Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Dacwad uga bilaabatay Hargeysa 10 Ruushka u dhalatay

$
0
0

Maxkamada gobolka ee magalada Hargeysa ayaa maanta waxaa ka bilowday dhegeysiga dacwadda lix nin oo Ruush ah oo iyaga iyo diyaarad ay wateen masuuliyiinta somaliland ku qabteen 10kii bishan December gegida dayuuradaha ee Hargeysa.

Diyaradda oo u sidday qalab milleteri Puntland, ayaa ku hakatay Hargeisa.

Xeer
ilaliyaha somaliland ayaa ku soo oogay nimankasi denbi ah inay si
sharci darro ah saanad milleteri nimankasi diyaradda ugu siteen, kuna
soo xadgudbeen hawada Somaliland iyagoon fasax u haysan.

Dhegeysiga dacwadan ayaa maalinta khamiista mar kale maxkamaddu u muddeysay .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles