Diyaarada Juba Airways oo ka mid ah Shirkadaha Diyaaradaha Soomaalida ayaa duulimaadkii u horeysay ee Xujeyda Soomaalida ee sanadkan ka qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International Airport. Ilaa 200-ruux oo isugu jiray qeybaha bulshada Soomaaliyed oo xujey ahaa ayaa iyagoo faraxsan galabta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha, iyadoo noqday dadkii u horeeyay ee nasiib u [...]
↧