Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Wasiirka Arrimaha Dibada oo beeniyay inuu Ra’iisul Wasaaraha ka baxay...

Iyadoo warar maalmahan si xoogan isa soo tarayay ay sheegayaan in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas uu ka baxay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey markii uu Khudbada ka...

View Article


Haweeneydii Ugu Horeysey Ee Afrikaan Ah Oo Ku Guuleysata Abaalmarinta Nobel...

Wangari Maathai oo ahayd haweeneydii ugu horeysey ee ku guuleysata abaalmarinta Nobel ayaa ku geeriyootay magaalada Nairobi iyadoo da’adeedu ahayd 71sano jir. Haweeneydan ayaa waxaa laga daweynayay...

View Article


Nin Ku Nool Caanaha Xaaskiisa Oo Qura.

Nin dhowaan noqday aabbe ayaa bilaabay in uu cunto ka dhigto caanaha naasaha xaaskiisa oo qura isagoo diidey inuu cuno cuntooyinka kale oo. Dhan. Ninkan oo magaciisa lagu soo gaabshay Curtis ayaa waxa...

View Article

Hey’adda Nabadsugida oo soo bandhigay Labo wiil ka soo baxsatay Shabaab

Hey’adda Nabadsugida Qaranka ee Dowladda KMG ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay labo wiil dhalinyaro ah, kuwaasoo ka soo baxsaday Xarakada Al-Shabaab. Agaasimaha Hey’adda Nabadsugida...

View Article

Hey’adda Nabadsugida oo soo bandhigay wiilal yar yar oo Shabaab ka soo goosatay

Hey’ada Nabad Sugida qaranka ayaa soo bandhigtay wiilal yar yar oo ka soo goostay Al-Shabaab, kuwaasoo maalintii shalay dhanka dowladda soo galay. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta Nabad Sugida ee...

View Article


Taliska Amisom oo afar askari ku helay dhacdadii uu ku geeriyootay...

Taliska Ciidamada Amisom ayaa ku dhawaaqay in ay heleen ciidamadi dilay wariyihi Malaysianka ahaa, kadib markii ay soo gaba gabeeyeen baaritaanadii ay mudooyinkan wadeen. War saxaafadeed galabta ka soo...

View Article

AMISOM oo ka Danbeysay dilkii Weriyihii Malaysia

Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa sheegay in baadhitaan ay sameeyeen lagu ogoaaday in afar askari oo ka tirsan ciidamada Burundi ay mas’uul ka ahaayeen dilkii weriye Malaysia u dhashay oo lagu...

View Article

Shariif Xasan, gudoomiyaha Baarlamaanka oo Mareykanka jooga iyo Soomaalida...

Shariif Xasan Shiikh Aadan, gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo in mudo ah ku sugnaa dalka Mareykanka ayaa la sheegayaa in jaaliyadda Soomaalidu ay ka diideen codsi uu u dirsaday oo la xiriiray in...

View Article


Mas'uuliyiin ka kala socda dalalka Soomaaliya, Yugaanda, Burundi iyo Beesha...

Magaalada Kampala, xarunta dalka Yugaandha ayaa waxaa sacaadaha soo socda ka furmi doona kulan afar geesood ah oo looga arrinsanayo ammaanka magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgelaya...

View Article


Mucaaradka Liibiya oo gacanta ku dhigay Tahriibayaal Soomaaliyeed oo...

Mucaaradka dalka Liibiya oo taliskii Mucamar Alqadafi intiisi badneynd afka dhulka u geliyay ayaa gacanta ku dhigay sida wararka lagu helayo Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku sii jeeday magaaalda...

View Article

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya; "Somaliland waxaan u aragnaa sida Puntland oo...

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo xog-wareysi siiyay idaacada BBC:da laanteeda afka Soomaaliga ku hadasha ayaa ka hadalay arrimo badan oo la xiriira Nabadgelyada, siyaasada iyo maamullada ka...

View Article

The Balkanization Of Somalia – Analysis

The debacle of the East Africa famine once again hit the international media in summer 2011. Television reports showed the emaciated faces of children, women, and the elderly who are encamped in...

View Article

Dal iyo dad jiritaankoodi khatar ku jiro, hogaankii inuu badbaadiyo ay...

Somaliland, dal iyo dad jiritaankoodi khatar ku jiro, cid badbaadisaana ama difaacdaana u maqneyn, iyaguna iney isbadbaadiyaan qaabkoodaba ku jirin, ama ayihiin qaar aan ogeynba khatartaa, inta ay...

View Article


Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka waramay Natiijada socdaal uu ku tagay Maraykanka

“20-kii sano ee la soo dhaafay Somaliland way sugaysay  inta dunidu u imanayso waxase  xukuumaddani go’aansatay inay dunida  doonato” Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Dr....

View Article

“Dadka Mahiga isku sawirayaa saamayn kuma yeelanayaan xidhiidhka Somaliland...

Wasiirka Arrimaha dibada oo beeniyay In Mahiga la kulmay kooxaha ka soo horjeeda Somaliland Hargeysa(Somaliland.Org)- Wasiirka Arrimaha dibada Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay inaanu Wakiilka...

View Article


Wasiirka Warfaafinta Oo kulan La Yeeshay Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta

Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta JSL Md.Axmed Cabdi Xaabsade oo ay  weheliyaan Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee wasaarada warfaafinta ayaa maanta kulan...

View Article

13 Qof oo ku dhintay laba Baabuur Oo Daad ku qaaday Dooxa Agabar

Hargeysa (Somaliland.Org)-Alle ha u naxariistee waxa ku geeriyooday 13 qof oo 11 ka mid ahi dumar yihiin kadib markii ay  xalay laba gaadhi oo ah nooca Land Cruser-ka ah oo ka baxay magaalada Hargaysa...

View Article


Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Yeeshay Dallada ururada dhalinyarada Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamd Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Dallada ay ku bahoobeen  dhalinyarada Somaliland ee...

View Article

Golaha Wakiilada oo ansixiyay Gudida Diiwaan gelinta ururada Siyaasada iyo...

Hargeysa (Somaliland.Org)-Fadhigii Golaha wakiiladda ee Somaliland ee maanta  ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey todobada xubnood ee gudida diiwan gelinta ururada siyaasada iyo ansixinta Xisbiyada...

View Article

Xisbiga Ucid Oo Sheegay Inay Aadan Waqaf Ku Dacwaynayaan Lacag Uu Kala Baxay...

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga mucaaridka ee UCID ayaa sheegay  inay Ha’yadaha sharciga u gudbin doonaan dacwad ka dhan ah  Guddoomiye Ku Xigeenkii hore ee xisbigaasi Aadan Maxamed Mire Waqaf  oo...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>