Sawirka maanta ee shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir ka turjumaya nolosha maalinlaha ah ee dadka wadankeenii joogga, Gaadhiga halkan ka muuqda ayaa lagu magacaabaa (Madax Ka Nool) iyadoo gaadhigan yahay mid fudud oo kooban isla markaana markiiba buuxsamaya ayaa taasi keentay in dadku aad u isticmaalaan iyagoo ka cararaya gaadhiga weyn ee ayaamaha dhan la rarayo, Gaadhigan oo ah mid fudud ayaa dhibaatadiisa iska leh iyadoo uu si fudud u dhaco ama uu u qallibmo, Waxaa sawirka ka muuqda Hooyooyin safar ah oo doonaya inay gaadhigaa racaan & dad kalle oo ka ag dhow hadaba sawirkaa nalla daawada, DAAWASHO WACAN
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
↧
SAWIRKA MAANTA. Maxaad Ka Taqaanaa Gaadhiga Madax Ka Noosha Loo Yaqaan
↧