Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Ra’iisal Wasaare Cumar oo Dhex-dhexaadinaya C/weli...

$
0
0

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda muqdisho Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la kulmay laba sarkaal oo ka tirsan ciidanka Puntland oo dhowaan ka gadooday maamulka Puntland.
Saraakiisha oo kala ah Jeneraal Muxyadiin Axmed Muuse iyo Korneyl Cabdi yare ayaa gaaray magaalada Garoowe kadib markii uu u yeeray ra'iisul wasaare Cumar.
Kulanka ay yeesheen ra'iisul wasaaraha iyo labada sarkaal ayaa looga hadlay dhameynta khilaafka soo kala dhex galay ayaga iyo madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxdamed Cali Gaas inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin wixii ka soo baxay kulanka.
Jen. Muxyadiin iyo Korneyl Cabdi yare ayaa dhowaan ka gadooday maamulka Puntland kadib markii madaxweyne Gaas uu u sheegay inuu xilka ka qaaday waxayna markii ay ka gadoodeen ay saldhig ka sameysteen deegaanka Qarxis ee gobolka Nugaal.
Ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid oo muddo seddex cisho ku sugan magaalada Garoowe ayaa wadahadallo la leh mas'uuliyiinta maamullada Puntland iyo Boobland si loo dhameeyo khilaafka u dhaxeeya dowlada muqdisho iyo maamulada Puntland iyo Boobland.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>