Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Haweeneydii Ugu Horeysey Ee Afrikaan Ah Oo Ku Guuleysata Abaalmarinta Nobel Oo Geeriyootay

$
0
0

Wangari Maathai oo ahayd haweeneydii ugu horeysey ee ku guuleysata abaalmarinta Nobel ayaa ku geeriyootay magaalada Nairobi iyadoo da’adeedu ahayd 71sano jir. Haweeneydan ayaa waxaa laga daweynayay cudurka Kansarka ayaa sanadkii 2004tii heshay abaalmarinta Nobel Peace Priceka iyadoo ku heshay abaalmarintaas howlihii ay ka qabatay ilaalinta deegaanka,dhowrista xuquuqda haweenka iyo dowlad wanaagga. Haweeneydan oo hore [...]


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>