Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Angelina jolie: Ma rabo inaan dib ugu laabto caruurnimo

$
0
0

Atariishadda Hollywoodka ee Angelina jolie ayaa cadeysay ineysan dooneyn iney ku laabato dhalin yaranimadeedi, eyna ku faraxsantahay dad'da ey hadda ku jirto iyo kasii badan.
Waxay u sheegtay wargeyska Daily Telegraph "ma rabo inaan mar dambe noqdo dhalinyaro, waxaan ku faraxsanahay, maxaa yeelay waxaan u haystaa wakhti igu filan ninkeyga iyo caruurteyda aan kula baashaalo.
Atariishadaan ayaa sidoo kale majaladda Vogue u sheegtay isbuucyo ka hor, iney xiiso u qabto sanadka 50-jirka.
Angelina jolie ayaa lagu xasuustaa cudurkii uga dhacay Naasaha ee kansarka, kaas oo sababay in laga saaro labada naas, eyadoon weliba gaarin da'da 40-ka.
Angelina oo hadda ku sugan magaalada 'Ras al-Khaimah ee Imaaraadka carabta, ayaa tiri "waxaan jilaa filimada, sidoo kale waan soo saaraa filimda, xaqiiqdiina waxaan wakhti wanaagsan la qaataa caruurteuda.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muuqaalkii ugu horeeyay filimka Cusub Ajay Devgn oo...

$
0
0

Johnny Depp jilaaga ugu mushaarka badan Hollywood 2015

$
0
0

Sida lagu daabacay majaladda Forbes, waxaa kalinta koobaad ka galay liista jilayayaasha ugu mushaarka badan shirkadda Hollywoodka sanadka 2015, aktarka lagu magacaabo Johnny Depp.
Johnny Depp oo filimada Mortdecai iyo Transcendence jilay sanadkaan, ayaa ka sameeyay dhaqaalo aan caadi eheyn, isagoo sedax filim oo sanadkaan jilaagu metelay uu ka helay 47-milyan oo dollar.
Waxaa kula jira Johnny Depp liiskaan xiddigo waaweyn oo ey kamid yihiin Will Smith, Brad Pitt, Channing Tatum iyo Tom Cruise
Liiska Tobanka Jilaa ee ugu mushaarka badan Hollywoodka 2015:
1-Johnny Depp
2- Denzel Washington
3- Will Ferrell
4- Liam Neeson
5- Will Smith
6- Christian Bale
7- Channing Tatum
8- Brad Pitt:
9- Ben Affleck
10- Tom Cruise
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Dhalashada Anil Kapoor oo Xiddigo Dhowrihi Soo...

$
0
0

Jilaaga caanka ah ee Anil Kapoor ayaa u dabaal degay sanadkiisi 59aad, waxaana soo xaadiray dabaal degga Anil xiddigo dhowr ah oo magac ku leh Bollywoodka.
Anil oo muddo dheer kusoo jiray shirkadda Bollywoodka, ayaa waxaa yimid dabaal degga dhalashadiisa xiddgo ey kamid yihiin: Salman Khan, Aamir Khan, Saif Ali Khan, Kareena Kapoor, Arjun Kapoor, Boney Kapoor, Varun Dhwan Anupan Kher iyo qaar kale.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cabdi Adar oo Jigjiga ku geeriyooday

$
0
0

Ilaahay ha u naxariistee waxaa magaaladda Jigjiga ku geeriyooday Marxuum Cabdi Adar Xirsi oo ka mid ahaa xilibaanadii ugu horeeyey ee Itoobiya

Jaaliyadda Soomaliyeed  ee dalka Angola oo qabatay...

$
0
0

Jaaliyadda Soomaliyeed ee dalka Angola ayaa maanta iskugu timid kulan ballaran oo lagu weyneynayo dhalashada Nabi Muxammad (NNKH) isla markana la isku dar daarmay in xabibkena (NNKH) markaste la xuso maadama aynu nahay dad muslimiin ah.
Inti kulanku socday waxa mesha ka hadlay Sheekh Cabdullahi iyo Sheekh Axmed iyago qudbadohooda kuso qaatay tariikhdii wanagsaneyd iyo xilligi udhashay Nabigeena Muxammad (SCW) iyado sidokale la isku dardarmay isku duubni iyo in aan laga daalin xuska Nabiga (SCW)
Marki culimado eey so gabageyen khudboyinka waxa hadalka qatay guddomiyihi hore ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Angola mudane Maxamed Cabdi (Warsame) Maxamed Dheere oo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay isku imaanshaha iyo weyneynta dhalashada Nabigeena Muxammad (NNKH) isagoo culimada ugu baaqay in la sameeyo guddi uistaaga sidii loo sameyn laha goobo wax barasho iyo in dhallinyarada la baro siirada Nabiga.
Intas kadib waxaa meesha looga dhawaqay gudo ka koban 7 xubnood isla markana laga sugayo iney badiyaan wacdiyada iyo muxadarooyinka, loogana baahanyahay iney isku xiran dhamaan qeybaha kala duwan ee Soomaaliyeed ee ku nool dalka Angola waxaana magacyada guddiga ay kala yihiin 3 marjaca iyo fulin ah
1: Maxamed Cabdi Warsame, 2:Maxamud Sheekh Cabdi (Indhoy), 3: Xogolof
Intas waxey ahayen guddiga marjaca ama isku soo labashada Ahlusuna Waljamaaca Angola-Luanda iyo gudiga fulinta oo kale ah sidan
1:Bashi Cabdulle, 2:Cabdullahi Maxamud Axmed, 3: Sheekh Axmed iyo 4: Cabdifataax Sheekh Yuusuf Axmed (caano Geel)

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddoomiye Dabageed: waa laga hortagayaa cidkasta oo...

$
0
0

Baladweyne (Sh M Network)--Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in waxii hadda ka dambeeya uu Maamulkiisa la xisaabtami doono cid walba oo isku dayda in ay dhibaato ka abuurto Gobolka Hiiraan.
Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in Maamulkiisa uusan wax isku shaandheyn ah ku sameyn doonin Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool Gobolkaasiin ay ka shaqeeyaan Nabad iyo horumarka Gobolka islamarkaana ay Maamulka ku gacan siiyaan sugidda amaanka Gobolka ay ku nool yihiin.
Hadalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa waxuu imaanayaa Xili Xukuumadda Soomaaliya ay dadaal xoogan ugu jirto qancinta Odayaal Dhaqameed ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo diidan in Shirka maamul u sameynta labada Gobol uu ka dhaca Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh.Dhexe.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland: ” Waxaan taageersanahay Maamulka Cusub ee...

$
0
0

Daawo Naag isku badashay Nin

$
0
0

Cabdi Adar oo Jigjiga ku geeriyooday

$
0
0

Dowladda Ciraaq oo guulo ka sheegatay Ramadi

$
0
0

Dowladda Ciraaq ayaa waxay sheegaysaa inay qabsatay dhismooyin ay dowladda leedahay oo ku yaala bartamaha magaaladda ramadi

Wadahadalada Burundi oo Kampala ka furmaya

$
0
0

ilaa sideed qaybood oo kooxaha dalka Burundi iskuhaya ah ayaa maanta ku kulmaya magaaladda Kampala. waxaana gogosha fidiyay madaxweyne Musaveni

Xildhibaan kashifay Qiyaanada C/welli Gaas & Axmed...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)- Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale, oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Baay iyo Bakool ayaa si adag kaga hadlay qorshaha maamulada Puntland iyo Jubbaland ka leeyihiin dhismaha maamulkii degmada Ceelbarde.
Maxamed Xuseen Afaraale, ayaa si cad u sheegay in maamulka Puntland iyo Jubbaland ay doonayaan in dagaalo sukeeye ka abuuraan deegaanada gobolka Bakool oo dad walaalo ah ay wada dagaan.
Sidoo kale xildhibaan Afaraale, ayaa sheegay in danta ugu weyn ee laga leeyihiin dhismaha maamulka Bakool sare uu yahay in lagu carqaladeeyo laguna mashquuliyo madaxda Soomaaliyeed halkii ay ka fakari lahaayeen aayaha dalka sanadka soo socdo.
"Yaan Ummada Soomaaliyeed been loo sheegin Ceelbarde waxay ka tirsan yihiin Koofur Galbeed, waxaa Puntland iyo Jubbaland ay doonayaan in sidii Gaalkacyo oo kale dagaalo sukeeye ka dhacaan"ayuu yiri Xildhibaan Afaraale.
Ugu dambeyn wuxuu digniin u jeediyay shacabka deegaanada Yeed, Aato iyo Ceelbarde isaga oo u sheegay in siyaasiyiinta ay doonayaan iney dhibaato geliyaan shacabka deegaanada gobolka Bakool.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gabadh Yahay Ninka Aad Soo Jiidan Waaysay Waxaad Ku...

$
0
0

Maxa ku jira inaa naftada jeclaatid ka hor intaadan jeclaan qof kale?
Tan ugu horeysa oo lugu soo jiita ninka jeceshay waa inaad tusisaa adiga inaa tahay muhiimada kowaad, taas oo ku adag in niman badan fahmaan una badan kuwa jecel iney dumarkooda maamulid xad dhaaf ah ku hayan.
Nolashaada ka dhig mid muhiim ah adigoo xiriirka aadan u gooni yeeleyn ninka aad jeceshahay oo kaliya, isla markaasna niyada ku heynaya jaceylkaad u qabtid. Xusuusnow had iyo goor inaad nolol, asxaab, waalid, iyo walaalaba leedahay kaana doonayan waqti iyo xiriir gooni ah.
1. Asaga nolashada ku soo biiri
Kuligeen waa kala nolol iyo dabeecad duwanahay, xiriirkaga ha u ogalaan inuu ka gooni yeelo noloshaad (Qooyskaga iyo Asxaabtada) awal ku jirtay. Aamin naftaada marka hore kadib asaga kusoo biiri noloshada. Taasoo sameeysa waxey ku keyneysa farxad iyo inuu ku mashquulo nolosha aad ku nooshahay.
2.Isku kalsoonow
Hada dareentid ina xariirkinu ka muuqato firficooni la'aan ka imaneysa dhankaga, dhakisa, ama labadiinaba, waqti ka qaado. Ogow nimanku waa yaanyuurta (bisad, mukulaal) oo kale hadaa ka cararta waa kusoo ceersanayan hada bursatana wa ka cararayan.
3. Haka daba cararin
Maahmaah hore ayaa oraneysa 'Wax kastoo aad bursata waa cararaan'. Qofkaad jeceshay oo ka daba cararta waxey tusineysa inaadan naftaad qiimo laheyn. Hadaa is hubtid oodna jeceshahay naftaada waxba kuguma zaaidineyso qof aad ka daba carartaa oo aanan aheyn qiimo daro. Waqti sii, hadey suurto gal tahey xata inkir. Asaga is garanaya oo oganaya inaad qof waqti iyo fayignaan mudan tahay.
Ugu dambeynti shabakada kobciyemedia.com waxey ku leedahay Nafsada oo hor marisa kana feejignaata waxayabaha aanan ku keeneynin farxad waa tan koowaad oo aad xiriir caafimaad qaba ku heshaa.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Faah faahin ka soo baxaysa Dagaal ka dhacay Qoryoolay

$
0
0

Marka-(Puntlandpost)- Faah faahin ayaa kasoo baxaysa dagaal shalay galinkii dambe ku dhexmaray degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellaha hoose Ciidamada dowladda iyo Alshabaab.
Alshabaab ayaa la sheegay inay shalay galab weerar kusoo qaaday fariisin ay leeyihiin ciidamada dowladda oo ku yaal Qoryoolay,waxayna wararku sheegayaan dagaal halkaasi ka dhacay inay ku dhinteen 10 Ruux oo labada dhinac isugu jira.
Dadka ku nool Qoryoolay qaarkood ayaa sheegay in dagaalku uu socday mudo saacado ah,islamarkaana dagaal yahano ka tirsan Alshabaab ay gudaha usoo galaan magaalada.
Alshabaab ayaa iyaguna soo dhigay bogga ay ku leeyihiin internetka in degmada Qoyoolay ay la wareegeen,balse Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa tilmaamay in weerarkii Alshabaab ku soo qaaday iska difaaceen.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Shiino ayaa sheegay in shan ka tirsan ciidamada dowladda lagu dilay dagaalka, balse dhinaca Al-Shabaab ka dileen illaa 10 dagaalyahan.
Puntlandpost.com.

The post Faah faahin ka soo baxaysa Dagaal ka dhacay Qoryoolay appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Heshiis la dhex dhigay beelo ku dagaalamay Sool

$
0
0

Garowe-(Puntlandpost)-Xildhibaanada kasoo jeeda gobolka Sool ee ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa soo indho indhayn xaalada nololeed iyo baahiya ka jira deegaanada ay kasoo jeedaan ay ku tagaeen Safar gobolkaasi
Mudanaayasha ayaa intay ku jireen Safarkooda waxay u kuur galeen adeegyada Ha'yadaha iyo kuwa dowladdu inay si siman usoo gaaran gobolka,waxayna xuseen inay helaan saamigooda dadka gobolka Sool.
Xidlhibaanada ayaa dhan kale beelo ku dagaalamay gobolka heshiis dhex dhigay,iyagoo ku booriyey inan dib dembe dagaal udhicin.
Odayaasha labada beelood ayey Xildhibaanadu la kulmeen, iyagoo kala hadlay joojinta colaada iyo sidii nabad waarta ay uga dhex dhalan lahayd.
Xildhibaaan Cabdul Cabdi Faarax ayaa sheegay in gobolka Sool ay u aaden sidii ay ugaan lahaayeen baahida ka jirta iyo inay soo garaeen adeegyada Ha'yadaha iyo dowladdu iyo sidii colaada labada beelood ay uso afjari lahaayeen,isagoo xusay inay ku guulaystaan in labada beelood ay ka dhex abuuraan Nabad.
Cabdul ayaa hadalkiisa sii raacshay inay jiraan go'aamo nabadeed oo beeluhu ku heshiiyeen, wuxuuna carabaabay in beeshii jabisay u arkayaan inay fidmo wado.Puntlandpost.com.
The post Heshiis la dhex dhigay beelo ku dagaalamay Sool appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Balcad oo gacanta ku dhigay Askar dad rayid...

$
0
0

Balcad ( Sh.M.Network)-Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo Siyaasadda Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Cabdullaahi Max'ed Xasan ayaa Shabelle u xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen Askari ka tirsanaa Ciidamada ammaanka degmadaasi oo dad rayid ah dilay.
Mr Cabdullaahi Max'ed Xasan ayaa shaaca ka qaaday Askarigaan oo dilay dad shacab ah ay ku hayaan baaritaan islamarkaana sharciga la marsiin doono sida uu hadalka u digay.
Ma cadda weli sababta uu dadka shacabka ah u rasaaseeyay Askarigaas oo isagoo ku sugnaa degmada Balcad tacshiirad huwiyay shacab degmadaasi joogay.
Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa falalka nuucaani ah mararka qaar geysta ee ay ku wax yeeleeyaan dadka rayidka ah oo ay hubka ku dhex sitaan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Uganda oo diyaarado dagaal ku soo kordhineyso...

$
0
0

Kampala ( Sh.M.Network)-Dowladda Uganda oo qeyb ka ah Howlgalka AMISOM ayaa daboolka ka qaaday in sanadka Cusub Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya ay ku soo kordhin doonto Cutubyo Ciidamadeeda Cirka ah.
Diyaaradaha dagaalka Uganda ayaa dowladdu sheegtay in ay ka qeyb qaadan doonaan Howlgallada lagu doonayo in dib looga soo celiyo gacan ku heynta Al Shabaab iyagoo duqeymo la beegsan doono Saldhigyada Al Shabaab ee Soomaaliya.
Diyaaradaha dagaalka ee Uganda ay damacsantahay in ay ku soo kordhiso Howlgalkeeda Soomaaliya ayaa waxa ay isugu jiraan diyaarado dagaal iyo kuwo gargaar dhinaca dawada ah la garab taagnaan doono Ciidamada AMISOM .
Uganda ayaa Ciidamadeeda waxa ay soo galeen Soomaaliya sanadkii 2007 iyadoo qeyb ka ah Howlgalka AMISOM ee ay ka wada qeyb qaadanayaan dalalka Burundi , Kenya, Jabuuti iyo Ethiopia.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed oo ku baaqay...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo ka mid ah Mashaa'iqda ugu caansan Soomaaliya ayaa isagoo la hadlayay Idaacadda Shabelle waxuu ka digay Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dalkaba in ay ka qeyb qaataan Munaasabadaha lagu xusayo Sanadka Cusub oo haatan ay dad badan ku guda jiraan qaban qaabada soo dhaweynta Sanadka Cusub.
Sheekha ayaa waxuu ku taliyay in dadka dhaqaalaha ka raadinaya Munaasabadaha nuucaas ah in ay ka waantoobaan oo Alla ay ka baqaan hadii ay ka dhaga adeegaanna loo baahan yahay in la iska ilaaliyo oo la takooro isagoona Dowladda ka dalbaday in ay ka hortag ku sameyso dadkaasi.
Dhinaca kale, Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ku baaqay in si gaar iyo si guudba looga hortaga dadka qaban qaabadeeda wada u dyaar garowga Munaasabaddaha Sanadka Cusub lagu soo dhaweynayo waxuuna tilmaamay in dowladda ay waajib diini ah ka saaran tahay ka hortaga waxyaabaha ka carqalada ku ah Diinteena Suuban ee Islaamka .
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Cabdiqaadir Baqdaadi ayaa tilmaamay in qofka uu xoriyad u leeyahay Dhaqankiisa shaqsiga ah walow uu xusay in aysan jirin amar ka soo baxay Xukuumadda oo ku aadan u diyaar garowga Munsaabadahaasi Ciida dadka aan Muslimka ahayn.
Shaqsiyaad ayaa ah kuwa kar karinaya u diyaar garowga Xuska Ciida Kris mish-ka kuwaas oo dhaqaalo fara badan ku bixiyay iyadoo la sheego in dadkaas ay taageero ka helaan hay'ado daneynaya in dadka Soomaaliyeed ay diin dooriyaan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiir Odowaa oo Runta u Sheegay Jubbaland & Puntland

$
0
0

Baydhabo (Caasimada Online)-Wasiirka arimaha gudaha Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odowaa ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay in deegaanada laga sameeyay maamulka Bakool sare ay toos u hoos yimaadaan maamulka Koofur Galbeed.
C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa sheegay in maamulka laga dhisay magaalada Ceelbarde ay ka warqabaan dowlad ahaan, ayna ka shaqeyn doonaan sidii arimahaasi xal looga gaari lahaa.
Isaga oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayuu sheegay in maamulka koofur galbeed ay kala shaqeyn doonaan sidii loo dhameyn lahaa go'aanka ay qaateen qaar kamid ah beelaha daga gobolka Bakool.
Sidoo kale wasiir Odowaa, wuxuu tilmaamay in mar walbaa ay dhacdo in beelaha qaar aysan ku qancin maamulada loo dhiso, laakiin wax wanaagsan aysan aheyn in degmooyin maamul loo sameeyo.
Maamulka Koofur galbeed ayaa horey u shaaciyay in marnaba aysan aqbaleynin in deegaano hoostaga maamulkoosa laga dhiso maamul kale, waxayse arinta u muuqataa dagaal siyaasadeed oo u dhaxeeya maamulka Jubbaland iyo Koofur Galbeed.
Puntland oo isxulufeysi siyaasadeed uu kala dhaxeeyo Jubbaland ayaa taageertay dhismaha maamulka Bakool sare ee gobolka Bakool.Caasimada OnlineXafiiska BaayCaasimada@live.com