Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Liverpool Iyo Norwich Oo Isku Garab Dhacay Kulan Xiiso Leh Oo Anfield Ka Dhacay.

$
0
0

London:-Kulan katirsan Horyaalka wadanka ingiriiska oo dhexmaray kooxaha Liverpool Norwich C ayaa ku dhamaaday barbaro 1-1.
akulankaan oo kadhacay Goroonka kooxda Liverbool Anfield ayaa ku biloowday qaab weerar ah oo looga gacan sareeyo kooxda martida aheed ee Norwich C.
Qeebtii hore ee cayaareta ayaa ku dhamaatay 1-0 iyadoo ay ku gacan sareesay Kooxda Martida loo ahaa ee Liverpool waxayna uga mahad celisay C. Bellamy Daqiiqadii 45aad ee Cayaarta.
Qeebtii Labaad ee Cayaarta ayaa waxaa weerar lasoo galay Goroonka Cayaartoyda kooxda Norwich C Weerarkaasi oo keenay inay helaan Goolkii Barbaraha Daqiiqadii 60 ee Cayaarta iyagoona uga Mahad celiyay Coyaariyahanka G. Holt.
Kooxda Liverpool ayaa Todabaadkii lasoo dhaafay waxy sidaan oo kale Barbaro hal iyo hal ah la gashay Kooxda Man unted kulan ay marti aheed oo kadhacay Garoonka Kooxdaasi man u.
Waxaan eegi doonaa Kulamadii laga cayaaray Horyaalka Wadanka ingiriiska waxeena u dhaceen Sidaa.
FT Wolverhampton W. 2 – 2 Swansea C.
FT Aston Villa 1 – 2 West Bromwich A.
FT Bolton W. 0 – 2 Sunderlan
FT Newcastle U. 1 – 0 Wigan Athletic
FT Liverpool 1 – 1 Norwich C
Heegantv.com
Cadaado
Jeylaani Xasen Cusmaan
Jiilaani2011@hotmail.com
 
 
 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>