka Sanaag ayaa tusaale cad waxa ay u yahay habraac qaloocan oo lagu doonayo in deegaankaas looga faramaroojiyo dadkii deegaanka asal ahaan u lahaa kuwaas oo Taariikh durugsan dhulkaas deganaan jiray ilaa haatana ku dhaqan.(Sawirka Guurtida Beesha ) Xuquuqda Sawirka Galgalanews)
Magaalada xeebta ah ee laasa surad waxay magaalada Ceerigaabo ka xigtaa dhanka woqooyi bari waxayna u jirtaa 130km qiyaastii , waxay u dhexaysaa degmooyinka maydh iyo Laasqoray, waxaana taariikh ahaan loo aqoonsaday tuulo 1938-dii waxana ansixiyey Dc-gii wakhtigaa haystey Magaalada ceerigaabo ee Ingiriiska oo la oran jiray Bite.
Laasasurud hada waxaa ka muuqata saasaan Colaadeed taasoo ka dhalatay muran soo jiitamayey Sanadihii ugu dambeeyey oo ku  saabsanaa cida xaq u leh maamulka Degmada oo ka  turjumaya lahaanshaha degmada, iyadoo maamuladii kala dambeeyey ee somaliland u soo magacaabaysey degmada Laasasurud ay noqdeen kuwa fashilma oo ka shaqayn waaya degmada sababta ugu weynina ay ahayd dadka la soo magacaabayey oo aan ahayn kuwo degmada u dhashay ama ka soo jeeda.
Dhowr jeer tiro kabadan oo Maamulka Somaliland uu Hogaan laga soo magcaabay Hargaysa usoo diray Deegaanka Laasa surad ee Gobolka Sanaag ayaa dhicisooday, Waxaana mar walba la iska indha tiray rabitaanka shacabka deegaankaas ku nool,iyadoo dadkuna ay u badax banaanyihiin in ay doortaan cida iyaga Maamulaysa. Laakiinse taasi ma noqon mid lagu waano qaato ee waxaa halkeedii kasii socotay in Maalinba nin cusub la keeno ama Saraakiil sar sare oo Maamulka Somaliland ka socota loo soo diro Deegaanka si dadka halkaas ku nool khasab looga dhigo in ay aqbalaan Hogaan aan dhexdooda ka iman isla markaana kor looga soo magcaabo.
Odaasha,Culumaa’udiinka,Aqoonyahanka iyo Waxgaradka deegaanka ayaa shirar badan oo lay qaateen Xubnihii ka socday Maamulka Somaliland waxaa ay dhamaantood ku dhamaadeen is afgaran waa, Waxaa sidoo kale Wufuud isdaba joog ah oo Odayaasha dhaqanku Hogaaminayaan loo diray Xarunta Maamulka Somaliland ee Hargaysa, si hogaanka sare ee Maamulkaas looga dhaadhiciyo in qof aan dadka deegaanka ahayn Gudoomiye ka noqon doonin Laasa surad isla markaana qof deegaanka ah loo magcaabo Gudoomiyaha degmada ayaa waxaa ilaa iyo hada Odayaasha deegaanku ku guul daraysteen in ay arintaas Maamulka Somaliland ku qanciyaan.
Waxaana mudooyinkii danbe aad usoo xoogaystay abaabul ciidan oo ka dhan ah degmada Laasa surad iyo deegaanda ku hareeraysan ee gobolka Sanaag kadib markii lagu guul daraystay in Maamul kor laga soo magcaabay uu ka hawlgalo gudaha degmada. Waxaana mudo dhowr todobaad ah hada duleedka deegaanka Laasa surad lagu uruurinayaa Ciidamo ka yimi dhinaca magaalada Ceergaabo oo loo ekaysiinayo in ay yihiin ciidan Beeleedyo laakiinse warar lagu kalsoonyahay ay sheegayaan in ay yihiin Ciidankii Somaliland oo dirayskii Ciidanka laga soo dhigay kuwaas oo raba in ay xoog ku muquuniyaan dadka ku nool Deegaanka oo iyagu ilaa iyo hada aan wax gurmad ah aan ka helin dhinaca Maamulka Puntland. Waxaana gudaha degmada iyo deegaanada ku hareeraysan laga dareemaya saan saan Colaadeed.
Ma jirto wax waan waan ah oo ilaa hada laga dhex wado labada dhinac, Waxaana ilaa iyo hada laga war sugayaa Jawaabta uu Maamulka Puntland ka bixin doono daan daansiga dadka deegaanka Laasa surad lagu hayo.
 Daabacada-Galgalanews.comGalgalanews@gmai.com
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ahmedyaasiin Sh. Ali Ayaanle oo barrito booqasho ku tagaya magaalada Borame iyo shacabka oo si aan caadi ahayn ugu diyaar garoobaya soo dhaweyntiisa.

$
0
0

Awdalpress – London – Xildhibaan Ahmedyaasiin Sh. Ali Ayaanle oo ah xildhibaanka ugu magaca dheer siyaasiyiinta gobollada galbeedka kaga jira golaha sharci dajinta Somaliland, ayaa waxa uu hantiyey quluubta shacabka reer  Awdal iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland. Halka ay siyaasiyiin kalena ku suntan yihiin qaswadayaal ku caan baxay abaabulka la isaga hor keenayo shacabka.
Xilligan oo ay shaqaaqo aad ahi ka jirto gobolka uu u socdana, waxa qorshaha xildhibaanku yahay sidii uu dadkiisa ula soo qaybsan lahaa arrimaha cakiran ee loo maara la’yahay. Waxana la hadal hayaa in golayaasha dawladda Somaliland ay u yeedhi doonaan siyaasiyiin  ku dhalliishan xal u helidda shaqaaqada ka jirta gobollada galbeedka. Oo su’aalo laga weydiin doono arrimaha immiga ka taagan gobolladaasi.
Laakiin dhinaca kale  waxa aan xilligan xildhibaanka Ahmedyaasiin suurta gal u ahayn in uu si dhakhsa ah u soo af jaro, balse laga filayo in uu soo dhaweeyo xalka isaga oo la kaashan doona duqayda gobolka ee xalku ka bashiishtay.
Si  kastaba arrintu ha ahaatee, waxa shacabka reer Borama ay berrito u diyaar garoobayaan sidii loo soo dhaweyn lahaa xildhibaanka oo ay u qorshaysan tahay in uu guntiga u xidho hawsha mugga leh ee khilaafka weyni ka taagan yahay.
Awdalpress
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Khilaaf siyaasadeed oo ka dhex oogan Beesha Sacad Muuse oo cirka isku sii shareeray. ( Video )

$
0
0

Awdalpress – Hargeysa – Siyaasadda iyo qabiilka isku laban ee dhex mushaaxaya beesha Sacad Muuse ee Somaliland,  ayaa loolankii doorashada shan sano dabadeed dhici doontaa ay ka dhex abuurtay khilaaf aad u cakiran. Waxana maalmahanba magaalada Hargeysa iyo Gebilay lagu qabanayey shirar ay oday dhaqameedyada beeshaasi ku  soo kala hor jeedaan, oo lagu kala taageerayo siyaasiyiin doonaysa in ay u tartamaan Madaxweynenimada Mustaqbalka ee Somaliland.
Mashaqadan qabiil ee ku habsatay beesha wax ka degta Hargeysa iyo Gebilay ayaa kolba dhinac ugu dullaamaysa qabiilka….MARNA SUBEER AWAL marna SACAD MUUSE. Waxanay saamayn ku yeelatay nolol maalmeedkii iyo arrimihii bulshada ee odayada, siyaasiyiinta illaa dhallin yarada, waxanad usbuuc walba arkaysaa dad aad u badan oo  shir qabsanaya qabasanaya Huteel, kana hadlaya beesha Sacad Muuse ama beelaha Subeer Awal.Halkan ka daawo shirarkii ugu danbeeyey iyo halka ay xaraaradda siyaaddu marayso:
Shirarkan waxa ka horreeyey kuwa hore iyo hadallo ay si gaar gaar ah bulshada ula hadleen siyaasiyiinta la isku maandhaafsan yahay ee beesha Sacad Muuse. Kuwaasi oo kala ah Dr. Mohamed Bihi Yonis, Wasiir Samaale iyo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi.
Awdalpress
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

EGYPT, SOMALIA LEADERS TO MEET NEXT WEEK

$
0
0

Egyptian President Abdel-Fattah al-Sisi is expected to meet with Somali President Hassan Sheikh Mohamoud in Cairo next week, an Egyptian official has said.
The Somali President is expected to arrive in Egypt on December 29 for a two-day visit for talks with his Egyptian counterpart on the situation in Somalia and Egyptian efforts to boost stability and development in the Horn of Africa country, Egypt’s permanent delegate to the Arab League Tarek Adel said.
Mohamoud will also meet with the Arab League Council to update it on the situation in the war-torn country, Adel said.
Somalia has remained in the grip of on-again, off-again violence since the outbreak of civil war in 1991.
Earlier this year, the country appeared to inch closer to stability after government troops and African Union forces – deployed in the country since 2007 – drove the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group from most of its strongholds.
© 2014, Salah Gomaa. All rights reserved. – The views expressed here are purely those of the author and not necessarily those of the publishers. – Newstime Africa content cannot be reproduced in any form – electronic or print – without prior consent of the Publishers. Copyright infringement will be pursued and perpetrators prosecuted.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: UN chief hails appointment of new Prime Minister

$
0
0

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon today welcomed the Parliamentary endorsement of Omar Abdirashid Ali Sharmarke as the new Prime Minister of the Federal Republic of Somalia in a step towards resolving the country’s current political crisis.
The Somali Parliament dismissed former Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed on 6 December with a vote of ‘no confidence’ due to reported disputes between Mr. Ahmed and Somali President Hassan Sheikh Mohamud over political appointments.
The ouster also came amid a recent spate of extremist violence in the East African country, as the terrorist group, Al-Shabaab, continues to wage a simmering insurgency. Most recently, in the city of Baidoa, a terrorist attack left at least fifteen people dead with many more wounded.
At a press briefing in New York, UN Spokesperson, Stéphane Dujarric, said the Secretary-General encouraged the new Prime Minister, the President and the Speaker of Parliament “to work together to regain momentum in the political process and to maintain a close working relationship with the interim regional administrations and emerging federal member states.”
“The Secretary-General urges all parties to work on swift establishment of an inclusive Federal Government,” Mr. Dujarric told reporters. “Political leadership is required to deliver the ambitious agenda of peace building and political transformation. [Mr. Ban] encourages the country’s leaders to redouble their efforts to this end and take steps to prevent future political crises.”
The Spokesperson added that the Secretary-General had taken note of the “significant progress” made in pushing back Al-Shabaab and in building a federal state with strong institutions. However, he continued, “much still needs to be done before the Federal Government’s mandate expires in September 2016.”
Source: UN
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Caalamka oo soo Dhaweeyey Ansixinta Sharmarke

$
0
0

UN chief welcomes Somalia's new prime minister's appointment

$
0
0

United Nation: UN Secretary-General Ban Ki-moon on Wednesday welcomed the parliamentary endorsement of Omar Abdirashid Ali Sharmarke as the new prime minister of Somalia. "He encouraged the new prime minister, the president and the speaker of parliament to ...
Weblinks: 

Somalia:The public expect demonstrable performance from the new premier

$
0
0

Mareeg.com-Mogadishu, 25 December, 2014: The National Unity Party wishes to congratulate PM Abdirashid Ali Sharmarke whose premiership was approved today by the federal parliament. The party also wishes to remind the new PM of what the public expects from ...
Weblinks: 

“Axaddii ayaa lagu dilay Syria, FBI-dana weli way baareysaa” Waxaa tirii….

$
0
0

Minneapolis (Caasimada Online) – Qoys Soomaali ah oo deggan Gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ilo wareedyo ku sugan dalka Siiriya ay ka heleen warar sheegaya in wiilkooda lagu dilay magaalada Kobane isaga oo ka barbar-dagaalamaya kooxda ISIS.
Qoyska Yuusuf Cabdiqani Maxamuud oo 20 jir ahaa ayaa VOA u sheegay in lagu soo wargaliyey in Yuusuf la dilay maalintii Axaddii ee 21-ka Diisambar.
Wiilkaasi hooyadiis Xaawa Jaamac ayaa VOA u sheegtay in loo sheegay in la dilay inkastoo haddana ay sheegtay inaysan iyadu shaqsi ahaan kor istaagin maydkiisa.
Ma aysan sheegin cidda usoo gudbisay warka ku saabsan dhimashada wiilkeeda.
Xaawa Jaamac waxay sheegtay in iyada iyo wiilkeeda ay waddankan soo galeen sannadkii 1996-kii isaga oo markaasi jiray laba sano oo keliya. Waxay sheegtay inuu ahaa arday wanaagsan oo dhigta farsamada elekteroonikada.
Waxay sheegtay in la waayey bishii Juun ee sannadkan isaga oo kadib markii uu safrayna usoo diray farriin odhanaysa “waan baxay” inkastoo sida ay sheegtay uusan u sheegin halka uu markaas ku sugnaa. Waxay sheegtay inuu haystay dhalashada Maraykanka.
Hay’adda dambi-baadhista ee FBI ayaa sheegtay inay ka war heleen wararkaas balse ay baadhitaan ku hayaan.
Warka ku saabsan wiilkaasi dhimashadiisa waxaa sidoo kale VOA u xaqiijiyey wiilka adeerkiis oo codsaday inaan magaciisa la sheegin.
Maalintii Axaddii ayaa mid ka mid ah dhalinyarada Soomaali-Maraykan ah ee horey ugu biiray al-shabab uu boggiisa twitter-ka ku qoray in la dilay Yuusuf laguna dilay magaalada Kobane.
Ninkaasi oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Xasan oo ku magac-dheer Miski ayaa sannadkii 2008 ku biiray ururka al-shabab. Wax yar kadib markii uu farriintaasi soo dhigay bogga internetkana wxaa la xidhay tiwetterkiisii.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Natiijada baaritaankii musuq-maasuq ee W/Maaliyadda DFS oo la shaaciyey

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Baaritaan musuq-maasuq oo ku socday wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ee uu madaxda ka yahay Xuseen Cabdi Xalane, ayaa laso geba gebeeyey.
Baaritaanka ayaa billowday kaddib amar ka soo baxay xeer ilaalinta iyo hanti dhowrka qaranka.
Wasaaradda maaliyadda ee u hoggaamiyo Xuseen Xalane ayaa dhawaan wareejin doonta xilka, balse ka hor xil wareejinta howlaha wasaaradda ayaa la baaray, sida ku cad war qoraal ah oo hanti dhowrka qaran ka soo baxay, lana soo gaarsiiyey Caasimada Online.
Qoraalka hanti dhowrka guud ee qaranka kasoo baxay, waxa ka cad natiijada ka soo baxday baaritaanka lugu sameeyay wasaaradda maaliyadda.
Hoos ka akhri natiijadii ka soo baxday baaritaankii lagu sameeyey Wasaarada Maaliyadda.
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Afhayeenka Amisom oo ka warbixiyey xaaladda xarunta Xalane oo maleeshiyada Al-Shabaab ay galeen.

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxo hubeysan oo ka tirsan ururka Alshabab ayaa weerar hubaysan ku qaadey Saldhiga AMISOM ee Xalane ee magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa la sheegayaa inay dableydu gudaha ugu galeen xarunta Amisom
Afhayeenka AMISOM Cali Aadan Xaamud oo ka gaabsadey inuu ka hadlo khasaaraha weerarkan ayaa sheegay in ciidanka AMISOM ay iska caabin sameeyeen, ayna fashiliyeen weerarka.
Idaacadda VOA-da oo  khadka telefoonka ee Muqdisho kula xariirtey afhayeenka AMISOM Cali Aadan Xaamud ayaa waydiisey ugu horeyntii inuu sharaxo sida ay wax u dhaceen?
Halkan ka dhageyso Afhayeenka AMISOM
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2014/12/702d754e-b3b0-4bbd-be14-5044edd7b422.mp3Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo weli ku dhex jira xarunta XALANE !!

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Afayeenka AMISOM oo dhawaan la hadlay idaacadda Goobjoog ee Muqdisho, ayaa sheegey in wali 2 nin oo ka mid ah kuwii soo weeraray xarunta Xalane lagu hareereysan yahay, islamarkaasina ay god ku dhuumanayaan.
Col. Xaamud, waxa uu sheegey in ragga ay ka koobnaayeen 7 illaa 10 qof, kuwaasi oo 3 ka mid ah ay toogasho ku dileen, 2 kalana ay is qarxiyeen, halka 2 ay god galeen, kuwaasi oo lagu hareereysanyahay.
Waxa uu sheegey in xiligii qadada ciidamada AMISOM oo qadeynaya xabbad lala dulyimid, sidaasina hawlgal ku biloowdey.
Waxa uu sheegey in sifada ay kusoo galeen xarunta ay ahayd si dhuumaaleysi ah, islamarkaasina ay baaritaan ku wadaan.
Mar wax laga weeydiiyey qasaarada AMISOM gaaray ayuu sheegey in ciidamada Soomaaliya u yimaadeen in ay dhintaan, taasina aysan moowduuc ahayn, balse marka hawlgalka dhamaado ay ka hadli doonaan.
Waxa uu sheegey in ujeedka weerarka uu kaliya ahaan in shacabka Soomaaliyeed loo diido nabad iyo xasilooni iyo dowladnimo.Halkan ka dhageyso Xaamudhttp://caasimadda.com/wp-content/uploads/2014/12/Wareysi-Afhayeenka-AMISOM-25-12-2014.mp3Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SAWIRRO: CCC oo xilka kala wareegay C/Weli iyo Xasan oo goobta ka hadlay

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisal wasaaraha cusub Ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa kagala wareegaya ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed Max’ed.
Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa shalay codka kalsoonida ka helay Baarlamaanka Soomaaliya ka dib markii uu hortagay.
Xarunta Madaxtooyada ayaa lagu qabtay xaflad xilka ay ku kala wareegayaan Labada mas’uul ee isbadalaya,waxaana ku sugnaa madasha mas’uuliyiin ka tirsan Labada Gole ee Dowlada.
Ra’iisal wasaarihii kalsoonida waayay C/wali oo ka hadlay madasha xil wareejinta ayaa shaaca ka qaaday inuu maanta xilkii cuslaa iyo amaanadii Shacabka uu ku wareejinayo ra’iisal wasaaraha cusub ee dhawaan uu soo magacaabay madaxweynaha,isagoona kula dardaarmay inuu howsha si waaqsan dastuurka dalka u gudo.
C/wali Sheikha ayaa meesha kaga baxay khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud,wuxuuna xafiiska joogay mudo hal sano ah.
Cumar C/rashiid ayaa noqonaya ra’iisal wasaarihii seddexaad ee uu soo mgacaabo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Al-Shabab ‘strikes AU base’ in Somalia

$
0
0

Witnesses report explosions and heavy gunfire at facility in Mogadishu, saying attackers might have entered compound.
Somalia’s al-Shabab fighters have attacked African Union soldiers’ main base in the capital Mogadishu, according to witnesses.
They reported explosions and heavy gunfire at the base on Thursday but gave no details about casualties.
Some fighters might have entered the compound, the witnesses said.
AU peacekeepers from Uganda, Burundi, Kenya, Ethiopia and Djibouti – known as AMISOM – have been battling al-Shabab for years and have forced the group out of Mogadishu.
However, the fighters continue to carry out deadly attacks in and around Mogadishu.Source: Aljazeera
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Arday 'aflagaadeeyey' Madaxweynaha Turkiga

$
0
0

Waa sidee xaaladda agoonta Soomaaliya?

$
0
0

Dhacdooyinka sanadkan

$
0
0

Dhacdooyinka sanadkan ee Somaliland

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live