Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

UN: Falastiin oo markale Mooshin horgeenaysa Golaha Amaanka

$
0
0

Dowlada Falastiin ayaa dooneysa inay markale golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay horgeyso Mooshin ka dhan ah Isra’iil xili ay sii xumaaneyso xiriirka ka dhaxeeya Maraykanka iyo Isra’iil.
Safiirka Falastiin u fadhiya Qaramada Midoobay Amb.Masuud ayaa sheegay in ay doonayaan in ay tijaabiyaan in xiligan Golaha Amaanka uu diyaar u yahay inay xuquuq dheeraad ah siiyaan Dowlada Falastiin.
Bishii Janaayo ee sanadkan ayey Falastiiniyiinta mooshin kan lamid ah horgeeyeen Qaramada Midoobay xiligaasi oo ay Falastiiniyiinta heleen 8 cod oo kaliya, xili looga baahnaa mooshinkaas inay ugu yaraan u codeeyaan 9 wadan ee kamid ah 15ka Golaha Amaanka.
Maraykanka ayaa xiligaasi codkiisa VETO aanan u adeegsan mooshinkaasi, balse si hoose uga shaqeeyey in dalalka qaarkooda aysan codkooda siin mooshinka Falastiin keentay, waxaana kamid ahaa dalalka codkooda lagu tashanayey Nigeria oo markii danbe ka aamustay codbixinta.
Dhinaca kale xukuumada Barack Obama iyo Isra’iil ayaan xiriirkooda hada uusan fiicneyn.
Madaxweynaha Maraykanka Obama ayaa sheegay in Maraykanka taageeradii siyaasadeed ee uu siinayey Isra’iil uu wax ka bedali doono hadii Hogaamiyaha Isra’iil Benjamin Netanyahu uu sii wado qorshihiisa uu ku horjoogsanayo dowlad gaar ah oo ay Falastiiniyiinta yeeshaan.
Walow ay isbedaladan xiligan jiraan ayaan hadana weli lagu kalsoonaan Karin in mooshinka Falastiiniyiinta ay cod buuxa ka helaan Golaha Amaanka.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Yemen: Xuuthiyiinta oo culeys xoogleh saaray la wareegida Cadan

$
0
0

Xoogaga Shiicada ee Xuuthiyiinta ayaa culeys xoogleh saaray maleeshiyaadka difaacaya qeybo kamid ah magaalada Cadan ee koonfurta Yemen, waxaana la sheegay in Xuuthiyiinta ay dhul horleh la wareegeen.
Xoogaga Shiicada ah ayaa ahmiyad gaar ah siinaya magaalada Cadan oo ay doonayaan inay la wareegaan Dekkadeeda.Dekkada Cadan
Dekkada magaalada Cadan oo ah magaalada labaad ee dalka Yemen ahna xarunta ganacsiga ee Yemen ayaa ah goobta ugu fudud oo ay kasoo degii karaan ciidamada Isbaheysiga Sucuudiiga hadii ay doonayaan inay soogalaan gudaha koonfurta dhulka Yemen.
Maraakiibta dagaalka ee hada ku sugan xeebta Cadan ayaa Isniintii  duqeymo la beegsaday qeybo kamid ah magaalada Cadan oo ay soo galeen xuuthiyiinta.
Balse duqeymaha cirka iyo dhanka bada ayaan hada u muuqan inay saameyn weyn aysan ku yeelan ciidamada Xuuthiyiinta oo u awood sheegtay maleeshiyaadka difaacaya Cadan oo ay kala wareegeen qaar kamid ah xaafadaha magaalada.
Dhinaca kale waxaan weli lagu guuleysan in la dhaqan geliyo xabad joojintii 24ka saac ahayd oo ay ku baaqday Bisha Cas.
Hay’adaha gargaarka ayaa walaac ka muujinaya xaalada dadka ku dhaqan magaalooyinka Sanca iyo Cadan oo ay muddo ku dhaw labo todobaad ka socoto duqeyn joogto ah.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Puntland Intelligence Chief hands over office

$
0
0

Puntland Intelligence Director Abdi Hassan Hussein (Abdi Yare) has handed over oath to the newly appointed successor Abdirizak Isse Hussein (Khaatumi), putting a month-long deadlock to an end on Monday afternoon, Garowe Online reports.
Puntland Government officials including Security Minister Hassan Osman Allore, Army Commander-in-Chief Gen. Saed Mohamed Hirsi (Saed Dhere), parliamentarians and traditional leaders attended a well-organized event held in the state capital of Garowe.
Speaking at the event, Abdi Yare congratulated Khaatumi on the new post, and pledged to closely work with him.
On his side, new Puntland Intelligence Agency (PIA) Director expressed his delight with the transfer of responsibilities by the outgoing Intelligence Boss, Abdi Yare.
Among the speakers were also traditional leaders who stressed the need for inclusive commitment to the stability of the northeastern state.
Puntland President Abdiweli Mohamed Ali and two top security commanders-Abdi Yare and Deputy Police Force commander- had been at loggerheads over sacking decree for the past weeks.Source:-GO
-
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Maaliyadda oo Magaalada Kuwait Uga Qeybgalay Shir Heer Caalami Ah (Sawirro)

$
0
0

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Maaliyadda ee Dowlada Muqdisho, Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) ayaa soo gaaray Magaalada Kuwait ee Dalka Kuwait isagoo muddo 2 cisho ah uga qayb galay Shirka Sanadla ah ee Hay’adaha Maaliyadda ee wadamada Carabta.
Wasiirka iyo Wafdigiisa waxaa Airportka ku soo dhoweeyay Safiirka Soomaaliya Kuwait u fadhiya Cabdulqaadir Amiin Shiikh iyo Masu’uuliyiin kale ee ka socotay Hay’adaha Maaliyadda ee Carabta. Intaa ka dib Wasiirka iyo Wafidigiisa waxaa loo kaxeeyay Hotelka Shareton Kuwait, oo ah halka lagu qabanaayay Shirka.
Shirkaan oo laba cisho socday waxaa looga hadlay laba ajande oo kala ah:
1) Sidii wadamada xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta ay isaga kaashan lahaayeen fududaynta Canshuuraha bedeecadaha isaga goosha wadama Carabta;
2) Iyo in wadamada Xubanha ka ah Jaamacadda Carabta ay is-dhaafsi Khibradeed uga samaysan lahaayeen arrimaha la xiriira Canshuuraha Badeecadaha;
Shirkaan oo soo idilaay Maanta oo Talaado ah ee 7-da Bisha April waxaa ka soo qayb galay dhammaan Wasiirada Maaliyadda ee wadamada Carabta oo ay Soomaliya xubin ka tahay.
Gabagabadii Shirka waxaa la isku raacay laba arimood oo kala ah:-
. In la sii xoojiyo iskaashiga Maaliyadeed ee ka dhaxeeya Wadamada Carabta
. In xubnaha ka midka ah Hay’adahaan ay kordhiyaan qoondada Maaliyadeed ee ay hadda ku deeqaan Sanduuqyada Lacagta.
Jawiga Shirka ayaa ahaa mid aad u degan wuxuuna ku soo dhamaaday is fahan heer sare ah.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxwaynaha Maamulka 3-Gobol oo Ciidamo Tababar Usoo Xiray+Sawirro

$
0
0

Madaxwaynaha maamulka Seddaxda Gobol Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Magaalada Baydhaba tababar ugu soo xiray boqolaal Askari.
Shariif Xasan oo xiritaanka tababarkan ka hadlay ayaa sheegay inay muhiim tahay sidii awooda kooxda Al-Shabab loo wiiqi lahaa isla markasna gacanta looga dhigi lahaa deegaanadda ay wali kaga sugan yihiin Seddaxda Gobol.
Ciidankan ayaa lagu sheegay inay dhowaan duulaano ku qaadi doonaan meelaha ay kooxda Al-Shabaab kaga sugan yihiin Seddaxda Gobol.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Masuuliyiinta Waqooyi Bari Kenya oo balanqaadyo sameeyay

$
0
0

Masuuliyiinta gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa balan qaaday in hal bil gudaheed ay banaanka soo dhigi doonaan dadka maalgeliya Alshabaab ee ku sugan Kenya gaar ahaan gobolka Waqooyi bari Kenya.
Masuuliyiintan ayaa dhanka kale ku baaqay in albaabada loo laabo dhamaan xeryaha qaxootiga ee ku yaala Kenya loona wareejiyo dhanka Somalia.
Masuuliyiintu waxay sidoo kale sheegeen in dib loo fiirin doono duruusta laga bixiyo masaajida si loo ogaada inaysan wax xagjirnima ah kujirin.
Waxay sheegeen inay gacan ka gaysan doonaan tirakoob lagu sameeyo dhamaan dadka ku nool sadaxda degmo si loo kala saaro muwaadiniinta iyo ajaanibta iyagoo ugu dambeyntii shirka ka yaboohay 15 milyan oo ay sheegeen inay ugu deeqeen qooysaskii waxyeelad kasoo gaadhay weerarkii jaamacada Gaarisa.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Uganda oo Lagu Xeray Nin kale oo Soomaali ah oo Weerar Fulin Rabay

$
0
0

Boliska Uganda ayaa sheegay  inay gacanta ku dhigeen Nin asalkiisu yahay Somali, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu ka tirsan yahay Alshabaab, isla markaana uu qorsheynayey inu weeraro ka geysto Uganda.
Wargeyska Malainlaha ee The Monitor ee ka soo baxa Kampala, ayaa waxa uu maanta qoray in Ninka Soomaaliga ee la xiray oo Deggaan ahaan deggaan Kenya la xiray, kadib, markii ay Ardayda ku wargeliyeen Boliska inuu ninkaasi qorsheynayo inuu weeraro ka geysto Hotel ay Ardaydu deggan yihiin oo lagu magacaabo Ark Hostel oo ku yaalla Deegaanka Wandegeya ee magaalladda Kampala.
Afhayeenka Boliska Uganda, Fred Enanga ayaa u sheegay Wargeyska The Monitor in Ninkaasi la xiray, kadib, markii uu sawiro ka qaatay Dhismaha Hoteelka.
Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray in Eedeysanaha lagu qabtay sawirro badan oo isugu jiray kuwo uu ka qaaday Hotelka  Ark Hostel iyo sawirka Madaxa qof Bani’aadan ah.
Eedeysanaha la xiray ayaa la sheegay inuu ahaa Ganacsade barafuunadda  iyo saacadaha qaaliga ku iibin jirey agagaarka Hotelka Ark Hostel.
Jimcihii la soo dhaafay, Boliska Uganda waxay soo saareen digniin ku aadan weeraro cusub oo ka dhaca Uganda, kaasi oo la mid ah weerarkii Alshabaab ka geysteen Jamaacadda Garissa ee W/bari ee dalka Kenya.
Boliska Uganda waxay ka digeen inay Alshabaab qorsheynayaan weerar ay ka geystaan Xaruumaha Waxbarashadda ee Uganda.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda FS oo dejisay Qosrhe Cusub oo lagula dagaalamo Al shabaab

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay talaabada Golaha Wasiirrada uu ku ansixiyey istaraatiijiyadda cusub ee looga hortagayo khatarta argagixisada ay ku hayaan Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa muujiyey sida uu ugu kalsoon yahay istaraatiijiyaddan cusub oo uu sheegay in la ansixiyey xilli loo baahnaa.
“Dowladda Federaalka ee Soomaaliya si wanaagsan ayay uga war haysaa xanuunka falalka argagixisonimo ay ku reebi karaan qaranka. Istaraatiijiyaddan waa mid dhameystiran oo casri ah, taas oo ka dhalatey cilmi baaris ballaaran o la sameeyay iyo qiimeyn aad u qoto dheer. Waa istaraatiijiyad lagu saleeyay Soomaaliya, taa ayaana ah sababta aan kalsooni buuxda ugu qabo, xukuumaddana ay u ansixisey.”
Madaxweynaha ayaa sidoo kale ammaaney Ciidammada Qalabka Sida e Soomaaliya sida geesinimada leh ee ay mar walba ugu adeegayaan qarankooda.
“Soomaaliya waxay soo martey waayo xanuun badan iyo rajo xumo, laakiin rajada weligeedba nooleyd ee dalka waxay ahayd kalsoonida ay qabeen shacabka iyo shaqada adag ee ay hayaan ciidammada milatariga iyo booliska ee rag iyo dumarba isugu jira, kuwaas khatarta jirta ka sokow, horey u sii wadey fulinta waajibaadkooda muqaddaska oo ah inay qaranka Soomaaliyeed ka badbaadiyaan cadowga’’.
Waxaa kale oo madaxweynaha ka hadley muhimadda in si dhow looga war hayo ciidammadaasi qaranka u adeegaya.
“Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa ka go’an inay hirgeliso waajibaadkeeda kaga aaddan u adeegista shacabka iyo daryeelka haweenka iyo ragga ka tirsan laamaha amniga , kuwaas oo maalin walba dagaal kula jira kuwa doonaya inay waxyeeleeyan qaranka Soomaaliyeed. Waxaa ciidammada laga haqabtiri doonaa baahiyada xuquuqaha sharciyeed, dharka, gawaarida iyo qalabka kale ee ay u baahan yihiin si ay ula tacaalaan cadowga kuwa gudaha jooga iyo kuwa dalalka dibedda ka hawlgala intaba’’.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka kale xusey in istaraatijiyaddan cusub ee la dagaalanka argagixisada ay tahay mid qeyb ka ah siyaasadda dowladda ee ku wajahan xasilinta dalka.
“Labadii sanno ee la soo dhaafey Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay dadaal dheer u gashey inay dejiso, isla markaana dhaqangeliso istaraatiijiyad amni oo buuxin kara caqiiddada shacabka Soomaaliyeed, kaas oo ku saleysan sharciga, xuquuqda aadanaha iyo nidaamka kale ee la xiriira. Istaraatiijiyaddan cusub ee la dagaalanka argagixisada waxaa uu kulminaya waxyaabo badan oo muhiim ah, laakiin waa in la ogaadaa in tallaabadan ay tahay uun qodob qura ama tiir ka mid ah barnaamijka ballaaran ee dowladda ee ku aaddan amniga iyo xasilinta, balse waa tiir dhab ahaantii aad muhiim u ah.’’
“Waxaan dhammaanteen marqaati ka nahay isku-dayada fuleynimada ku dhisan ee Al Shabaab ku doonayaan inay ku carqaladeeyaan horumarka dalkeena iyo dalalka aynu deriska nahay, laakiin ciidammada dowladda waxay labadii sanno ee la soo dhaafey ay si joogto ah u wiiqeen awoodda Al Shabaab ay ku carqaladeyn kartey nolosha shacabkeena.’’
Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusey in istaraatiijiyaddan ay muhiim u tahay dadaalka dib u dhiska qaranka Soomaaliya.
“Walow ay jiraan weeraro argagixiso iyo dilal qorsheysan, dadka oo xoog lacag looga qaato, cagajugleyn, haddana dowladda iyo ciidammada amniga waxay sii wadaan inay horey u sii dhaqaaqaan, hadafkuna waxaa uu yahay inay ka dhabeeyaan rajada dadka Soomaaliyeed ee dhismaha bulsho mideysan oo dimoqraadiyadda sal ay u tahay. Istaraatiijiyaddan kuma koobna oo keliya hadafka dowladda ee fulinta waajibaadka kaga aaddan shacabka Soomaaliyeed, balse waxay si cad u qeexeysaa in istaraatiijiyadda la dagaalanka argagixisada Soomaaliya ay muhiim u tahay dib u dhiska qarankeena.’’
Waxa kale oo uu madaxweynaha sheegay in tallaabadan Golaha Wasirrada uu ku ansixiyey istaraatiijiyaddan ay si weyn wax uga tari doonto dagaalka lagula jiro Al Shabaab.
“Ugu dambeyntii waxaa hadafkeenu qaran ahaan uu yahay in Soomaaliya ay mar kale noqoto waddan nabad ah, oo arrimahiisa ku mashquulsan, ku kalsoon mustaqbalkiisa, door wanaagsanna ka cayaarta arrimaha gobolka. Inagoo ka shidaal qaadaneyna weerarradii waxashnimo ee lagu qaadey hoteelka Makka al Mukarama, iyo Jaamacadda Gaarissa ee waqooyiga Kenya, waxay istaraatiijiyadan ina siineysaa qaab aan uga hortagno kuna wiiqno awoodda Al Shabaab gudaha iyo tan gobolka intaba.”
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Danjire Afey oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay In Kenya Laga Taageero Dagaalka Al Shabab

$
0
0

Ergayga Dowladda Kenya uga wakiilka ah Urur-gobaleedka IGAD, Ambassador Mohamed Abdi Afey ayaa sheegay in weerarkii Alshabaab dhawaan ka geysteen Jamaacadda Gariisa astaan u tahay weeraradda baahayo ee ay Alshabaab ka geystaan dalalka Geeska Afrika.
Isagoo la hadlayey Wargeyska The Standard waxa uu intaasi ku daray inay ka rajeynayaan Beesha Calaamka inay Dowladda Kenya taageero ka siiyaan Dagaalka Alshabaab.
“Dilkii 148-kii qof ee ku geeriyootay weerarkii Jamaacadda Garissa, waxay abuuri doontaa inay Beesha Caalamka ku dhaqaajin doonto inay la dagaalamaan Alshabaab” ayuu yiri Ambassador Mohamed Abdi Afey.
Waxa uu intaasi ku daray in loo baahan yahay inay Dowladaha Caalamka kordhiyaan Taageeradda ay siiyaan
Dowladaha dagaalka kula jira Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri.
Ergayga Dowladda Kenya uga wakiilka ah Urur-gobaleedka IGAD, Ambassador Mohamed Abdi Afey waxa uu sheegay inaan Ciiddanka Kenya laga soo saari doonin gudaha dalka Somalia.
“Waxaan ku dhex jirnaa xaallad dagaal. Ciiddankeenna waxay ku sugan yihiin gudaha Somalia, iyagoo safka hore kaga jira dagaalka, lagamana soo saarayo Somalia” ayuu yiri Ergaygaas, oo intaasi ku daray inay Ciiddanka Kenya u baahan yihiin taageero badan, si ay u wiiqaan Dagaalamayaasha Alshabaab.
Dhinaca kale, Ururka Alshabaab ayaa kordhiyey weeraradda ka dhanka ah Kenya, iyagoo ugu baaqay Dowladda Kenya inay Ciiddankooda kala baxaan Somalia.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: President and PM:“Do not hurt Peace and State-building Process

$
0
0

Al-Shabaab’s Kenya Killings Part of Broader Strategy

$
0
0

Somalia:President Hassan declares Dhusamareb Central State capital

$
0
0

Somalia Cannot Survive Without Remittances

$
0
0

Terrorism and the rising cost of Kenya's war in Somalia

$
0
0

Fashilka Federaalka reer Mudug

$
0
0

Hirgelinta nidaamka Federaalka ee Soomaaliya waxuu noqday mid dhicis ah balse aad mooddo in weli rajo laga qabo in uu hirgalo, xukuumda Federaalka waxaa laga sugayay shaqo xoog leh si uu uga u miro dhaliyo hergelinta nidaamka federaalka, hadaba maxaa hortaagan in uu hirgelo federaalka?
Xukuumada federaalka uu maaxweeynaha ka yahay Prof. Xassan Sheekh waxaa laga sugayay arimaha soo socda balse waxaad mooda in weli ayan fari ka qodneeyn hirgelintooda laguna soo af-jari Karin 2016 hiigsiga cusub.

  • Soo celinta nabada iyo kala danbeeynata dalka oo dhan.
  • Dhameeystirka dastuurka federaalka ee qabyo qoraalka ah.
  • Dhameeystirka dowlad goboleeydyada dalka.
  • Sameeynta xisbiyo siyaasadeed si loo hirgeliyo nidaam shacabka uu doorto cida uu doono.
  • Wada shaqeeynta dowlad goboleeydyada iyo dowlada dhexe si loo helo nidaam wada shaqeeya ooh al dowlada ah.

Dalka waxaa hadda ka shaqeeya dowlad goboleedyo aan ku taagneeyn tiirar culus balse la dhihi karo waxaa aay u awood sheegtaan dowlada dhexe, haddii aad dib u fiiriso dhismaha dowlad goboleeydka gobolada dhexe waxuu noqoday midka fashiliyay nidaamnka federaalka waxuuna u arkay in dowlada dhexe go’aankeedii ahaa in aay is raacaan G.Galgaduud iyo G.Mudug in uu yahay mid ku yimid riyo iyo talo qaldan, waan sidaa u arko.
Waxaa jira qabiilo isku baheeystay in aanan nidaamnaka ka hirgelin dalka qaasatan gobolada dhexe iyo Jubbooyinka waa wallaalaha Galgaduud kuwi la baxay, waxaa jira qabiilo weli taageero u haya xarakada Al-shabaab, loolan  xoogleh ayaa ka jira Gobolada Dhexe, haddii aad dib u fiiriso waxa socdaa iyo mala-awaalka beenta ah ee shirka Dhuusamareeb & Cadaado waa kala fogeeynta iyo diidmada nidaamnka federaalka.
Labada maamul ee Galmudug iyo Ximin & Xeeb waa maamulo aragtidooda dhisida maamul aay ku timid xaqiiqda dalka ka jirta ogaadayne in dadka degaanadaa dageni aay ku badbaadi karaan in aay dhistaan maamul xoog leh oo badbaadiya dadka iyo deegaanka, Soomaalidana ay wax kula qeeybsadaan muumul leh nidaam dowladnimo.
Wallaalaha Galgaduud waxeey qaateen in aanan la taageerin Nidaamka Federaaka iyo hirgelintiisa, Jubbooyinka iyo gobolada dhexene ayaga ayaana hortaagan, maxaa imaankara haddii arinku sidaasi ku socdo?
Goboladda Dhexe waxuu u xuubsiibanayaa in kuwana aay isbadbaadiyaan kuwana aay ku noolaadaan qaska iyo fowdad, Xassan sheikh waxeey ku xujeeyeen kuwa diidan nidaamka federaalka in uu  G.Mudug oo is raacsan keeno Galgaduud si maamul mida loo helo iyada oo aay ogyihin in Xassan uusan keeni karin G.Mudug oo dhan, sida oo kale nidaamka dastuurka federaalka hal gobol bar looma dhisi karo maamul G.Dhexe.
Waxaa umada lagu kala fogeeynayaa shirka waa Dhuusamareeb maya waa Cadaado, waxaa heshiiyay reer Cadaado iyo Galmudug intaba waa kala fogeeynta umada degen G.Dhexe waxaase foolxuma ah in Madaxweeynhii dalka 3 habeen jiifsado Dhuusamareeb lana qadrin waayo.
Madax meel ka sareeyra oo la salaaxo ma jiro balse reer Dhuusamareeb garan waayeen in aay badbaadiyaan dadka iyo degaanka, waxa walba waxaa mudan in laga horeeysiiyo badbaadinta dadka iyo degaanka, waxaana intaba lagu badbaadin karaa in la helo midnimo iyo wada jir.
Soomaali meesha aay federaalka ka gasho ka gala oo isbedbaadiya, garta ujeedka ka danbeeya dhismaha maamulka G.Dhexe oo ah midnimada iyo wada jira badbaadinta dadka & degaalna aad ka dhalateen.
2016 ka hor waa in maamul mida laga dhisaa G.Dhexe  hiigsiga la sheegayo waa kaa, haddii kale Guriceel iyo Dhuusamareeb iyo Cadaado kala jooga, waxaa la dhahaa wallaalo is neceb wallaalo is jecel ayaa qeeyrkooda la siiyaa.Dr. Ali. A. Hirabe – Hirabe_a@hotmail.com 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Qofka ma iloobo Marnaba Qalbiga Uu Jeclaaday (Fariin dhadhan jaceyl leh)

$
0
0

Marnaba maku fikireen fariin Nuucaan ah ayaad arkaysa Oo qalbigaaga taabanaysa balse way dhacday sidaasi waxaa yiri Saxafiyada qoraalka u daabacday Shabakadda taasi oo ay aad u taabatay fariintaan jaceyl oo ka bilaabanaysa sidan:-
1- Waa dareen aad u macaan badan marka aad ogaato in uu jiro qof ku raadinaya marka aad maqan tahay .
2- Haddii la i yiraahdo kala dooro hantidada iyo jaceylkaada waxaan dooran lahaa hantida Qaaruun si an hadiyad ahaan aan kuugu keeno
3- Imisa dayax ayaa jirta ? waa labo mid cirka jira iyo midka aqrinanaya fariintaan waana adiga .
4- Qofka waa uu iloobaa wax uu soo iibsaday ,,,, balse ma iloobo qalbi uu jeclaaday .
5- Qoraxda waxa ay soo dirtaa dahab dayaxana Dheeman anna waxaan kuu soo dirayaa jaceylkeyga oo waligiis taagnaanaya .
6- Haddii la isu geeyo maalmaha farxadda ee nolosheyda dhab ahaan xittaa ma gaarayaan hal daqiiqo ee aan kula joogay .
7- Waxaan filayaa in hooyadaa ay aheyd Shini,, ma dareensan tahay sababta? maxaa yeelay malab ayay dhashay waana adiga.
8-. Dayax ayaan kuu soo diray si uu wadada kugu ifiyo ,, isaga oo careysan ayuu igu soo laabtay waxaan ku iri maxaa kugu dhacay markaas ayuu iigu jawaabay waxaad ii dirtay iftiin indhaha iga soo riday.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Exclusive: Sababta Shaqada looga Eryay Guddoomiyihii Gobolka Mudug qeybta Puntland

$
0
0

Hadalka kasoo Baxay Xafiiska Hogaamiyaha Puntland C/weli Gaas ayaa Xilka looga Tuuray Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug qeybta Puntland, taasoo Daba Socota in Gaas uu Xafiisyadiisa ka Baneynayo dadkii lasoo Shaqeeyay Hogaamiyihii ka Horreeyay ee Faroole.
Maxamed Jaamac Tigey ayaa loo sheegay isagoo ku sugan Buuhoodle ayaa ka Hadlay Xilka laga qaaday wallow uusan si Cad u Muujin Caradiisa Arrintan ku saabsan ayuu haddana sheegay in uu u Mahad celinayo Macallinkiisii Siyaasadda ee C/raxmaan Faroole.
Sababo Labo ah ayaa keenay in Xilka laga Eryo Ninkaas oo Guddoomiye ahaa, waxaana ka mid ah in Amaanka Gobolka qeybta Puntland uu aad u Xumaaday tan iyo Markii ay meesha Tagtay Xukuumadda Gaas oo la Rumeysanyahay in ay Shabaabka Dagaalkooda Puntland Aaday Sabab u tahay.
Tan kale waxaa ay tahay in Gaas uu aad uga Xunyahay Xubnihii lasoo Shaqeeyay Faroole oo uu ku dhaliilayo in Amaanka ay Meesha ka Saarayaan si ay dib ugu soo Celiyaan Faroole ama Nin u dhigma oo aan Gaas aheyn.
Amaanka Gobolka uu Guddoomiyaha ka ahaa ayaan Amaankiisu Fiicneyn Muddo Sanad ah, waxaana loo Sababeynayaa in aan Malleyshiyaad Halkaas jooga Lacag la siin, taasoo ay ku Doorsanayaan wax yar oo ay ka qaataan Kooxda Weerarka qaadeysa.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qiimaha uu Ubaxu kuleeyahay Adeegsiga Jaceylka.

$
0
0

Ubaxu waa sheey qalbiga la shaqeeya waxa uuna qiimo kuleeyahay bulshada is jecel , kuwa is caashaqay, dadyoowga iyagu nolol wadaaga ah.
“Ubaxu wuxuu calaamad u yahay jaceylka,quruxda iyo udgoonka,kamana marna qodax,haddaba waad garan kartaa sida aad u qabanayso”.
Inta badan Lamaanuhu waxay ubaxa u weheshadaan Jaceylkooda, waxaana wanaagsan inaad Lamaankaaga mar waliba ood hadiyad u geeyneeysid aadan ka ilaa iwn Ubax nuuca Casaanka ah waaa hadii aad Jaceyl dhab ah uheesid.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Government considering proposal from Somalia for 'plea bargain' for 120 pirates

$
0
0

ET SPECIAL:Love visual aspect of news? Enjoy this exclusive slideshows treat! NEW DELHI: India is considering a proposal from Somalia for a "plea bargain" for 120 pirates, including a few dreaded warlords, who were arrested in 2011 and are facing a trial ...
Weblinks: 

Kenya freezes key money transfers to Somalia

$
0
0

NAIROBI: Kenya froze key money transfer companies vital for Somalia Wednesday after the police chief issued a list of 85 people and businesses with suspected links to the Al-Qaeda-linked Al-Shabab. Top of the list issued in an official government gazette ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>