Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Gacan ka xaqdaran baa dishey Maxamoud Iid Ibrahim, taci tiiraneyo badan‏

$
0
0

 
Anagoo ah taageerayaasha xisbiga UCID ee Iskandanivika waxanu tacsi tiiraneyo leh u direynaa eheladii, qaraabadii, waalidkii iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga UCID meel ey joogaan ba marxuum Maxamud Iid Ibrahim oo saaka is badheedh ah gacan ka xaqdarani madaxa ka toogatey. 
Waxanu leenahay askarta sida naxariis daro ah shacabka xabada ugu furaysa ee an xabada u hubsaneyn waa mid if iyo aakhiraba la idinka xisaabin doono, waxanu illaahey uga baryaynaa marxuunkaasi an waxba galabsan inuu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo. Aamin Aamin
Cumar Daarood Xassan 
Norway


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>