Sh. Umal oo ka hadlay Khatarta Is Qarxintu Leedahay dhanka Diinta Islaamka
Caalimka Weyn ee Soomaaliyeed Sh. Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlayay masaajid ku yaala magaalada xeebta ee Mombasa ayaa aad ugu dheeraaday waxa ay diintu ka qabto qaraxii lagu laayay boqolka qof ee...
View ArticleGabar Soomaali ah oo abaalmarin caalami ah ku guuleysatay (Sawiro)
Minneapolis,MN-USA : Fartuun Cismaan oo bulshada isboortiga ay ugu yeeraan (Ali Dheere), kana tirsanaan jirtay cayaaryahannadii qaranka Soomaaliyeed ee cayaaraha Fudud iyo gabdhihii kubadda koleyga...
View ArticleSomalia: Secession of Bari Region Disintegration of Puntland
Secession of Bari Region: Disintegration of Puntland. By Prof. Farjac Preamble: What Is Happening and Why? Prof Cumar Farjac When Somalis and the international community view the videos showing the...
View ArticleSoomaali Shaqooyinkoodii laga joojiyay
Somali gaareeysa 33 qof oo isugu jira rag iyo dumar ayaa shaqooyinkooda laga joojiyay, Magaalada Settle ee Gobolka Washinton, Jimcihii aanu soo dhaafnay ka dib markii uu muran la xiriira Salaadaha oo...
View ArticleMuqdisho: Casho Sharaf
Xalay waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacday Xaflad Casho sharaf ah oo Madaxweynaha Dowladda KMG ah uu u fidiyay Wasiirka Gaashaandhigga Burundi Maj General Pontein Gaciyubwenge oo shalay booqasho...
View ArticleOGAYSIIS : MUDAAHARAAD NABADEED OO OSLO KA DHICI DOONA AXADA
WAXAA KA DHICI DOONA OSLO AXADA SOO SOCOTA , BISHANA AY TAHAY 16. OKTOBER, MUDAAHARAAD AAN SIYAASAD IYO KOOXAYSI KU SAABSANAYN, LAGUNA TAAGEERAYO NADABA , LOOGANA SOO HORJEEDO DAGAALADA IYO DILALKA AAN...
View ArticleWasaaradda Gaashaandhigga Oo Amaantay Howlgallada Ciimada XDS
Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa maanta amaantay guulaha ay ciidamada XDS ka gaareen howlgallada ay ka wadaan xaafado ka mid ah degmooyinka Heliwaa iyo Yaaqshiid. Kusimaha wasiirka gaashaandhigga ahna...
View ArticleMaamulka Gobalka Banaadir oo Soodhoweeyay Guulaha Ciidamada dowlada ay ka...
Muqdisho (RBC Radio) Maamulka gobalka Baanaadir ee dowlada KMG Soomaaliya aya soo dhoweeyay guulaha ciidamada dowlada y ka gaareen dagaalada Muqdisho. Gudoomiye ku xeenka maamulka gobalka Banaadir...
View ArticleXukuumadda KMG ah oo Guulo ka Sheegatay Dagaalada Muqdisho (War-saxaafadeed)
Muqdisho (RBC Radio) War qoraal ah oo ka soo baxay xukuumada KMG Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dowlad akMG Soomaaliya ay guulo la taaban karo ay ka soo hoysay dagaaladii maanta ka dhacay...
View ArticleDhalanrogga Carabta.(fikrad khaas ah)
Bulsho waliba dhaqankeed, umad waliba hiddeheed, qawmiyad kasta caadadeed, qaran walibana astaantiis, luqadda iyo midabku waaba saldhigga umad lagu sooco, “DADKU AFKA AYUU ISKU GARTAA, XOOLUHUNA URKA”...
View ArticleDhalanrogga Carabta.(fikrad khaas ah)
Bulsho waliba dhaqankeed, umad waliba hiddeheed, qawmiyad kasta caadadeed, qaran walibana astaantiis, luqadda iyo midabku waaba saldhigga umad lagu sooco, “DADKU AFKA AYUU ISKU GARTAA, XOOLUHUNA URKA”...
View ArticleCiidamada DKMG iyo kuwa Amisom oo la Wareegay Dhul Ballaaran (Dhageyso+Sawiro)
Igoyska Ex-kontorol Balcad Muqdisho (RBC) Iyadoo uu weli magaalada Muqdisho ka socdo dagaal culus oo saacado badan qaatay oo u dhexeeya ciidamada DKMG iyo Amisom oo wadajira iyo kuwa Al-Shabaab ayaa...
View ArticleTFG/AMISOM forces take control of Pasta Factory
(Mogadishu, October 10, 2011) TFG and AMISOM forces have taken control of former Pasta Factory, Ex-Control Balad, Inter SOS junction, Galgalato in Heliwa and Kaaraan districts as part their operations...
View ArticleCristiano Ronaldo: Dadka Daawada Kubbadda Cagta Waxay Jecel Yihiin Sida Aan U...
Ciyaaryahanka ku ciyaara garoonka Santiago Bernabeu ayaa waxa uu rumeysan yahay in taageerayaasha kubbadda cagta dunida ay jecel yihiin in ay daawaadan marka uu ciyaarayo kubbdda isagoo ka jawaabaya...
View ArticleSaraakiisha Dowladda oo guulo ka sheegtay iyo qaab nashaqadeysan dagaalka u...
Saraakiisha Dowladda KMG ayaa guulo ka sheegtay dagaaladii ballaarnaa ee saaka sida safka ballaaran uga qaadeen aagag ballaaran oo ku yaala dhinaca Bariga Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalka uu ahaa...
View ArticleDKMG oo Goobo Cusub kusii Durugtay
Ciidamada DKMG ee Somalia oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa maanta qabsaday goobo cusub oo magaalada Muqdisho ka tirsan. Goobahaas cusub waxa ka mid ah degmada Heliwaa ee woqooyiga Muqdisho. Warbixin iyo...
View ArticleShabaab oo Xiray Waddada Muqdisho iyo Afgooye isku xirta
Maleeshiyada kooxda Shabaaab aya saakay is hor istaag ku sameeyay dadka iyo gaadiid ku safra waddada dheer ee u dhaxeeysa Muqdisho iyo Afgooye kaddib cabsi xooggan oo ay ka qabaan ciidamada dowladda in...
View ArticleSomaalida dalka Mareykanka ku nool oo u dabaal dageeysa guusha ciidamada...
Xildhibaan Maxamuud Geedi Hiloowle oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaaka Soomaaliya ayaa sheegay in dalka Mareykanka looga dabaal dagayo guusha ay gaareen ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya isagoo...
View ArticleXarakada Al Shabaab oo daafacyo ka qodatay deegaano loo-barakacay iyo...
Kadib markii Xarakada Al Shabaab dagaalo xoogan looga saaray deegaanadii ay ka joogtay magaaladda Muqdisho, ayaa waxay daafacyo waaweyn ay ka qodatay deegaanada loo-barakacay. Xarakada Al Shabaab ayaa...
View ArticleCiidamadda Dowladda Somaliya oo ku sugan deegaanada Sarkuuste iyo Ex Control...
Ciidaadda Dowladda Soomaaliya ayaa waxay qorsheynayaan dagaalo culus oo ay ku qaadaan Xoogaga Xarakada Al Shabaab, oo ku sugan deegaanada loo-barakacay ee degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose....
View Article