Xaalad qir iyo qir ah ayaa wali ka taagan degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, iyadoo degmada ay labo dhinac ugu kala qeybsan tahay Ciidamada Dowladda KMG, kuwa AMISOm iyo Xarakada Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka Madaafiic xoog leh ayaa ku socoto qeybaha ay difaaca kaga jiraan degmada, Al-Shabaab, iyagoo xalay Gurmad badan isugu keenay degmada, [...]
↧