Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dagaal ka socdo deegaanka Leego

$
0
0

China says Manila trying to \'rope in\' others to...

$
0
0

In May, Djibouti President Ismail Omar Guelleh told Agence France-Presse of the talks, adding that Beijing\'s presence would be welcome in the former French colony, which borders Somalia, Eritrea and Ethiopia. The United States and France both already have ...
Weblinks: 

Xog: PUNTLAND oo burburinta shirka Cadaado u...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar hoose oo aan ka heleyno Xildhibaano ka tirsan Maamulka cusub ee Galmudug, ayaa sheegay in Maamulka Puntland uu carqaladeynaayo shirka ka socdo Magaalada Cadaado.
Mid kamid ah Xildhibaanada oo ka gaabsaday magaciisa ayaa sheegay in Shirka la filaayo inuu ka furmo Magaalada Dhuusamareeb ay dhaqaale adag ku bixineyso Puntland, waxa uuna sheegaay in ujeedka Puntland uu yahay carqaladeynta shirka Cadaado.
Waxa uu sheegay in Xubno ka tirsan Maamulka Puntland oo gaaray Dhuusamareeb ay kulamo qarsoodi ah la qaaten Mas'uuliyiin ka tirsan Ahlusunna islamarkaana ay kawada haadleen sidii loo furi lahaa shir ka dhan ah kan ka socda Magaalada Cadaado.
Xildhibaanka waxa uu carabka ku dhuftay in Ahlusunna ay dheef ka weysay Shirkaa Cadaado, waxa uuna cadeeyay in Puntland ay iska hor keeneyso beelaha walaalaha ah ee wada dega Gobolada Dhexe.
DF Somalia ayuu ku dhaliilay inay ka gaabineyso kaalintii kaga aadaneyd hakinta shirka laga furaayo Magaalada Cadaado, waxa uun Madaxweynaha Somalia iyo Wasiirka Arrimaha gudaha ugu baaqay inay awood u adeegsadaan Ahlusunna, si shirkaasi loo hor istaago.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muuqaallada weerarkii ajaaniibta AL-SHABAB ay ku...

$
0
0

Nairobi (Caasimada Online) - Telefishinka ITV ee dalka Britain ayaa waxa uu markii ugu horreysay soo bandhigay Filim laga soo duubay Iska horimaadkii Dagaalamayaashii Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya ku dhex maray duleedka Xeradda Milliteriga Kenya eeBaure ee duleedka Laamu.
Muuqaalka waxaa kaloo lagu soo bandhigay Tababarka iyo Qorshaha ay Dagaalaamayaasha Alshabaab ku weerareen Ciiddanka Kenya iyo maydadkii Alshabaab.
Muuqaalkaasi oo u gaar aha Telefishinka ITV ayaa waxaa kaloo ka muuqday Jihadistaha Britishka ee Thomas Evans iyo Dagaalyahannadda Alshabaab oo si wadajir ah u tukanayo, ka hor intaysan weerar ku qaadin Askarta Kenyaatiga.
Filimka oo la sheegay inuu asal ahaan qaaday Thomas Evans ayaa waxaa la rumeysan yahay inuu isagoo dagaalamayo uu Filimka duubayey, ka hor intaan lagu dilin iska horimaadkaasi.
Qaar ka mid ah dadka Deegaanka Mepeketoni ayaa u sheegay Telefishinka ITV inuu Thomas Evans ka mid ahaa Dagaalamayaashii Alshabaab ee sannadkii hore weerartay Mpeketoni, laguna dilay in ka badan 70-qof.
Waa markii ugu horreysay oo ay Telefishinadda Caalamka baahiyaan Filimka laga duubay iska horimaadkaasi, inkastoo horey loo sheegay inuu Jihadiste Thomas Evans ahaa Sawir-qaadihii sida tooska ah u soo duubay Iska horimaadkii Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya ku dhex maray duleedka Laamu.
Xigasho: ITV.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Ceynte oo EU-da ka dhaadhicinaya qorshe haddii...

$
0
0

Muqdisho (Casimada Online) - Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa doonaysa inay maamusho deeqaha ay ka hesho Midowga Yurub kuwaas oo Ha'yaddo ay maamulaan go'aana aysan ku lahayn halka lagu bixinayo iyo sida loo bixinayo.
Wasiirka Qorsheynta xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ceynte ayaa sheegay inay qorshaynayaan in dowladdu ay maamusha lacagaha Midowga Yurub ay ka hesho oo loo gacan galiyo Ha'yaddo kuwaas oo dowladdu aysan go'aan ku lahayn.
Wasiir Ceynte ayaa xusay in dadaal ay dowladdu ugu jirto sidii Midowga Yurub uga dhaadhicin lahaayeen in iyagu maamulaan deeqaha ay ka helaan Midowga Yurub.
Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa lacago faro badan ka hesha Midowga Yurub waxaana maamula lacagahaa Ha'yaddo mana jidho wax laga ogaysiiyo Dowladda siday ku baxaan lacagahaasi.
Haddii Ceynte uu ku guuleysto in arrintan uu ogoleysiiyo Midowga Yurub, waxa ay dowladda usoo gacan gelin doontaa lacag farabadan, maadaama hadda la rumeysan yahay in magaca Somalia lagu cuno lacag aysan Soomaalida arag.Caasimadaa Online
Xafiiska MuqdishoCaassimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beelihii ugu cuslaa Hawiye oo raacay Ahlu-Suna

$
0
0

Dhuusomareeb (Caasimada Online) - Ergooyinka Beelaha wada deggan Goballadda Dhexe ee ku sugnaa Degmadda Cadaado ayaa u ruqaansaday magaallo-madaxda Gobalka Galgaaduud ee Dhuusa-mareeb, si ay uga qeyb galaan Shirweyne ay Ahlu Sunna Wal-jameeca gogoshiisa dhigtay.
Wafuudda Beelaha Wacaysle, Murusade iyo Cayr ayaa gaaray magaalladda Dhuusa-mareeb, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Mas'uuliyiin ka tirsan Ururka Ahlu-sunna Wal-jameeca ee gacanta ku haya inta badan Gobalka Galgaduud.
Wafdiga Beesha Wacaysle, waxaa hoggaaminayey Ex-Xildhibaan C/llaahi Geeddi Shadoor, oo isagu horey u shaaciyey inay Beeshiisa qaadaceen Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Dhexe ee haatan ka socda Degmadda Cadaado.
Ergadda Beesha Marayxaan ee ka mid ah Beelaha wada degga Goballadda Dhexe ayaa horey u gaaray Dhuusa-mareeb, si ay uga qeyb galaan Shirka looga tashanayo Aayaha dadka ku nool Goballadda Galgaduud iyo Mudug.
Dhinaca kale, Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federalka ee ka soo jeeda Goballadda Dhexe ayaa la sheegay inay gaareen Dhuusa-mareeb, si ay uga qeyb galayaan Shirka ka furmay Dhuusa-mareeb.
Ergooyinka haatan ku sugan Dhuusa-mareeb ayaa ku eedeeyey Dowladda Federalka inay faragelin ka hayaan Shirka Cadaado, isla markaana ay Dowladda taageerayso qaar ka mid ah Musharixiinta Madaxtinimadda oo ay ka tilmaameen Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, C/kariim Xuseen Guuleed oo ay sheegeen inuu ku fashilmay xilkii uu Dowladda Federalka ka hayey
C/kariim Xuseen Guuleed waxa uu Is-casilaadiisii hore ku tilmaamay iyadoo ay ku adkaatay Hawlihii loo idmay, isla markaan uu Amnigii Muqdisho faraha ka baxay.
Si kastaba ha ahaatee, Shirka ay Ahlu Sunna Wal-jameeca dhigeen magaalladda Dhuusa-mareeb ayaa u muuqda mid ay inta badan Beelaha wada deggan Goballadda Dhexe taageersan yahay, waxaana la filayaa in Shirkaasi lagu soo dhiso Maamul Gobaleed ay u dhan yihiin beelahaasi.Caasimadaa Online
Xafiiska MuqdishoCaassimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ximan & Xeeb oo ku biirtay shirka Dhusomareeb

$
0
0

Dhuusomareeb (Caasimada Online) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Ximan & Xeeb, Maxamed Xaaji Xuseen iyo wefdi uu horkacaayay, ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.
Dhuusamareeb waxaa Khamiistii si rasmi ah kaga furmay shir ay Ahlu Sunna sheegtay inay Maamul Goboleed ugu soo samaynayso Gobolada Dhexe, waxaana soo badanaaya dhinacyada ka qaybgalaysa.
Wefdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Ximan & Xeeb, ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb, iyadoona loo galbiyay halka loogu talla galay in martida la dejiyo.
Wasiirka oo Saxaafadda la hadlay, ayaa iclaamiyay Maamulka Ximan & Xeeb inuu qayb ka yahay shirka ka furmay Magaalada Dhuusamareeb, isla-markaana uu ayidaayo in Maamul loo dhan yahay loo sameeyo Gobolada Dhexe.
"Maamulka Ximan & Xeeb waa jooggaa shirka ka furmay Dhuusamareeb, waxaan soo dhaweyneynaa inay dadka deegaanka isugu yimaadaan shir loo dhan yahay." Ayuu yiri Wasiirka.
"Dadka deegaanka waxaan lee nahay inta ka dhiman shirka Dhuusamareeb ha timaado, maxaa yeelay waxaa lagu dhisayaa Maamul aan ku jirin hal dheeri ama gacan bidixeen." Ayuu yiri Wasiirka.
"Shirkii Cadaado wuxuu noqday mid aan ku socon wadada toosan, sidaasi daraadeed go'aankeena wuxuu yahay in aanu ka soo qaybgalno shirka Dhuusamareeb, ee gogoshiisu dhigtay Ahlu Sunna." Sidaasi waxaa yiri Maxamed Xaaji Xuseen.
Dhanka kale Nabadoon C/laahi Geedi Shadoor oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Gobolada Dhexe iyo xubno kale, oo uu hor boodaayay, ayaa sidoo kale gaaray Magaaalada Dhuusamareeb, si ay kaga qaybgalaan shirka ka furmay.
Ahlu Sunna, ayaa soo dhaweynaysa ergada kala duwan ee ku qul qulaysa Dhuusamareeb, waxayna Ahlu Sunna sheegtay inay Maamul u soo dhisayso Gobolada Mudug, Galgaduud iyo qayb ka mid ah Hiiraan.Caasimadaa Online
Xafiiska MuqdishoCaassimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro: Axmed Madoobe oo Tedros Adhanom u gudbiyay...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Hogaamiyaha Maaamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo ku sugan Magaalada Addis ababa ee Xarunta dalka Ethiopia ayaa waxa uu kulan khaas ah la qaatay Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada ee Ethiopia Dr.Tedros Adhanom.
Labada Mas'uul ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid ahaaayen Amanka iyo Khilaafka ka dhexeeya Jubbaland iyo Koonfur galbeed.
Axmed Maoobe oo hadalka ku hor maray ayaa waxa uu Tedros Adhanom uga warbixiyay sida uu ku bilowday Khilaafka labada maamul iyo waxyaabaha uu ka dhashay waxa uuna Axmed Madoobe Wasiirka u sheegay in kaliya Khilaafka uu yahay mid ku saleysan dhismaha Baarlamaanka Jubbaland oo uu Shariif Xassan ku doonaayay in loo kordhiyo xubnaha ay heleen beelaha kasoo jeeda deegaanada Koonfur galbeed eek u hoos nool Maamulka Jubbaland.
Axmed Madoobe ayaa ku dooday in ka maamul ahaan aysan awood u laheyn in beel gaar ah ay u kordhiyaa tirade Xildhibaano taasina ay ku adagtay.
Dr.Tedros oo ah Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia ayaa sheegay in Jubbaland iyo Koonfur galbeed oo kaliya uu khuseeyo heshiiskii Addis Ababa sidaas darteedna aysan jiri karin wax wadahadal ka baxsan oo ay ku xalin karaan khilaafkooda isagoo intaas ku daray in Ethiopia ay hubto in si wadajir ah xal looga gaari doono khilaafkan.
Dr.Tedros ayaa Axmed Madoobe ku booriyay inuusan ka ag fogaan Hogaamiyaha Koonfur Galbeed waxa uuna u cadeeyay in Dowlada Ethiopia ay labada maamul u taageereyso si wada jir cid gaar ahna u badan doonin.
Dowlada Ethiopia oo saaxiib dhow la ah Axmed Madoobe iyo Shariif Xassan ayaa waxaa ka go'an sidii labada maamul uga caawin lahayd xal uhelida khilaafka udhaxeeya.
Labada madaxweyne ayaa la sheegay inay diyaar uyihiin sidii khilaafka labada dhinac xal loo gaari lahaa.
Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Atom & Muxiyadiin Gacamey

$
0
0

(Garoowe Galgalanews) Dadka ayaa ku Jaah wareersan waxa loo Sabaalinayo Saraakiil doonaysa inay Dumiso PL oo Jirtay 17-Sano' halka dad kale oo cadaalad Daro ka tirsaday Dowlada PL Hoobiyaal loogu Garaacay oo loo Gubay Loo Barakiciyay Boqolaal Kun oo Qoys oo aan waxba Galabsan.
Muxiyadiin Gacamay oo Ciidamo ku uruusaday Duleedka PL ayaa sheegay inuu ka cabanayo Mushahar La'aan baahsan taasina ay keentay inu Goosto!!
Maxamed Siciid Atam oo Ciidamadii Cismaan Diyaano ee PIS-tu Handaad kala ugu gaysteen Bosaaso ayaa Ciidamo Gadoodsan la Galay Buuraha Galgala taasi oo ilaa haatan laga saari kari waayay raadkoodii oo markii danbe isu bedelay feker qaldan.
Maxaa u diiday in Atam Markii uu Gadooday sidan oo kale loo Dhex-Dhexaadiyo isaga Dowladii Markaasi Jirtay ee Gen Cade Muuse" Miyaanay Haboonayn in Cid kasta oo wax-tabanaysa la qanciyo.
Hadii Maxamed Siciid Atam Danbiile ahaa" Maantana Muxiyadiin Gacanay waa danbiile kale oo doonaya inuu Puntland Dumiyo Ma arko wax Farqi ah oo u dhexeeya.
Warar kale oo Dheeraad ah ( DHEGAYSO Waraysi)
Taliye ku-xigeenkii hore ee ciidamada booliska Puntland Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa markii ugu horreysey ka hadlay sababta ku kalliftay isaga iyo ciidamada uu hoggaaminayo in ay gadoodaan.
Muxiyadiin oo waraysi gaar ah siiyey laanta afka Soomaaliga ee idaacadda BBC, ayaa xusay in sababta koowaad ee keentay gadoodku ay tahay kadib markii ciidamada uu hoggaamiyo muddo sannad ka badan wax xuquuq ah la siin.
"Sababta aan u gadoodney waxa weeye xuquuq la'aan...ciidamada Puntland oo dhan baa gadoodsan, ciidamadu muddo sannad iyo dhowr bilood ah wax xuquuq ah, wax mushahar ah, wax gunno ah iyo wax raashin ah ma helin" ayuu yiri.
Sababta uu xal kale oon gadoodka ahayn u raadin waayey ayaa la weydiiyey, wuxuuna sheegay in uu is-ku-day badan sameeyey lana kulmay madaxda sare ee dowladda, balse uu waayey cid dalabkiisa jawaab ka bixisa.
"Xaaskeyga waa la jir-diley!"
Gen. Muxiyadiin ayaa dhanka kale wax laga xumaado ku tilmaamay in ciidamada dowladdu si sharci darro ah iyagoo xoog adeegsanaya ku galaan gurigiisa magaalada Garowe. Sidoo kale wuxuu sheegay in qayb kamid ah gurigiisa la dumiyey islamarkaana la jir-diley xaaskiisa.
"hadda markii aan magaalada ka baxnay waxaa dhacday in guryihii dib loogu noqday oo xasaaskii dhashiike lala dhacay, biilkii laga qaatay lana jir diray" ayuu yiri.
Mar la weydiiyey su'aal ahayd yaad ku eedeynaysaa falka gurigaaga lagu galay? Wuxuu ku jawaabay in ciidamada gurigiisa soo weeraray uu soo amray Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waa sida uu hadalka u dhigaye.
Xiriir miyaa ka dhexeeya xil-ka-qaadista iyo gadoodka?
Taliye ku-xigeenkii hore ee ciidamada booliska Puntland wuxuu beeniyey in wax xiriir ahi ka dhexeeyo xil-ka-qaadistii lagu sameeyey iyo weliba gadoodka, isagoo xusay in xilka dhowr bilood kahor laga xayuubiyey wax dhib ahna uusan u arkin.
Isagoo taas sharraxaya waxaa hadalladiisii kamid ahaa "Xilka aniga shan bilood kahor baa layga qaaday kamana hadlin mana ku doodayo...xil ka qaadista iyo gadoodku iskuma xirna...taasi wax jira maaha marmarsiinyo ayaa laga dhiganayaa"
Marar badan wuxuu ku celceliyey in arrinta uu ka carooday tahay xuquuq la'aanta cidamada iyo weliba in Madaxweynuhu amar ku bixiyey in hal mar la ruqseeyo guuto dhan oo boqollaal askri ka koobnayd loona diido inay xuquuqdooda helaan.
Jeneraalka ayaa carrabka ku adkeeyey in uusan rabin colaad iyo fawdo ka dhacda Puntland isalamarkaana ciidamadiisa uu amar ku siiyey in aysan ku dhaqaaqin wax nabadgelyada khal khal gelin kara.
"waxa aan ka carareynaba waxa weeye in dhibaato amni dhacdo...waa xakameeyey anigu ilaa shan bilood, in ciidankaasi fowdo sameeyaan waa ka hor tegey" ayuu yiri.
Waxagaradka, aqoonyahanka iyo siyaasiyiina Puntland ayuu baaq u diray, isagoo sheegay in iyaga looga fadhiyo xallinta iyo ka go'aan gaarista xiisadda hadda taagan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waraysi Madaxa-Dahabshiil (DHEGAYSO)

$
0
0

Islamic Al-Shabab militants in deadly Somalia attack

$
0
0

Islamic militants from the al-Qaida-linked al-Shabab group have reportedly attacked a remote African Union base in Somalia, causing many casualties. The African Union mission confirmed there had been an early morning attack on their outpost in the village ...
Weblinks: 

Askar badan AMISOM oo la laayay iyo kuwa la afduubtey

$
0
0

Kn: Illaa 70 askari ayaa lagu soo waramayaa in ay dhimatay, 20 kalana ay maqanyihiin kadib markii shalay loo dhacay xarun AMISOM ay ku leedahay tuulada Leego ee gobolka Shabeelada Hoose.
Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in illaa 40 shacabka magaalada ah iyaguna ay dagaalyahanada Alshabaab horey u kaxeysteen, oo uu ku jiro guddoomiye ku xigeenkii deegaankaasi.
Alshabaab ayaa gabi ahaanba qabsaday xerada Alshabaab iyo tuulada Leego, ka hor intiisa aysan ka bixin.
Ciidamada AMISOM ee ka socda Burundi ayay tahay markii labaad oo qasaaro intan la'eg uu kasoo gaaro weerarka Alshabaab markaliya, waxaana horey u jirtey in ka hor intii aanan Alshabaab Xamar laga saarin dhawr sano ka hor sidan oo kale oo illaa 70 askari AMISOM looga diley dagaal ka dhacat degmada Dayniile.
AMISOM iyo dowladda Soomaaliya ayaa wali la rafanaya sidii ay u sharixi lahaayeen waxa meesha ka dhacay waxa meesha ka dhacay ee rasmiga ah, waxaana jira hadalo is burinaya oo ay saxaafadda ka sheegayaan.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya oo afduubatay wadaad Soomaali caan ah!!

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidamada amaanka Magaalada Gaarisa ayaa qafaashay wadaad can ka ahaa Magaalada Gaarisa oo magaciisa lagu sheegay Cumar Salaad.
Sheekh Cumar ayaa la sheegayaa inuu macalin ka ahaa masjidu taqwa ee Magaalada Gaarisa, waxaana masjidka kala baxay ciidamada amaanka oo ku ritay gaari yar oo nooca raaxada ah.
Ciidamada ayaa Cumar Salaad dhowr jeer la sameeyay xiriir waxa ayna ku eedeynaayen inuu Carruurta ku tarbiyeeyo ka qeybqaadashada waxa loogu yeero jihaadka, iyagoona sidoo kale ku dhaliilay in dhowr dhalinyaro oo dugsigaasi dhiganaayay ka qeybqaatay weeraro ka dhacay Gaarisa.
Ehelada Sheekha oo u waramaayay warbaahinta ayaa sheegay in macalinka uu ku jiro gacanta Dowlada Kenya balse ay ka dalbanayaan in lasii daayo ama Maxkamada lasoo taago.
Ma aha markii koobaad ee culimo laga afdtuubto magaalada Gaarisa,waana arin kusoo laab laabatay gobolka waqooyi Bari Kenya.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

PUNTLAND: Madaxweyne Xasan wax ha la tuso..

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Xasan, ayaa aad u dhaliilay qaabka ay DF Somalia ku hirgalineyso Dastuurka dalka.
Waxa uu Wasiirku sheegay in Xassan Sheekh uu u baahan yahay in waxbadan laga tuso dhanka wanaagsan, si uu yiri meesha looga saaro baalmarka sharciyada dalka.
Mar uu ka hadlaayay Nidaamka Federaaliisimka ayuu sheegay in DF Somalia ay dhan waliba ka baalmartay, waxa uuna cadeeyay in dhismaha Maamul goboleedyada uusan sal iyo baar ku laheyn sharciga ama qaadashada Federaaliisimka.
Waxa uu sidoo kale, Wasiirku sheegay in ka maamul ahaan aysan marnaba taageeri doonin guulaha kasoo bixi doona shirka gabagabada maraayo ee loo dhisaayo Gobolada Dhexe.
Dhanka kale, waxa uu ku goodiyay inay ka hor imaan doonan cid kasta oo soo dhawaysa maamulka Cadaado laga dhisayo.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Odowaa oo la rabo in shirka laga wareejiyo

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia, C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ku howlan xal u helida Khilaafyada ka taagan shirka Cadaado, ayaa waxaa hadana soo baxaayo dacwado ay Odawaa ka soo gudbinayaan Ergooyinka qaaar.
Ergooyinka oo dacwado soo gaarsiiyay Xafiisyada Madaxweyne Xassan iyo Ra'isul wasaare Cumar, ayaa waxa ay Wasiirka ku eedeynayaan inuu fashiliyay ujeedkii laga lahaa shirka.
Ciise Cabdi oo kamid ah Ergada ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in Ergadu ay qaati ka taagaantahay Wasiir Odawaa waxa uuna sheegay in Xassan Sheekh iyo Cumar C/rashiid ay ka dalbadeen in shirka laga wareejiyo Odawaa oo loo dhiibo xubno kale.
Waxa uu sheegay in Ergada aysan ku qanacsaneyn shaqooyinka uu hayo Odawaa, hadii uu Xasan ka dhaga adeegana waxa uu wacad ku maray inay ku biiri doonaan shirka ka socda Dhuusamareeb.
Geesta kale, Odawaa ayaa lagu eedeynayaa inuu sabab u yahay go'aanka ay qaaten Ergada isaga baxday shirka Cadaado ee ku biiray kan dhuusamareeb, waxa uuna halis ugu jiraa in laga wareejiyo xilka, bacdamaa ay sii kordheyso tirada ku biireyso shirkaa dhuusamareeb.Caasimada Online Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


XOG: Kulan saddex geesood ah oo ka dhacay Xafiiska...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo wareedyo ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa inoo xaqiijiyay in Madaxweynaha iyo Ra'isul wasaaraha ay si wada jir ah kulan uu albaabada u xirnaa ay la qaaten Danjiraha Dowlada Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka Somalia Mohamed Al-Othmani.
Shirka oo ahaa Seddex geesood ayaa waxa ay Mas'uuliyiintaasi uga wada hadleen Amaanka, Xiriirka labada dal iyo arrimo la xiriira weerarada is xigxiga ay Mas'uuliyiinta Imaaraadka ka joogta Somalia kala kulmayaan Maleeshiyaadka Al-shabaab.
Madaxweyne Xassan iyo Ra'isul wasaare Cumar ayaa marka hore Danjiraha uga warbixiyay xaalada guud ee Somalia iyo weerarada ay Al-shabaa ku hayaan dalalka garabtaagan Somalia, waxa ayna u sheegen Safiirka in weerarkii lagu qaaday uu qeyb ka yahay duulaanka ay Maleeshiyada ku ugaarsanayaan Dowladaha saaxiibada la ah Somalia.
Intaa kadib Danjire Mohamed Al-Othmani ayaa Madaxweyne Xassan iyo Ra'isul wasaare Cumar ka dalbaday in loo kordhiyo Ciidamada ka howlgalaaya Xarumaha Imaaraadka ay ku leedahay Somalia, waxa uuna sidoo kale ku wargaliyay in Safaaradu ay qorsheyneyso inay la imaado ciidamo dheeri ah oo ka socda dalka Imaaraadka kuwaasi oo lagu biirin doono kuwa iminka ka howlgala Safaarada iyo Xarumaha kale.
Mohamed Al-Othmani ayaa Labada Mas'uul u sheegay inay u danqanayaan dhibta soo gaarta Ciidamada Dowlada Somalia, taasi bedelkeeduna ay ka doorbidayaan in qorshayaasha ay maleegayaan Al-shabaaab uu iyaga ku ekaado, maadaama uu yiri ay lid ku yihiin amaanka iyo xasiloonida dalka Somalia.
Sidoo kale, Mohamed Al-Othmani waxa uu Madaxweynaha iyo Ra'isul wasaaraha u sheegay inay dusha saaran doonaan mas'uuliyada iyo nolosha Ciidamada Militeriga ee ka howlga Safaarada iyo Xarumaha kale, maadaama ay dusha u dhiganayaan dhibta lala damacsan yahay Diblumaasiyiinta Imaaraadka ka jooga Somalia.
Madaxweyne Xassan iyo Ra'isul wasaare Cumar ayaa soo dhaweeyay go'aanka geesinimadu ay ku dheehan tahay oo uu qaatay Danjire Mohamed Al-Othmani.
Dhanka kale, Kulanka ayaa waxa isku weydaarsadeen su'aalo iyo arrimo kale oo xasaasi ah inkastoo Caasimada Online aysan helin Macluumaad intaa kabadan balse ay Mas'uuliyiintaasi isla arkeen qodobo muhiim ah.Caasimada Online Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

RASMI: Turkey-ga oo safiirnimada Sambaloolshe soo...

$
0
0

Ankara (Caasimada Online) - Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah usoo diiday inay aqbasho codsigii dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ahaa in Cabdullaahi Maxamed Cali Sambalooshe uu noqday safiirka Soomaaliya u fadhinaya dalkaas.
Caasimada Online ayaa xog gaar ah oo ay daabacday 15-kii June 2015, ku sheegtay inay jireen astaamo muujinaya in Turkiga soo diidi doonaan Sambalooshe, waxaana hadda arrintu ay noqotay mid rasmi ah.
Sida xubno ka tirasan safaaradda Soomaaliya ee Ankara ay u sheegeen Caasimada Online, dowladda Turkiga ayaa ku war-gelisay dowladda Soomaaliya inay diiday Sambaloolshe sababo ay ku sheegtay inay u aragto inuusan wanaajin karin xiriirka labada dhinac.
Waxa kale oo Turkiga ay sheegeen inaysan ku qancin qualification-ka ama waxyaabihii looga baahnaa safiirnimadiisa ee uu soo gudbiyey.
Si kastaba, xog kale oo gaar ah oo ay Caasimada Online heshay ayaa sheegeysa in diidmada Sambalooshe ay ka shaqeeyeen siyaasiyiinta kooxda Aala Sheekh oo si weyn ugu xirran dowladda Turkiga, dagaal siyaasadeedna ku haya Xasan Sheekh.
Xiriirka Turkiga iyo dowladda Xasan Sheekh ayaa sii xumaanayey bilihii ugu dambeeyey, kadib markii ay dowladda aad ugu dhowaatay dalal carbeed sida Qatar iyo Imaaraadka, oo siyaasadda ay isku diidan yihiin Turkiga.
Dowladda Soomaaliya ayaan illaa iyo hadda si rasmi ah u shaacin xilka loo magacaabay Sambaloolshe, waxayna isku dayeysay in marka hore ay xaqiijin ka hesho xukuumadda Ankara, balse xubno ka tirsan Villa Somalia ayaa Caasimada Online si qarsoodi ah ugu soo gudbiyey warqaddii loo diray dowladda Turkiga ee looga codsaday inay aqabalaan Sambalooshe oo ku taariikheysan 25-ka May 2015. Halkan hoose ka arag
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Culuma’udiin kashifay 2 mas’uul oo DF ka tirsan oo...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddiga Badbaadinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee uu hogaamiyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa dacwad ka geeyay laba mas'uul oo dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaa arrimaha qaxootiga kadib markii laga reebay markabka Nawaal 3 ee uu ku deeqay ganacsade Soomaaliyeed iyadoo ay dhowaan soo shaac baxday inay labadan mas'uul ku lug yeeshaan fadeexad ay lacag uga qaateen dadkii qaxootiga ahaa ee Yeman laga soo qaaday.
Gudoomiyaha guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa xaqiijiyay inay jiraan shaqsiyaad carqalad ku haya howshii gurmadka ahayd ee loo waday Soomaalida ku sugan dalka Yemen. wuxuuna si cad u sheegay inuu ka mid yahay Qunsulka Soomaaliya u fadhiyay Magaalada Cadan Cabdi Xasan Axmed (Suudaani).
Sheekha ayaa sheegay inuu ninkan iyo shaqsiyaad kale Markabka ku abuureen khalkhal islamarkaana, iyagoo la xiriiray dalka Yemen kana fidiyay dayaacado Markabka Nawaal 3 waxayna olole u galeen inaan wax dad ah la saarin, maadaama uu yahay markab halis ah oo dadkii hore loogu soo qaaday in badan oo kamida ku dhinteen.
Sheekh Nuur Baaruud wuxuu sheegay in hadalkaas laga faafiyay markanka ay dhibaato weyn ay ka mareen guddigooda sidii ay ku beenin lahaayeen, ayna qoreen warqado ay xaqiiqda Markabka ku caddeynayaan.
Sheekh Nuur wuxuu xaqiijiyay in Qunsulka iyo mas'uulka kale oo xafiiska ra'iisal wasaaraha ka socday laga reebay Markabka laakiin ay Muqdisho ka wadaan dacaayad, wuxuuna dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay raggan wax ka qabato wuxuuna ku eedeeyay inay dhaawac weyn gaarsiiyeen howshii ay umadda u hayeen.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddi u saartay baaritaanka arrintan iyadoo aan weli wax tallaabo ah ka qaadin labada nin ee fadeexadan ku lugta yeeshay oo kala ah:
1. Qunsulka Cadan u jooga dowlada Soomaaliya ninka lagu magacaabo Cabdi Xasan Axmed (Suudaani)
2. Agaasimaha Waaxda Xiriirka Dadweynha iyoo Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdicasiis Yuusuf.
Isha goobjooge
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan C/raxmaan Xoosh oo xog dheeri ah ka...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ah baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hadlay mooshinka xil ka xayuubinta madaxweyne Xasan Sheekh ee diyaarintiisu ay iminka gebo gebo mareyso.
Xogta mooshinkan oo ay saxiixeen 139 xildhibaan ayaa waxaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday Caasimada Online 25-kii bishan June. Halkan ka aqri.
Xoosh oo bartiisa facebook ku share gareeyey warkii ay Caasimada Online qortay ayaa sidoo kale sheegay in mooshinka uu iminka taageero xooggan uruursanayo, ayna muuqato xil ka qaadista madaxweyne Xasan.
Waxa uu madaxweyne ku eedeeyey musuq-maasuq, tacaddiyo ka dhan ah xuquuqda aadaanaha iyo ka xadgudubka dastuurka federaalka ah ee asaga lagu soo doortay.
"Doorashadii Xasan Sheekh waxa ahayd shil, aysan ahayn inuu dhaco" ayuu yiri Xoosh.Halkan hoose ka arag fariinta uu Xoosh Jabriil soo dhigay Facebook.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Weerarrada al-Shabab iyo Aragtida Aqoonyahanka

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live