Ciyaaryahanka ku ciyaara garoonka Santiago Bernabeu ayaa waxa uu rumeysan yahay in taageerayaasha kubbadda cagta dunida ay jecel yihiin in ay daawaadan marka uu ciyaarayo kubbdda isagoo ka jawaabaya eedeymo dhowaan loo soo jeediyey. Ronaldo ayaa lagu buuqay oo lagu fooriyey ciyaar bishii hore ay xulka Portuqal ay la yeelatay xulka Cypurs kulan ka [...]
↧