Hargeysa (OWN) waxanu halkan idiinku soo tabinayaa xog waran uu maanta xafiiskiisa Magaalada Hargeysa aanu kula yeelanay Gudoomiye ku Xigeenka Labaad ee Golaha Guurtida Somaliland ahna ku simaha Gudoomiyaha Golahaasi Md. Saciid Jaamac Cali kaas oo uu ku beeniyey in uu golahaasi ka socdo dadaalo laga doonayo in meesha laga saaro Gudoomiyaha Golahaasi oo dalka dibada uga maqan.
Dhagaysi Haboon :-
Saddam Mohamed Ahmed
Oodweynenews.com/ Hargeysa Office 2
Sadam151@hotmail.com
↧
OWN : Halkan ka dhagayso Xog Waran Uu Oodweynenews Siiyey Gudoomiye Ku Xigeenka 2-aad Ee Golaha Guurtida Somaliland
↧