Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Shirka Barlamaannada Afrika ee ka socda Johannseburg...

$
0
0

Shirka Guddigia joogtada ee Barlaamanada Afrika oo kasocda magaalada Johannseburg,oo ay ka qeybgalayaan Madaxweynayaal horay xilal ugu soo qabtay Dalalka ku bohoobay IGAD iyo mas"uuliyiin horay u ahaa hogaamiyaasha Barlamaanada Dalalkooda ayaa diiradda lagu saaray hogaaminta Haweenka Qaaradda Africa,dhul beereedka Afrika iyo cilimada sii kululunaaysa ee Dunida.
Shirkan oo lagu casuumay Gudoomiyaha Barlamaanada Afrika ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomihii hore Barlamaanka Jabuuti, Maxamed Cali Xumad Madaxweynihii hore ee Dalka Botswan waxa ayna qudbado ka jeediyeen Shirka iyagoo a hadlay arimo ay ka mid yihiin dhaqaalaha,waxbarashada,cilimada iyo sidii ay Haweenka Afrika la doonayo in ay hogaanka qabtaan sanada 2063.
Xildhibaan Cabdi Xukun oo ah xildhibaanka ugu qeybgalay Shirka Barnalamanada Afrika ayaa ka hadlay maalgashiga,hormarinta bay'adda beeraha.
"Waxaa loogu hadlay arimaha hormarinta bay'adda hormarinta beeraha maalgashiga qaaradda waxa ka faa'ideysta Wadamada Hindi iyo qaar kale ayadoo Soomaaliya aan wali gaarin arintaas"
Shirkan ayaa la filayaa in natiija wax ku ool ah laga saaro maadamad la filayo in bisha november ee so socoto uu dhaca doono Shirk weyn oo Baralamanka Afrika ay kaga hadli doonan arimo xasaasi ah oo Qaaradda.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Doodda Musharaxiinta Xisbiga Jamhuuriga

$
0
0

Dhagarqabe ka tirsanaa UGUS oo ku dhintay qarax uu...

$
0
0

Dhagar qabe katirsanaa Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab oo Doonayay inu isku qarxiyo bulshada dhaxdooda ayaa ku dhintay intii uu isku xirayay Qaraxa, waxayna dhacdadaasi ka dhacday Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir gaar ahaana halka loo yaqaan Masjidka Cali Geeddi.
Taliyaha Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Somaaliyeed Sareeya Guuto C/raxmaan Maxamed Tuuryare Cumda oo ay wehliyeen Saraakiil ka tirsan hay'adda ayaa kormeer ku tagay Halka uu ku qarxay dhagarqabaha katirsanaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee doonayay inuu dhibaateeyo shacabka Somaaliyeed balse isaga naftiisa ku waayay.
Intaasi kadib ayaa Ciidamada Nisa waxay qabteen Xaaska dhagarqabihii geeriyooday iyo Gabar la dhalatay,nin Mooto Bajaaj ku qaadi rabay iyo Malkiilaha Guriga uu deganaa ninka dhintay.
Afhayeenka Wasaarada Amniga Gudaha Maxamed Yuusuf Cismaan oo Saxaafada kula hadlay irida guriga uu deganaa dhagarqabaha Naftisa haligay ayaa waxa uu sheegay in Guriga ay lawareegtay Dowaldda Somaaliya gaar ahaan Hay'ada Nabadsugida iyo Siroonka islamarkaana baaris lagu sameynayo kuwa gacanta lagu hayo.
"sidaa ujeedaanba maanta Ciidamada Amniga waxay kahortageen islamarkaana ay kahortageen inuu dhaco dhib ay Kooxda Ugus la damacsanaayen bulshada maanto jimco ah oo dadka dhan sahqooyinka ka nasanayaan midkamid ah dhagarqabayaasha Ugus uu rabay intuu umada dhaxtago inuu isku qarxiyo qaar kamid ah Ciidamada nisa oo rondo ugu socday meelaha ka baxsan magaalada nin dhalinyaro ah oo 17-jir ah oo la yiraahdo Mustfa Ibraahim Cali ayaa geed hoostiisa geedka loo yaqaana Cal garoobka rabay inuu iskulasoo xiro waxyaabaha qarxa suun ah oo dhaxda uu ku xiranaayay markii uu arkay askari katirsan nisa oo askarigiina uu weydiiyay meesha maxaa ugu jirtaa markiiba waxaa qarxay ninkii dhalinyarada ahaa ee la dhihi jiray Mustfa Ibraahim Cali afrax oo sidaa aragteenba ukala go'ay dhowr cad ciidanka markiiba baaris ayay sameeyen waxay qabteen ninkii mootada ku qaadi lahaa oo geyn lahaa meel ay dadka ku badan yihiin " ayuu yiri Afhayeenka
Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdioonka Qaranka iyo Ciidanka Boliska ayaa lagu arkayaa wadooyinka Caasimada Muqdisho si ay u sugaan Amniga halka ciidama kalana ay ku roondeeyaan Xaafadaha iyagoo kahortgaya Qaraxyada iyo dilalka mararka qaar Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ka geystaan Magaalada Muqdisho.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageeyso warka duhur ee Radio Muqdisho

$
0
0

Bandhiga Buugaaga Hargeysa oo soo Xidhmay

$
0
0

Gaarisa: Ololaha Soo Celinta Waxbarashada

$
0
0

Maxkamad ku taala dalka Mareykanka oo la soo taagay...

$
0
0

Maxkamad ku taala magaalada San Diego gobolka California ayaa dhagaysanaysa dacwad loo haysto 6 muwaadin oo Soomaali ah kuwaasoo lagu eedeeyay inay doonayeen inay ku biiraan kooxda Daacish ee bariga dhexe ka aas aasan.
Dacwad oogayaasha maxkamadda ayaa sheegay in lixdaan muwaadin la qabtay bishii April ee sanadkaan ay qorshaynayeen inay u safraan dalka Turkiga kadibna ay u sii gudbaan Suuriya ama Ciraaq si ay ugu biiraan kooxda Daacish.
Maxkamadda ayaa loo gudbiyay qoraallo la sheegay in laga helay guri ay degenaayeen labo muwaadin oo la kala yiraahdo Max'ed C/xamiid Faarax iyo C/raxmaan Yaasiin Daa'uud kuwaasoo ay ku qoran yihiin qoraalo ay is dhaafsadeen xubno Daacish ka tirsan oo Syria jooga.
Guddoonka maxkamadda ayaan wlli go'aan qaadan, waxaana loo balamay Isniinta soo socota.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“GUURTIDII AYAA DIIDAY MADAXWEYNIHII ,SHACABKIINA U...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)Maxamed Nuur Carraale Duur, wasiirkii hore ee arrimaha gudaha xukumadda Siilaanyo, haatana ka tirsan xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa la yaab ka muujiyay guddi haldoorka guurtida ah oo shalay kulan la yeeshay Madaxweynaha islamarkaana sheegay inay si cad u diideen inay ayidaan heshiiskii asxaabta.
Waxa uu arrintan ku tilmaamay mid ii dheh ah oo aan daacad laga ahayn. Waxa uu soo jeediyay qodobo dhawr ah oo uu ku dhaliilay hanaanka siyaasadeed ee Somaliland.
Shalay ayaa kulan aan laga helin xogo madax banaani dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo guddi guurtida metelaysay, waxaana muuqaal telefishanka qaranka oo ahaa warbaahinta kaliya ee loo ogolaaday laga baahiyay guddida guurtidu sheegtay inay si cad u diideen arrinta madaxweynuhu hor dhigay oo ay sheegeen inuu ka dalbaday inay ogolaadaan heshiiskii asxaabta, balse ay si cad u diideen.
Mudane Duur oo boggiisa Facebook soo dhigay qoraal uu arrintan kaga hadlay ayaa yidhi "GUURTIDII AYAA DIIDAY MADAXWEYNIHII ,SHACABKIINA U SHEEGTAY ! WAA XAAJO UGUB AH ! .
Waxaan is leeyahay shacabka reer somaliland labo qodob midna kuma cusba , umana baahna sheegid iyo shharaxaad midna :
1. Siyaasada somaliland taalaa waa mid soo noqnoqota sida habeenka iyo maalinta oo ma jirto wax ku cusub marnaba . Waayo ? Waxaan jirin kala duwaanshihii mabaadida siyaasadeed iyo aragti ku dhisan in la eego mustaqbalka fog .
Markaa waa in aynu fahanaa si cad inta aynaan hadlin inay garan karaan waxaynu odhon doono , waayo waxaa ku filan kaad tahay MUCAARAD IYO MUXAAFAD .Guurtiduna malaa iyada mawqifkeedu waa DIIN DHARAARED .
2 . Dadku maanta way ogyihiin inay maqantahay hogaamintii abuuri lahayd aragti cusub ( hal abuur ) , ama hogaankii keeni lahaa xal waara isagoo soo bandhigaya xaqiiqda jirta.
Waayo ? Waxaa maqan dhiiranaantii lagu dhiiran lahaa runta , waxaa maqan gudoonkii, waxa maqan go'aankii .
Hadaba inta hadashaa een ka midka ahay aan is waydiino fariinta aanu gudbinaynaa siday shacabka u gaadhay si togan mise si taban .Hadaba Madaxweyne fariintii guurtidu na soo gaadhee maxaa nooga baxay ?
A . Waxaa muuqday madaxweyne in masuuliyadii koowad ee hogaamintu ahayd cadaynta xaqiiqda jirta inay maqantahay.
B. Inaad ka baxday heshiiskii sadexda xisbi iyo xukuumadu saxeexeen adoo ka door bidaya danta qaranka maalmaha kooban ee u dhexeeya .
C . In guurtida warkeedii ahaa ii dheha ma dhaafi karo heshiiskiiye .
D . In dhaxalku yahay wax kasta waxooda lagu gudaa ! ( fail to honor people , they fail to honor you )
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: “Waxa Dilal Ka Dhacaya Dalka Xukuumaddaa Qayb...

$
0
0

Shariif Sheekhuunaa oo gaboow dartiis looga saaray...

$
0
0

Kn: Golaha wasiiradda ayaa ansixiyey xubin cusub oo badalaya Shariif Sheekhuunaa, taliyihii hore ee booliiska Soomaaliya , kaasi oo galaya booskii mas'uulkan uu kaga jirey golaha adeegga Garsoorka oo ay horey u ansixiyeen wasiiradda.
Sida ay xaqiijiyeen illo xog ogaal ah, golaha wasiiradda ayaa badalka ku sababeeyey in uu mas'uulkani dhaafay da'dii sharciga ahayd ee lagu shaqeynayay, isaga oo gaaray da'da gaboowga.
Golaha wasiirada ayaa sidoo kale ansixiyey xubin kale oo Golaha Adeegga Garsoorka ka tirsanaa, balse magaciisa horey loo qalday markii la ansixinayay, sidaasi darteed hadda la ansixiyey magaciisa saxda ah.
Golaha Adeegga Garsoorka waxa ay ka koobanyihiin 9 xubnood, waxaa hadda magacaaban 7 xubnood, labada maqan waa Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga oo aanan wali la dhisin iyo Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka oo aanan isna la dhisin.
Waa hey'adda garsoorka ee dalka ugu sareysa, waxaana xubno ka ah Xeer Illaaliyaha Guud iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
Maamul goboleedyada iyo xildhibaanada baarlamaanka ayaa wali cabasho ka qaba kuwa ay ka koobanyihiin golahani, iyo qaabka lagu soo xuley.
Xubnaha 7-da ah ee hadda dhisan ayaa waxa ay awood u leeyihiin in ay soo dhisaan maxkamadda dastuuriga ah, taasi oo hadhoow iyadu ah tan lagu kala bixi doono marka la'isku qabto qodob dastuuri ah.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Heshiiska Maamulka Hiran & Sh. Dhexe

$
0
0

Video : Aaskii Cabdirishiid Cali Sharma’arke loo...

$
0
0

Kn: Waxaa soo ifbaxaya muuqaalo dhaxalgal ah oo ka mid ah keydka taariikhda Soomaaliya, waxaana ka mid ah mid muujinaya aaskii qaran ee loo sameeyey madaxweynihii Soomaaliya ee qaarijinta lagu diley Cabdirishiid Cali Sharma'arke.
Aaska waxa uu ka dhacayaa magaalada Muqdisho, waxaana filimka uu muujinaya calanka Soomaaliya iyo kuwa safaaradaha ajnabiga oo dhamaantood hoos loo dhigey, waxyaabihii ay qoreen jaraa'idka dalka oo afka Ingiriiska ku qoran, iyo waliba hab maamuuskii loo aasay madaxweynaha.
Muuqaalkani iyo kuwa kale oo aad muhiim ah ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyey lasoo dhigayay bog Youtube oo magaciisu yahay Abduwahed Salah, dabcana waa qof haya keyd muhiim oo bulshada Soomaaliya ay hamuun weyn u qabto in ay aragto.Daawasho Wacan
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Baarlamaanka oo looga hadlay cudurka Cagaarshoowga...

$
0
0

Kn: Kulankii 29-aad ee Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka ayaa maanta lagu furay warbixin laga dhageytay guddoomiyaha guddiga Arrimaha bulshada ee Baarlamaanka Dr Cusmaan Maxamuud Dufle, ayadoo warbixintaasina ay ka hadleysay waci gelinta Waxyeelada cudurka cagaarshowga.
Warbixintaasi kaddib waxaa Xildhibaannadu gudageleen ka doodista sharciga Isgaarsiinta Qaranka kadib markii guddiga Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Baarlamaanka ay Xildhibaannada usoo celiyeen warbixintooda la xiriirta wax ka bedelkii iyo tallooyinkii lagu soo kordhiyey Sharciga Isgaarsiinta Qaranka, waxaana Mudaneyaasha Baarlamaanku si wadajir ah uga mahad celiyeen guddiga Warfaafinta shaqada adag ee ay soo qabteen waxaana dhinaca kale ay soo jeediyeen tallooyin hor leh oo ay doonayaan in lagu daro sharcigan maraya marxaladihii ugu dambeeyey.
Gunta dooda Xildhibaannada Baarlamaanku waxey quseysay qodobbo dhowr ah oo kala ahaa sameynta hay'adda ama guddiga isgaarsiinta Qaranka, awoodaha guddiga ama hay'adda, in sharcigan laga talagelin shirkadaha isgaarsiinta ee hada jirta oo dalkan maalgelin ku sameeyey, in sidoo kale shirkadaha xubno ku yeeshaan guddiga ama hay'adda iyo in sharcigan lagu cadeeyo xuquuqda shaqaaleysiinta ee ay Haweenka Soomaaliyeed ku yeelanayaan shirkadaha Isgaarsiinta Dalka.
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo shirka guddoominayey ayaa gebagebadii kulanka tilmaamay in dooda Xildhibaannadu ay aad u dheeraatay islamarkaana la dhameystiri doono maalinnimada berrito ah gelinka dambe maadaama ay Xildhibaannadu xaq u wada leeyihiin iney ra'yigooda dhiibtaan.
Dooda Hindise Sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka waxaa isku qoray iney ka qeyb qaataan 46 Xildhibaan, kaliya 15 Mudane ayaa fikirkooda dhiibtay, waxaana haray 31 Xildhibaan oo iyagu ra'yigooda dhiiban doona gelinki dambe ee berry, waayo maalinnimada berrito ah waxaa Baarlamaanka hor imaan doonta si ay su'aallo Xildhibaannada uga jawaabto Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha iyo Tacliinta Sare.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nadaara , afhayeenkii Koonfur Galbeed oo shaqadiisii...

$
0
0

Kn: Bishii Maarso ee Sanadkaan ayeey ahayd markii Wariye Nadaara oo loo magacaabay Xilka Afhayeennimo ee Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Tan iyo muddadaasi Weriye Nadaara wuxuu Safaro shaqo oo laxiriiray howlihii loo igmaday kubixiyay meelo badan oo kamid ah dalka gudihiisa iyo dibadiisa isagoo Safarada intooda badan kuweheliayay Madaxweynaha Maamulkaasi Mudane Shariif Xasan Sh.
Waa wax wanaangsan in Suxufigu inta ka wareego dhinaca war-baahinta uu kamidnoqdo siyaasiyiinta dalka si lamid ah qaabkii ay sameeyeen Weriyayaal badan oo Nadaara kaga horeeyay siyaasadda balse midda iswaydiinta mudan ayaa ah sida ay xilligaan suuragal kunoqonkarto in Suxufiyiintu isku dhexwadaan labada arin ee kala ah War-baahinta iyo siyaasadda?.
Bishaan gudeheeda laba jeer ayuu Weriye Nadaara ka soo muuqday Shaashada TV-ga Kalsan ee xaruntiisu tahay magaalada London isagoo aqrinayay Warka Telefeshinka halka dhowr jeer oo hore lagasiidaayay TV-ga isaga oo ammaanayay wax qabadka maamulka uu afhayeenka u yahay.
Soomaaliya oo xilligaan ay ka jiraan maamulo tirobadan oo aragti ahaan isdiidan ayeeysan suuragal ka noqon karin inay aaminaan warka uu usheegayo weriye ay ogyihiin in uu yahay Afhayeenka mid kamid ah Maamuladda kale oo laga yaabo in xurgufi kala dhexeeyso .
Dhib malahaateen haddii TV-ga uu warka ka aqrinayaa yahay mid ku hadla Afka Maamulka uu Afhayeenka u yahay balse waxaay dad badani ogyihiin in TV-ga Kalsan uu yahay mid kamid ah Telefishinada sida gaarka ah oo leeyahay ee ka jira dalka Soomaaliya.
Horay waxaa dhinaca saxaafadda ugasii gudbay dhanka siyaasada Weriye Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo mar noqoday Afhayeenka Reysulwasaaraha haddana kusugan Magaalada London inkastoo uusan Ridwaan iminka ahayn Afhayeenka Reysul wasaaraha haddana sida muuqata weli kama uusan soo muuqan TV-gii uu horay uga tirsanaa ee Universal waloow uu xaq uleeyahay inuu markale dib ugusoolaabto saaxada war-baahinta maadaama usan iminka kujirin dhinaca siyaasadda.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG: Ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya oo Shacab...

$
0
0

Halgan (Sh M Network)--Ugu yaraan 5 Ruux ayaa ku dhimatay, 5 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Rasaas ku fureen Gaari ay la socdeen Dad Shacab ah kaasi oo marayay Degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamuud Cumar Aadan Gaduudoow oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay dhacdan ka dhacay Degaanka Halgan.
Sarkaal Maxamuud Cumar ayaa sheegay in Ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya ay ka shakiyeen Gaarigii la rasaaseeyay kaasi oo ay saarnaayeen Dad shacab ah waxuuna intaasi ku diray in Magaalada uu badan saarnaa Xili Gaarigaasi uu soo galaya.
5-Ruux ee dhaawacantay ayaa lagu kala sheegay labo Haween ah iyo 3 Rag ah waxuuna wararka ay sheegayaa in dhawaacooda loo qaaday Xarumo Caafimaad si halkaasi loogu dabiibo.
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa maalmo ka hor kala wareegay Degaanka Halgan Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab kuwaasi oo in muddo ah maamulayay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya gets US funds for counter terror war

$
0
0

The US has donated 9.5 billion Kenyan shillings (US $92.4 million) to the Kenyan Defence Forces (KDF) to fund soldier training and new equipment acquisitions and sustain the counterterror war against Somali militant group al-Shabab.
Speaking at a July 25 joint press conference with Kenyan President Uhuru Kenyatta at the end of his visit to Nairobi, US President Barack Obama said the fund is part of a broader bilateral security cooperation project meant to increase US military support for the KDF fight against terrorism in Somalia.
"Today we discussed deepening security cooperation between our governments and signed an action plan in which we will support Kenya's judiciary, police and border security," Obama said. "We also discussed broader efforts to counter violent extremism here in Kenya and around the world."
The new allocation is a 163 percent increase in US funding for the KDF counterterror war, up from 3.8 billion shillings donated for the same purpose last year. From the 9.5 billion shillings, an estimated 2.52 billion shillings will be used to provide for the Kenyan Rangers Regiment, a KDF special operations unit which is leading the fight against al-Shabab.
Among other projects, the money will be used to train, equip and provide logistical support for border security forces; support interagency intelligence sharing and gathering; and improve force protection by providing explosives detection equipment and troop carriers built to withstand improvised bomb attacks.
Unnamed KDF officials told media in Nairobi that 1.9 billion shillings will be used to buy UAVs for use in border surveillance operations along the Somali border. Kenya says the porous border allows al-Shabab gunmen to enter Kenyan territory and carry out attacks such as the June 2013 siege of a Nairobi shopping mall, in which 67 people were killed. A similar attack at Garissa University near to the northeastern border with Somalia killed 147 people in April.
Al-Shabab says the attacks are aimed at forcing the KDF to withdraw from Somalia.
Apart from the US package, the KDF has an acquisition plan reflected in Kenya's 2014-2015 budget, which allocated $205.6 million for the procurement of 10 new military helicopters. An additional $12.6 million is for the refurbishment of three grounded Russian-made Mi-17 attack helicopters, while $11.4 million will be spent on leasing 10 helicopters for the Kenyan Police Service Air Wing to widen national airspace surveillance operations.
In 2013, the KDF mechanized unit acquired 76 Serbian-made armored personnel carriers; 32 were delivered by the end of 2014.
The Kenyan Navy will receive six new 4.7 meter-long rigid hulled inflatable boats by the end of 2016. In 2012, the US donated six used patrol boats to the Navy.
Defense market analysts project that Kenyan defense spending will increase up to 2019 due to its continuing engagement in Somalia. Training and equipment needs for border security forces and for border-monitoring intelligence, surveillance and reconnaissance assets are also expected to contribute to increased defense spending.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

EU improves Somalia coast guard cadets ‘ skills

$
0
0

On August 6th a twelve week Basic Training Course for the Somali Coast Guard organized in Mogadishu by EUCAP Nestor in cooperation with EUTM Somalia and the participation of UNSOM, was completed. The Somalia Attorney General's Office participated in this activity taking part in the training sessions.
The course aimed at enabling twenty-nine Somali participants to familiarize with the role of civilian police, based on the latest international police standards, with particular focus on Maritime Police related issues. To this end, various scenarios with practical session about real life situation were presented by EU and other international experts during the course. A basic knowledge about Human Rights and Rule of Law was included in the program.
Among the topics learned by the Somali cadets during this course were: Intervention techniques, detention and use of non-lethal force, conflict prevention (and handling, negotiation, mediation), forensic techniques, radar navigation, map reading.
Somali Prosecutors from the Somalia Attorney General's Office delivered lectures in Criminal Procedure Law, sharing practical examples with the Coast Guard students. Such activity allowed a needed interaction between the Coast Guard and the prosecutors as actors in the judicial sector.
A closing ceremony for this EU led activity was held on August 6th in Mogadishu with the participation of the National Security Adviser Somalia Sheik Issa, the Head of Somali Coast Guard, Admiral Nourey, EUTM Somalia Commander General Maggi and the Head of EUCAP Nestor Field office Pierre-Aime Riccio.
On this occasion, the Somali students gave some demonstration of the knowledge acquired.
Before collecting their participation certificates the trainees demonstrate their ability to use and adjust maritime radar (navigation skills), collect and secure evidence traces from a crime scene, handcuff suspects in various situations and body search with and without metal detector.
EUCAP Nestor is a civilian EU mission, under the auspices of the Common Security and Defence Policy, which assists host countries in the Horn of Africa and Western Indian Ocean region in strengthening their capacity to ensure maritime security and in particular to fight piracy.
Francesca Marretta
Acting Head of Press and Public Information Dept.
CBA Centre, Mara & Ragati Road
Upper Hill
Nairobi, Kenya
Mobile: +254 727106645
Email: francesca.marretta@eucap-nestor.eu
Web: www.eucap-nestor.eu
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Saacad Aad Talefankaaga Ku Mashquulsanaataa Waxa Ay...

$
0
0

aEUoeInternet ka oo balwad laga dhigtaa waxa ay keetaa niyadxumo iyo diiqadaEU daraasado hore ayaa sidaa sheegay.
Cilmibaaris dhowaan natiijadeedu soo baxdayna waxa ay daahfurtay in qofka ooh al saac waqti ka badan maalin kasta talefankiisa gacanta ku qaataa in ay calaamad u tahay in uu qofkani nafsiyan u buko, gaar ahaan ay hayso niyad xumo iyo cadaadis nafsi ahi.
Cilmibaadhistan o ay samaysay jaamacadda North Western ee dalka Maraykanka ayaa lagu ogaaday in talefanka casriga ah ee gacanta (Smartphone), sida in qaybta farriimaha dib loo eego ama internet laga galaa in ay astaan u tahay in qofku uu dareemayo niyadjab iyo walbahaar ku qarsoon.
Daraasadda oo arrintan dhinaca waqtiga ka eegaysa ayaa sheegtay in qofka oo 68 daqiiqo iyo ka badan ku mashquulsanaada talefanka gacantu ay muujinayso in xaaladdiisa nafsiga ahi aanay xasiloonayn.
Natiijada cilmibaadhistan ayaa suurtogelinaysa in khubaradu marka ay baadhayaan xaaladda nafsiga ah ee qofka ay si dhow isaga oo aan is ogeyn ula socdaan qaabka isticmaalkiisa ee talefanka gacanta, iyo qaybaha uu ka isticmaalayo iyaga oo aan wax suaEU(tm)aal ah weydiinna ay garan karaan xaaladdiisa nafsiga ah, gaar ahaan in isku-buuq iyo niyadxumo ku jirto.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Q2aad Shaqsiga Kula Taagan Dhaq-Dhaqaaqa Gacmaha...

$
0
0

Qaybtii labaad ee qormadii uuA KobciyeA soo turjumay ee ay Dr. Laura Anaczkova ku soo bandhigaysay sida ay xarakaadka gacmuhu sameeyaan marka la hadlayo ay uga turjumi karaan waxa maanka qofka ku jira.
- Qofka oo marka uu hadlayo labada gacmood dhabarka isugu keena: Khabiirka aynu qoraalkiisa soo xigannay ee Dr. Laura waxa ay sheegtay in baabacada oo la muujiyaa ay la mid tahay marka uu eygu dhabarka u seexdo oo boggiisa uu muujiyo, taas oo ah hab uu ku muujinayo daacadnimo. Haddii qofku uu labadiisa gacmood uu isugu keeno xaggiisa dambe oo salalka dushooda ah, isaga oo ay baabacadu dhinaca dusha xigto oo qofka xagga dambe kaga yimaaddaa uu arki karayo, waxa ay taasi la mid tahay xarakaadkaas aynu kor ku soo xusnay ee eyga oo daacadnimo ayaa ay muujinaysaa, haddiise ay baabacadu u qarsoontay oo uu labada gacmood isu saaro qaab aanay baabacada midkood muuqanayn waa astaan muujinaysa in uu yahay ruux cadaawad iyo caaridis badani ku jirto.
Haddii dhan kale laga eegana ruuxa xarakaadkan lagu arko marka uu hadlayo ee weliba gaar ahaan marka uu socda ah, waxa ay astaan u tahay in uu yahay qof awood iyo sarrayn tirsanayo. Waxaa iyaduna la mid ah marka uu qofku gacmaha labada jeeb geliyo.
- Gacmaha oo isku duuban haddii uu qofku laabtiisa saaro, qaabka mutarabaca loo yaqaanno, waa astaan is-difaac muujinaysa, waxa aanay caddaynaysaa in qofkani qofka uu la hadlayo ka filanayo wax aan raalli gelin, sidaa awgeed diyaar u yahay in uu iska caabbin hadal ah la yimaaddo ama in uu naftiisa xakameeyo oo aan laga dareemin.
- Labada baabaco oo la iska horkeeno iyada oo aan la isku dhejinna faraha xaggooda hore inta la isa saaro la isku cadaadiyo waxaa caan ku ah dadka sharciga, ganacsiga iyo maamulayaasha ganacsiga, waana astaan muujinaysa isku kalsoonaan, haddiise uu qofku isaga oo sidaa gacmaha isu saaray dhaq-dhaqaajiyo waxa ay astaan u tahay in uu yahay ruux qab ku jiro oo naftiisa la dhacsan aadna isu qanciyey.
- Qofka oo marka uu ku salaamaya gacanta hoos oo dhinaca dhulka ah si tartiib ah kuugu cadaadiya iyada oo ay baabacadiisuna dhinacadhulka u jeeddo waa astaan isa sarraysiin iyo cadaawadeed, waxa aanay ka duwan tahay qofka oo marka uu ku gacan qaada in yar gacanta kugu adkeeya iyada oo ay baabacadu dhinac u jeeddo ama dusha u soo jeeddo.
- Xarakaadka ugu xiisaha badan ee ay khabiir Laura sheegtay waa gabadha oo marka ay dood iyo wada xaajood ku jirto la arko iyada oo inta ay gacanta kor u qaadday baabacadeeda madaxa marisay si ay timaha dib ugu celiso, arrintan oo ay ku macnaysay in ay astaan u tahay in ay gabadhu aqbashay in ay hoosayso ama doodda iyo arrinkaas socda u hoggaansatay dhinacii ka soo horjeeday.Dhammaad
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wax Badan Aadan Ogeyn Ka Ogoow Arrimaha La Yaabka...

$
0
0

LA YAABKA JACEYLKA !!
Waxaan la yaabaa marka laga hadlaayo Arrimaha Jaceylka, waxaan Tusaale u soo qaadanaa Qeys iyo Leyla, Cilmi iyo Hodan, Cantar iyo Cabla, Romio iyo Julia iwm. Saas ay tahay waxaan Ognahay inuu jaceylkooda Gaba-gabadiisa uu ahaa meel aan la Mahdin, inagana waxeynu gaarsiinay Jaceylkooda Heerkii ugu Sareeyey.
Bal ka waran jaceylkii Labadii Xabiib ee Cali Bin Abii Daalib iyo Faaduma Bint Rasuulillaah (Allaah haka Raali noqdo), intee buu jeclaa oo uu Dhisnaajaceylkooda ? Mase Ogtahay inuu Cali jaceyl uu u qabo Faaduma dartiisa, xitaa uu uga Hinaasi jiray Cadaygeeda ?.
Maalin buu soo galay Guriga, wuxuu arkay iyadoo Cadayeysaneysa, kolkaas ayuu yiri:- Cadayahoow waxaad gaartay Halkii ugu Sareysay, oo Cadayahoow miyaad ka Baqeynin inaan ku Arkaayo? Haddii aad ka mid ahaan laheyd Dagaalka Ehelkiisa (yacni haddii aad ahaan laheyd mid iska keey Celin kara) waan kula Dagaali lahaa, i Dil ama aan ku Dilo.
Wabillaahi Towfiiq.
(EEBOOW JACEYLKAAGA NAGU BEER).
W.Q:- Macoow Ustaad.