Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Shirkii W. Arrimaha Dibada IGAD (Sawiro)

$
0
0

(Muqdisho Galgalanews) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa maqribkii ku qaabilay xarunta Madaxtooyada Wafdigii Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
 
Madaxweynaha oo uu wehliyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si wada jir ah ula kulmay xubnaha Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD, iyagoo ku soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
Xubnaha Wasiirada Arrimaha Dibada ee ka socda dalalka IGAD ayaa waxaa ka mid ah Wasiirada Arrimaha Dibada, Itoobiya, Kenya, Jabuuti iyo Koofurta Sudan, halka dalalka Uganda iyo Sudan aanay Wasiiradooda arrimaha dibada imaan, balse ay kuxigeeno ama mas’uuliyiin kale ay ka yimaadeen magaalada Muqdisho.
Shirka Wasiirada Arrimaha Dibada ayaa berri oo Sabti ah ka furmaya Hotelka SYL, iyadoo shirkan uu furi doono Madaxweynaha Soomaaliya xasan Sheekh Maxamuud, halka Ra’iisul Wasaaraha uu soo xeri doono.
Xaflad lagu soo dhoweynayo Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD ayaa haatan ka socota Xarunta Madaxtooyada, iyadoo ammaanka goobaha ku dhow dhow Madaxtooyada si aad ah loo adkeeyay.
Dowladda Soomaaliya ayaa sare u qaaday heerka hab maamuuska iyo Paratocol ee Shirkan, waxaana calamada dowladaha xubnaha ka ah IGAD laga taagay Hotelka ay degan yihiin iyo Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Gen Cade Muuse Yaanay Heesuhu Been idiin Sheegin waxba lama qaban”(VIDEO)

$
0
0

(Garowe Galgalanews) Madaxweynihii horre ee Puntland Cade Muuse Xirsi ayaa khudbad uu ka jeediyey caawa xaflada loogu dabaal degayo sanad guurada kasoo wareegtay Doorashadii Madaxweyne Cabdiwali Gaas iyo Ku xigeenkiisa waxa uu ku dhaliilay  inay dib u dhac baahsan ku rideen Puntland oo uu sheegey Cade Muuse inay ka hoosayso maanta halka laga filayay inay gaarto.” Dhibaato badan baa jirta runta aynu isu sheegno dadku badankoodna waa ogyahay Nin la arko waa cabanayaa xataa kuwa dowlada Cabdiwali Gaas ka tirsan baa cabanaya Cabdiwaliyoow qaado dhaliishaada hadaad u malaysay 5 sano waa fadhiyayaa war wadanku wuu baaba.ayaa “ baa ka mid ahaa hadalka uu yiri Madaxweynihii horre Puntland oo intaas ku daray .“Wacade sidaa ku wadaan hadii ay ku socoto Puntland waxay u baabi doontaa sidii Soomaaliya oo kale Waa been Heesaha iyo Rag badan waxa ay halkaan ka sheegeen, Idinka ayaa igu khasbay inaan hadlo runta baa idin sheegayaa , awalna Madaxweynaha inaan ku iraahdo baan rabay war hooy waxaan aad sheegaysaan oo beenta iska daaya ” .Cabdiwaliyoow waxaan ku leeyahay shan sano ka dib waxaa dhisto baa lagaa eegayaa dhaliilo badan baa jira adiga iyo Madaxweyne ku xigeenka nina khasab idin kuma laha waxaanse idin leeyahay Puntland waa la shaqeyn jirteen laakiin hadda waa la soconaa inaad si kale u socotaan waana idin soo eedeeyeen International Communtiy-ga oo gaarsiiya dowladiina bay nasoo fareen “
Isku soo wada duuboo hadalka Madaxweynihii horre ee Puntland General Cade Muuse uu ku dhaliilayo wax-qabadka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee sanad jirsaday waxa uu dood culus ka dhex abuuray qaybaha mujtamaca Reer Puntland ee ku nool gudaha iyo dibada .Hoose ka dhagayso khudbada Madaxweyne Cade Muuse oo dhamaystiran
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

BARAARUG: Daawo Faarax Macalin oo Ka Hadlay Qorshaha Laga Leeyahay Soomaaliya

$
0
0

KUN DILE, KUNNA DAAYE (Sheeko Xariir Magaalo).‏

$
0
0

Ass. war. wab.    Wiil dhallinyaro ahaa oo qoyskoodu ay beeraley ahaayeen ayaa jiri jirey.
Asagoo aad u da’ yar ayuu billaabay inuu waaliddiintiis shaqadi beerta kala shaqeeyo, aqoontii wax beeridda iyo waaya aragnimo badanna halkaas ka helo, taasoo markii uu barbaarey dhaxalsiisay inuu noqdo hawl-kar shaqadii beerta oo dhan faraha looga qaaday ayadoo aan laga walwal qabin inay hawli ka dayacanto.
Kaneeco, diqsi iyo cayayaan kale oo barwaaqada beerta soo raacayey ayaa dusha ka korayey, qaarkoodna ayba qaniinayeen, asaguna uu sacabbadiisa qaarkood ku layn jiray, qaarna intuu qab-qabto uu sii deyn jiray. Maalinkii danbe ayaa asagoo meel beerti dhexdeeda ahayd fadhiyey, cabbaarna uu cayayaankii dul yimaada hadba dilayey, qaarna asagoo qabtay uu iska sii daynayey uu mar kaliya ka yaabay tira badnaanta cayayaanki uu laayey oo hortiisa daadsanaa, billaabayna inuu maydkoodi tiriyo.
Mararkii ka danbeeyeyna wuxuu sii waday tirinta inta xabbo ee uu dilay iyo inta uu qabtay ee uu iska sii daayey. Wuxuu maalin walba tiradii hore in ka badan laayo, inta qabqabtona sii daayaba waxay xisaabtoodi isku taagtay 1000 uu dilay iyo 1000 uu qabashadi ka dib iska sii daayey.
Ninkii dhallinyarada ahaa cayayaanki layntoodi, qabashadoodi, sii deyntoodi iyo tirada kunka ahayd oo labadoodi kooxoodba uu gaarsiinayey ayuu qabatimay in waqtiga uu nasanayo ee uu wehel la’aanta ahaa ku madaddaaleysto. Maalinkii danbe ayaa saaxiibbadiisoo soo booqday ay la soo kulmeen asagoo cayayaanki uu laayey oo uu doonayo inuu hadhowto tirsado ay ayagoo isku aruursan hor tuban yihiin, markii ay su’aaleenna u sheegay inuu maalin kasta 1000 mir dilo, 1000 kalena inta qabto sii daayo.
Dhallinyaradii oo saaxiibkood aad oola yaabay , warkiisiina aad ugu maadsaday, intii ay la joogeenna qosol ka bixi waayey, markii ay ka tageenna sheekadiisii jidka ku sii maray, ayaa halkaas oogu bixiyey naaneysta ah (Kun dile, kunna daaye), saaxiibbadoodii kalena qisadiisii uga sii sheekeeyey.
Mar kaliya ayuu magacii cusbaa magaaladi iyo tuulooyinki u dhawaa uu ku dhex faafay, siduu qofkii sii tabinayeyba sharraxaad siyaada ah oogu darayeyna ay xogtiisi isu baddashay in kunka la laayey iyo kunka inta la qabtay la sii daayeyba ay dad ahaayeen, kun dile kunna daayena loo qaatay dagaalyahan birta calalshey oo hal goob oo uu ku dagaallamay kaliya kun nin ku dilay, kun maxbuus oo uu goobtaas ku qab-qabtayna cafis u fidiyey ama iska sii daayey. Ninkii beerta iska dhex joogay ee dilaannimada lagu shaabbadeeyey warkiisii dhulal fog-fog buu gaarey.
Arrinku wuxuu sidaas ahaadaba tobaneeyo sanadood ka dib magaaladii caasimadda ahayd ayaa koox saddex tuug ahaa oo habka wax loo dhaco xariif ku ahaa oo wada shaqeysanayey ay dadkii magaalada wareeriyeen, dhibkoodiina xal loo waayey, nin kastoo soo qabashadoodii  loo xil saarana uu ku guul-darreystay inuu gacanta ku soo dhigo. Boqor dalkaas u talinayey oo ay cabashadii dadku ku badatay, tuugtaas soo qabashadoodana dadaal badan ku bixinayey, quusna arrinkooda ka taagnaa ayaa ugu danbeyntii loo sheegay inuu magaala hebla ku soo biiray dhiigya cab hawlahaasoo kale ka guul keeni kara.
Boqorkii lacag badan iyo alaabo qaali ah buu soo dhiibay (kun dile kunna daaye) hadyad ahaan fadhigiisi loogu geynayey, mushaar badan oo lagu shaqaaleeyey iyo ballanqaad ka sii badan oo hadduu tuugadaas soo qabto la siin doonana ay la socdaan. Markii uu (kun dile kunna daaye) yimidna amnigii caasimadda ayaa loo xil saaray, waxaana loo fasaxay, dadweynihiina lagu war geliyey in qofkii uu tuug ahaan u garto uu bilaa maxkamad kurka ka jari karo, ciidan adag oo asaga ka amar qaatana goob bandhig ahayd ayaa xilkoodi uu kula wareegay.
Kun dile kunna daaye jidadkii iyo goobihii muhiimka ahaa oo dhan ciidamadiisi ayuu dhigay habeenkii ilaaliya, asagi oo seefihii iyo qalabkii barigaas la qaadan jiray ee wada biraha aha ku raranna hadba dhinac buu u gaaf meerayey. Tuugadi oo dhacdadaas tallaabo tallaabo oola socday, ninkaas tarriikhda adag leh hawlgalkiisana ogaa ayaa argagax ku dhacay oo dhawr bilood laga nastay, kuna dhici waayey inay wax xadaan ama dhacaan, ayagoo ka yaabaya inuu dhiigya-cabka dadkii kala gaabshay tiradii kunka ahayd ku sii siyaadsado oo ay ayagu 1003 ku noqdaan.
Gacan qaadqaad baratay haddii la gooyana gummudkeedaa dhaqdhaqaaqa ee saddexdi tuug xaraaradii xatooyada ayaa ku kacday oo way is hayn kari waayeen. waxay marxaladda adag ee la soo deristay ka munaaqashoodaanba waxay taladi la dhaafi weyday inay waqtiyada mugdiga ah, roobkuna da’ayo ay hawlgalkoodii xatooyada ahaa ku beegaan.
Kun dile kunna daaye oo aan khibrad ciidan oo sii badan lahayn, balse ahaa nin shaqadii beerta ee adkayd ee uu qaban jiray darteed jirkiisu dhisnaa, markii shaarki birta ahaa uu ku labbistayna muuqaal xoogganoo hor leh sii yeeshay ayaa markuu arkay in dadku ay aad ooga baqayaan ay dhiirranaan hor leh  gashay oo wuxuu billaabay in asagoo kaligii ah uu habeenkii luuqyada iyo meelaha mugdiga ah tuugadi ka dhex goobo.
Habeenkii danbe ayaa ayadoo roob da’ayo darbi ama gidaar ay saddexdi tuug oo alaab ay soo xadeen sitay roobka ka okoronayeen ama ka jirsanayeen uu dhankay ka joogeen ma ahee dhankii kale is yiri roobka ka gal, maqlayna saddexdi tuug oo falkoodi xatooyada ahaa iyo asaga kun dile kunna daaye ah ka sheekaysanaya, sheegayana khatarta ay ku sugan yihiin iyo inay cabsi darteed la jareynayaan, asaguna si fiican buu hadalkooda u dhagaysanyey. saddexdoodaba illeyn dadweynahay isaga dhex jireene kun dile kunna daaye muuqaal ahaantiisa intii uu joogay bay arkeen oo hadday la kulmaan si fiican bay u fahmayaan inuu asagi yahaye waxay is weydiiyeen haddii uu haddadaan ku soo baxo ama soo dul istaago wixi ay sameyn lahaayeen.
Tuuggii koowaad baa yiri; anigu haddii uu nagu soo bixi lahaa naxdin darteed baan la miyir beeli lahaa ama la suuxi lahaa. Tuuggii labaad baa asna yiri; anigu kaadi baan ka wareegi lahaa. Tuuggii saddexaad oo ahaa kii ugu kalyo adkaa baa asaguna yiri; anigu ma suuxeen mana isku kaadiyeen baan u maleynayaaye inuu na saamaxo ayaan ka baryi la lahaa.
Kun dile kunna daaye oo dhawr seefood iyo dhawr middiyood oo xiiraya ku hubaysnaa, balse markii hore ee inay tuugadi yihiin uu ogaaday argagaxay, mar kastoo ay cabsidooda ka sii sheekeeyeenna neef culus ka soo go’aysay ayaa markuu warkoodii suuxdinta ku soo biya shubtay maqlay si fiican ugu dhiirraday  oo asagoo labadi gacmood laba seefood ku kala haysta tuugadi soo dul istaagay, kuna yiri ha is dhaqaajinina, sidii ay sheegeen bayna kala noqdeen(mid suuxa – mid isku kaadsha iyo mid baryootama).
Tuugadi jaanis danbaba lama siinine boqorkii u ciil qabay ayaa fagaare lagu daawanayey ku wada daldalay, kun dile kunna daayena abaalgud culus iyo ammaan baa la isugu daray.. in Saddexdi tuug iyo alaabti ay soo xadeen oo aan ciidan kale soo qabanin ee kun dile kunna daaye gacantiisa ku soo qabtay ayaa dadkii geyiga degganaa wada gaartay, kun dile kunna daayena noqday ninkii waagaas loogu hadal haynta badnaa, carrigiina isu baddalay deegaan dhaca iyo xatooyada ka caaggan.
W/Q: Maxamed Sheekh Cali.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirrada: Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD oo Caawa Ku Hoyanaya Muqdisho

$
0
0

Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Kenya, Uganda, Suudaan, Koonfur/Suudaan iyo Itoobiya oo ka wada tirsan urur-goboleedka IGAD ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Muqdisho.
Wafdiga oo uu hoggaaminayey xog-hayaha guud ee IGAD ayaa ka qaybgalaya shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka IGAD oo lagu wado inuu Muqdisho ka furmo Sabtida barri ah, waxaana soo dhaweeyay, sii-hayaha wasiirka arrimaha dibadda, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo mas’uuliyiin kale.
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Muqdisho iyo Itoobiya oo wadajir ula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shirka oo lagu qabto Muqdisho ay guul u tahay Soomaaliya iyo guud ahaanba IGAD.
Wasiirrada ayaa tilmaamay inay ku faraxsan yihiin in sannadkan 2015-ka Muqdisho loo doortay halka lagu qabanayo shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka xubnaha ka ah urur-goboleedka IGAD.
Waa markii ugu horraysay ee wasiirrada arrimaha dibadda ee dalaka IGAD ay ku shiraan Muqdisho, intii ka dambeysay sannadkii 1985-kii.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.comD
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland oo Ka Qeyb Galaysa Shirka IGAD ee Beri Muqdisho Ka Furmaya

$
0
0

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland,Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka qayb-galaya shirka wasiirrada arrimaha dibadda IGAD ee berri ka furmaya Muqdisho,sida waxaa baahisay warbaahinta Soomaaliland.
Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland kaaso lugu xaqiijinayo inay ka qayb-galayaan shirka berri oo Sabti ah ka furmaya caasimada Muqdisho.
Ka qayb-galka shirka IGAD ee Somaliland waxaa lugu sheegay inuu noqon doono mid kor joogta ah,kuwaaso dhagaha ka maqli doona,indhahana ka arki doona arrimaha ay ka hadlayaan wasiirrada arrimaha dibadda IGAD.
War lugu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta ka howlgasha Somaliland ayaa lugu sheegay ka qayb-galka shirka inay ka dambeyso booqashadii uu dhammaadkii sanadkii tagay ee 2014 ku tagay Hargaysa wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,Nicholas Kay kaaso u sheegay madaxda Somaliland inay kor joogto ahaan shirka uga qayb-galaan.
Dowladda Muqdisho oo shirkan IGAD marti-galinaysa maysan sheegin in Somaliland ay korjooge ka nodon doonto.
Wada-hadallo qaatay wax ka badan saddex sanno ayaa u socda dowladda muqdisho iyo Somaliland,waxaana Somaliland ay doonaysa inay ka goosato Soomaaliya oo ay madax banaani ka hesho.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Xasan Sheekh “Shacabow Dulqaata Una Dulqaata In Wadankiina uu Marti Galinayo Shir Muhiim Ah”

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay sida Dowladiisa ugu diyaargarowday marti gelinta shirka wasiirada arimah dibada urur goboleedka IGAD oo maalinta berito ah ka furmaya magaalada Muqdisho,wuxuuna Shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay dul qaad muujiyaan mudada 24-saac uu soconayo shirka.
Wuxuu sheegay Xasan Sheekh iyo Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladaba sharaf weyn u tahay marti gelinta markii ugu horeysay mudo 23-sano ka dib shirka heerka wasiir ee urur goboleedka IGAD,kaasi wax badan ka soo dhacayay dalalka nagu hareereysan,isagoona Shacabka ka codsaday inaysan wax culeys ah u arkin hadii ay jiraan wadooyin muhiim ah oo xiran iyaga dhankooda qeyb ka noqdaan sugida amniga.
“Waxaa rabaa inaan shacabka Soomaaliyeed u sheego in munaasabad weyn oo qiimo leh inay Muqdisho ka dhaceyso oo ah shirka Wasiirada Arrimaha Dibada IGAD, waxaa ka codsanayaa shacabka in meelaha qaar isu socodka haduu uu dhib noqdo in loo dulqaado, amniga si loo toosiyo ma ahan in dadka Soomaaliyeed la dhibo oo culeys la saaro, ee waa wax sumcadeena iyo sharafteena ku jirta”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Wuxuu shaaca ka qaaday Xasan Sheekh in markii ugu horeysay caawa wasiirada arimaha dibada urur goboleedka IGAD si nabad galyo ay jirto ugu hoyanayaan caasimada Muqdisho,taasina ay cadeyneyso qaaditaanka dhabaha lagu gaarayo deganaashaha Soomaaliya.
“IGAD waxay marti u tahay dadka soomaaliyeed iyo qaranka soomaaliyeed cid gaar ah marti uma ahan, waxaa nagala rabaa dulqaad aan muujino aan kala shaqeyno dowladda howlaheeda kala duwan iyo ciidamada amniga, si xoogan ayay isbuucii la soo dhaafay howl adag ugu jireen sidi amniga loo sugi lahaa”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
Shacabka Somaaliyeed ayaa cabasho ka muujiyay xirnaashaha maalintii sedexaad wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho,kuwaasi oo la dhigay ciidamo fara badan oo ka tirsan Dowlada Muqdisho iyo kuwa AMISOM.Ku Dhageyso Mobilkaga.Ku Dhageyso Mobilkaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Somaliland, Somalia & ARC: The Final Nail in the Coffin

$
0
0

Somaliland, Somalia & ARC: The Final Nail in the Coffin
By: Robleh Mohamud Lafcanberobleh.m@gmail.com>Jan 09 2015OPINIONThe Ministry of Petroleum & Mineral Resources of Somalia recently issued a warning to ARC, a Chinese Mining Company in the Awdal region of the Republic of Somaliland, ordering the company to leave the area immediately for illegal mining and causing political difficulties. The press release, blasting ARC for causing clan conflict and looting resources, came after a recent co-operation agreement signed by the Governments of Somaliland and Somalia in Djibouti.
The Minister of Mining & Energy of the Republic of Somaliland, Hon. Hussein Abdi Dualeh, responded to the press release, warning the Government of Somalia to stay within its boundaries and to not interfere with the business dealings of the Government of Somaliland. The Minister also pointed out that the Government of Somalia violated the recent agreement signed in Djibouti on Dec 21st, 2014. Section 2 A) of the agreement states: both parties should refrain from any provocative statements or actions that may harm the talks.
It has now come to light that the Government of Somalia has intentionally violated the agreement for certain reasons.
The ARC mining company did not just recently arrive from China – they have been working in the Republic of Somaliland for about a year.
Many argue that the Government of Somalia is merely protecting their “national resources”. If so, what prompted the Government of Somalia to issue a warning right after the Djibouti Agreement, and not within the past year?
This warning is widely presumed to be spearheaded by the controversial outgoing-Foreign Minister of Somalia, Abdirahman Duale Beyle, who originally hails from Awdal Region, Somaliland. It is clear that his government is keen on taking advantage of the latest news surrounding an Awdal clan Chief-turned terrorist by the name of Abubakar Elmi Wabar – and are possibly financially supporting his revolt against the Republic of Somaliland. Abubakar Elmi Wabar, who is also a Canadian citizen from Ottawa, has taken up arms against the Republic of Somaliland and has promised to carry out violent attacks in Awdal.
The Government of Somalia has previously been investigated for suspicious links with terrorist groups like Al-Shabaab and has been called out by the International Community on numerous occasions.
Over the years, UN Monitoring Reports have stated that members and associates of the Government of Somalia have ties to Al-Shabaab. If the Government of Somalia is linked to terrorists in their own country, they are more than likely to support terrorists like Abubakar Elmi Wabar in neighbouring Somaliland.
The warning also serves as proof that the Government of Somalia willfully intended to violate the agreement and to provoke the collapse of talks with the Government of Somaliland. It seems that the Government of Somalia believes that if the talks collapse, there would be no solution to the Somaliland-Somalia issue and they would forever be able to claim de-jure control over Somaliland.
After numerous violations of agreements on Somalia’s part, and their meddling in the political affairs of Somaliland, the right thing to do at this given time is to put a complete end to the talks with the Government of Somalia.
Two and a half years ago, the Government of Somaliland entered the talks with hopes of clarifying relations with their neighbour and earning the international recognition it deserves. But as the talks progressed on, the Government of Somalia has shown blatant disregard of respecting the process and have now went as far as to supporting terrorist movements in Somaliland.
In my previous article four months ago, I mentioned the possibility of solving matters through holding another referendum. A simple referendum asking Somaliland citizens whether they would like to re-unite with Somalia or remain independent , would display the massive support of an independent Republic of Somaliland.
I also called on the Government of Turkey – who brokered the talks over the last two years – and neighboring regional countries to recognize the failure of the talks and to put forward a tangible solution for both governments. The Turkish might be good-hearted gentlemen and great friends of both Somalia and Somaliland, but now it is abundantly clear that their goal is a United Federal Republic of Somalia. This explains why they have remained silent every time the Government of Somalia violated co-operation agreements with the Government of Somaliland.
The Government of Djibouti, led by President Ismail Omar Guelleh, was also given the chance to take a lead in hosting the talks between their Somali brothers. The Government of Djibouti has yet to show leadership and any regard for the agreement that was signed under their watch. If they still want to showcase Djibouti as a neutral broker in East African Affairs, now is the time to speak up.
The warning from the Government of Somalia has indeed led to the final breakdown of the talks but it will certainly have no effect on the current oil & mineral explorations going on in the Republic of Somaliland.
The Republic of Somaliland is a de-facto state and is the sole authority of the territory it claims. Numerous companies from ARC, Genel Energy, DNO, Jacka Resources, Sterling Energy, Ophir Energy and RAK GAS all regard the Republic of Somaliland as the government in control and have ignored, and will continue to ignore threats from the Government of Somalia.
The failure of these talks won’t harm our chances of International recognition. In fact, the two and a half year process has showed the International Community our commitment to solving matters through dialogue and our numerous attempts of finding a lasting solution with our neighbours of Somalia. I’m confident that as long as we remain patient, and focus on building an economically strong and democratic Republic of Somaliland, justice will prevail.
Robleh Mohamud Lafcanberobleh.m@gmail.com>

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia locks down capital ahead of East Africa summit

$
0
0

Mogadishu (AFP) - Somali soldiers put large parts of the capital Mogadishu under lockdown Friday ahead of the first meeting of a regional east African trade bloc in the war-torn nation for over two decades. "Security has been tightened because of the IGAD ...
Weblinks: 

David H. Marlowe, Anthropologist Who Helped Army Nurture Bands of Brothers, Dies at 83

$
0
0

He earned his Ph.D. from Harvard and spent years in the field in places like Thailand, Somalia and Haiti, as well as among American troops at home and abroad. He emerged with portraits vivid enough to capture the attention of Army generals and Congress ...
Weblinks: 

Haween Soomaali ah oo laga qalay iskufuranka

$
0
0

Waa sidee shaybaarada caafimaadka ee Somaliland?

$
0
0

French satirical magazine Charlie Habdo republishes cartoon of Prophet Muhammad S.A.W

$
0
0

Madaxweyne ku-xigeenka Iran oo farriin u diray Cumar Cabdirashiid

$
0
0

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ii Iran Eshaq Jahangiri oo farriin u diray raysul wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid ayaa rajo ka muujiyay inay xukuumadda cusub ee Soomaaliya sii ballaarin doonto xiriirka saaxiibtinnimo iyo kan dhaqaale ee ka dhaxeeya labada dal. Wuxuu farriintiisa horumar iyo barwaaqo ugu rajeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliya. Sida ay qortay wakaaladda wararka IRNA, [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cabdiqaadir Kamatiireey “Waxaa jira malaayiin Soomaali ah oo aanan dibada loo jirin”

$
0
0

Kn: Agaasimaha xafiiska qurba-joogta wasaaradda arrimaha dibada Cabdiqaadir Kamatiireey oo la hadlayay illaa boqol ka mid ah Qurba-joogta Soomaaliyeed oo shir uga socdo magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa sheegey in malaayiin Soomaali ah aanan dibada loo jirin, islamarkaasina aanan la biilin.
Wuxuu sheegey in inkasta oo Qurba-joogto ay laf dhabar u tahay dakhliga Soomaaliya, hadane waa in maanka lagu hayaa in dad badan aysan helin dhaqaalahaasi ay soo diraan dadka qurba-joogta.
“dadkaasi waxay u baahanyihiin waxqabad, caafimaad, iskuulaad iyo biyo nadiif ah, hawshaasna dowladda kuma filna qabashadeeda, waxaan rabnaa in shirkani kasoo baxaan go’aanno dhaxalgal ah oo dadkaasi lagu caawiyo” ayuu yiri.
Shirka qurba-joogta ee Kigali ayaa ku saabsan kaalinta qurba-joogta ay ka qaadan karaan dib u dhiska Soomaaliya, iyo sidii loo samayn lahaa siyaasad qaran oo ku wajahan iyaga.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SLDERSFFE Press Release: 2015 Biometric Registration and Election: Will history be prevented from repeating itself?

$
0
0

Somalilanders For
Free & Fair Elections
(SFFE)
Two events cast a shadow over the forthcoming 2015 biometric registration and elections.  The two were the 2008 failed biometric registration and the 2012 municipal election, which was riddled with massive irregularities.  To prevent history from repeating itself in 2015, there must an honest effort to learn from those two events and leave no stone unturned to ensure that the registration is done properly and the election ends being free and fair.  If the mistakes of the past are not corrected, the consequence of failure may be grave for Somaliland.
Until recently, the Silanyo Administration insisted that, in lieu of voter registration, national identity cards will be issued. The opposition parties were deeply skeptical, arguing that this will open the door wide open to fraud and vehemently rejected the initiative which was started in some parts of the country. Finally, the Administration acceded to segregate the registration process from the issuance of the national identity cards. The next step is to learn from the 2012 municipal election when election proctors in many precincts violated their fiduciary duties by colluding with candidates for municipal councils permitting massive irregularities. To prevent this from happening again, people selected to supervise the registration and election must be of highest integrity and immune from corruption. There are expatriates in Somaliland engaged in all kinds of jobs. Why not hire expatriates to supervise this critical of all jobs? The fact is if the staffing issue is not given the consideration it deserves, there will be people who will be willing to spend huge sums of money to corrupt the electoral process, and there will be a stampede to cheat and the whole process will end up failing.
 
There is a phenomenon in politics that the value a leader holds tends to percolate into the minds of the citizens. Authorities need to enact a law, if it’s not already in the book that criminalizes voting fraud. Additionally, information must be disseminated through the government controlled media- television & radio- that voting fraud is against the law and against Islam since its basically lying and stealing.
 
The 2015 registration and election must be viewed as an existential matter, not a political chess game. If the electoral process goes well, Somaliland will come out more united and stronger. If, on the other hand, the registration fails, there will not be election. And if the registration is conducted properly but the election becomes controversial due to irregularity, given the deep divisions in the Somaliland society today, a significant part of the electorate may refuse to accept the result.  If that happens Somaliland may experience unprecedented political crisis and head into an uncertain future.
 
Adan H Iman, Los Angeles
E: mail: SLDERSFFE@gmail.com
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Shacabka Badhaadhe oo Xanuuno ka cawday

$
0
0

Share
Wararka ka imaanaya Magalada Kismaayo Ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in Mas,uuliyiinta Mamaulka KMG ah Ee Jubaland ay Deeq daawo ah gaarsiiyeen Maamulka iyo shacabka Degaanka Badhaadhe Ee Gobolkaas taas oo lagu dabiibayo Dadka uu soo rito Cudurka Shuban biyoodka oo maalmahaan fara ba.an ku haya Dadka Degaankaas.
Deeqedaas daawada ah ayaa waxaa Maamulka Jubaland uu ku wareejiyay Mas.uuliyiinta Maamulka Degmada Badhaadhe Mas.uulyiinta Wasaarada Caafimaadka ayaana daawadaas Wareejisay oo ay kol hore Hay,ada caafimaadka Aduunka ee WHO ay kala wareeegtay waxaana mas,uliyiintu ay ku dar daarmeen Mamulka badhaadhe in Dadka sida ay tahay loo gaarsiiyo daawadaas.
Daawadaan ayaa waxaa ay isugu jirta daawada Shuban biyoodka tan Maleeriyada iyo Jadeecada iyo wixii la mid ah waxaana ka Mahad celiyay shacabka iyo maamulka badhaadhe oo iyagu baahi weyn u qabay in Daawo la gaarsiiyo iyo Maamulka Jubaland weydiistay in loo soo kordhiyo Gargaarka daawada ah.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dadka ku dhaqan Degaano ka tirsan Gobolka Mudug oo Biyo la.aan ka Cabanaya

$
0
0

Share
Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa llaga soo sheegaya Xaalad Biya la.aan ah iyadoo dadka ku dhaqan Degaanadaas ay Cabasho badani ka soo yeereyso waxaana ay dadku dalbanayaan in Gar gaar biyo ugu horeeyaan lala soo gaaro.
Qaar ka mid ah Dadka Degaanka Camaara Ee Gobolka Mudug oo la hadlay radiomuqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in xalad Adag ay ku noolyihiin dadka Degaankaas isla markaana ay u baahan yihiin in loo soo gurmado waxaana ay Dowladda Federaalka ah iyo hay,adaha weydiisteen in Xaaladaas adag ee ay Dadku ku noolyiin kaalmo lala soo gaaro.
Xiliga Roobka kama di.in Gobolkaan Biyo la.aan daran ayaa ka jirta Degaankaan iyo degaano kale Baragihii biyaha lagu shuban jiray ayaa maran Ceelasha qaar ayaa guray dadku in ay haraad u dhintaan ayay qarka u saaran yihiin kaaga sii daranaa Xarumo Caafimaad oo dadka lagu dabiibo kama jiraan Degaanka marka hanala soo gaaro”ayuu yiri mid ka mid ah Dadka degaanka.
ma ahan oo kaliya Degaanada Cabashada biya la.aantu ka imaaneyso Gobolka Mudug hase yeeeshee waxaa jira Degaano kale oo sidaan oo kale cabashadu ka imaaneyso waxaa ka mid ah Degaano hoos taga Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay oo Gobolka Shabelaha dhexe ka tirsan.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gen Muungaaab”Dowladda hoose Ee Xamar iyo Shacabka Gobolka ayaa iska kaashanaya Nadaafada”

$
0
0

Share
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka ayaa Xalay waxaa uu Kormeeeray Qaybo ka mid ah Wadada makah al Mukarama oo ay ka socdaan olole nadaafadeed oo Qashinka looga qaadayo Wadadaas.
Gudoomiyaha ayaa waxaa uu Goobaha uu kormeeray kula kulmay shaqaalaha Nadaafada ka wada Wadada oo uu ku Bogaadiyay shaqada ay hayaan waxaana uu Gudoomiyuhu socod ku maray Laamiga Sayidka ilaa Isgooska Dabka Iyadoo la arkayay Gawaarida Qashinka qaada oo Howsha halkaa ka wada.
Muungaab oo Saxaafada kula hadlay Halka ay ka socotay Howshaas nadaafadeed ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda Hoose Ee Xamar iyo shacabka Magaalada oo is kaashanayaa ay Dar dargalin ku sameeyeen Ololaha Nadaafadeed Ee Casimada ka socda waxaana uu shacabka ka codsaday in ay kala shaqeeyaan Maamulka nadaafada oo ah Bilicda Magaalada.
“Dowladda hoose Ee Xamar iyo Shacabka in ay iska kaashadaan ayay ku soo Noqo kartaa Quruxda Magaalada iyo in qashinka laga sifeeeyo Runtii Waxaan Xiriir la sameynay Shirkado Soomaaliyeed oo aan weydiisanay in ay naga Gacansiiyaan Howshaan Nadaafada ah Dowladda hoose awoodeedaa yar Muqdisho aan quruxdeeda si wada jir ah u soo celino “ayuu yiri Muungaab.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mudane ka tirsan baarlamaanka Somalia oo soo dhaweeyay Magacaabista Golaha wasiirada Cusub.

$
0
0

Share
Xildhibaan Cabdi Ladiif muuse Nuur oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa wareysi uu siiyay Idaacada Radiomuqdisho ayaa waxaa uu si diiran u soo dhaweeyay Magacaabista Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub Ee Habeen ka hor uu soo Magacaabay Ra,iisul wasaaraha Dalka Mudane Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake.
Mudane Cabdi Xaliid ayaa waxaa uu Ra,iisul wasaaraha ku amaanay Xulashada Golihisa Wasiirada Cusub isagoo Xusay in Baarlamaanka uu soo dhaweynayo Magacaabistaas isla markaana looga baahan yahay Bulshada Soomaaliyeed in ay si Hufan u taageeraan si dalku Hormar u gaaro.
“Runtii dhaliil waa jiri kartaa Mar walba Aduunka ayay ka jirtaa Lkn muhiimada ayaa ah in Xukuumada Cusub Ee Ra.iisul wasaaruhu soo Magacaabay ay tahay tii mudneyd waan ku hambalyeynayaa Dr Cumar Waxaa ay u badan yihiin Mas,uuliyiin wax qabad wanaagsan lagu bartay ayuu yiri Xildhibaanku.
Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub Ee uu soo magacaabay Ra,isul wasaare Cumar Cabdi Rashiid oo ka kooban 60 Xubnood ayaa lagu wadaa in Dhawaan la horgeeyo Baarlamaanka si Codka Kalsoonida loogu qaado ka dibna ay howsheeda sii amba qaado.Share