Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gobolka Gedo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ciidamada Huwanta iyo kuwa Xarakada Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay ku dagaalameen deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.
Ciidamada Huwanta oo ka soo dhaqaaqay Deegaanka Faa-faaxdhuun oo qiyaastii 80-km u jirta Degmada Baardheere, ayaa waxay gelinkii dambe ee Arbacadii ay Al-Shabaab kula dagaalameen Deegaanka Taraaka, oo qiyaastii 50-km u jirta Baardheere. Ciidamada Huwanta waxay ka soo gudbeen Shabaabkii ay kula dagaalameen Taraaka.
Wararka waxa ay sheegayaan in ciidamada Huwanta iyo kuwa Amisom ay xalay ku hooydeen deegaan lagu magacaabo Garas-dulan oo qiyaastii 35 KM u jirta Magaalada Baardheere.
Ciidamada Shabaab ayaa la sheegay inay soo dhuubteen deegaanka Juungal oo 5-km ujirta deegaanka Garas-duulaan si ay u difaacdaan gacan ku haynta Degmada Baardheere.
Al-Shabaab oo Saldhig weyn u ah Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxa ay u muuqdaan kuwa aad u difaacan doona gacanta Degmadaan, maadaama Gobolka Gedo, Degmo ahaan halkaan ay ka joogaan.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks:
Web link Exchange
Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk