Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Taliska Booliska oo sheegay in Al-Shabaab qorsheynayaan inay adeegsadaan...

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay qorsheynayaan inay weeraro ay u adeegsanayaan caruur yar yar, gaar ahaan Ardayda iskuulada iyo dadka dhimirka la’ si ay qaraxyada ugu...

View Article


Fu’aad Shongole oo dadka reer Jowhar ka raali geliyay tacadiyadii Maamulkii...

Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf (Shongole) ayaa dadka reer Jowhar ka raaliyay tacadiyadii ugu badnaa ee aykala kulmeen labadii sano u dambeeyay Maamulkii la bedelay ee Al-Shabaab uga wakiilka ahaa....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUXAADARO,Alleh ka cabsada(Boqolsoon Raximahulah).

MUXAADARO,Alleh ka cabsada(Boqolsoon Raximahulah). Nin walba qabri ayaa sugaya Alleh ka cabsada. u shaqayso daarta aakhiro ee lagu waarayo.Camal wanaagsan la imo, salaada,sadaqada iyo dhamaanba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeenka al Shabaab; " Shacaboow ka fogaada Xeryaha AMISOM, waxaan ka...

Afhayeenka al Shabaab Cali Dheere oo saxaafadda la hadlay ayaa uga digay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho inay ka agdhowaadaan goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada cadawga ah waa siduu hadalka u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raxmadda Alle oo ku hoortay qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha...

Roobab dad iyo doonyaba ay ku qaboobeen ayaa ka da'ay qeybo ka mid ah bartamaha Soomaaliya. Roobabkan oo shalay iyo ilaa xalay da'ayay ayaa la sheegay inay biya dhigeen baliyada waxaana aad u soo...

View Article


Prof Gaadi oo sheegay in Madaxweyne Shiikh Shariif caqabad ku yahay nabadda...

Madaxweyne Shariif ayaa lagu tilmaamay caqabad ku hor-gudban nabad ka dhalata dalka Soomaaliya. Gudoomiyaha maamulka Azaania Proff. Gaandhi ayaa madaxweyne Shariif ku tilmaamay nin ilaashaya uun...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guurka nin boqol iyo labaatan jir(120) iyo naag Lixdan jir (60) ah oo ka...

Hazi Abdul Noor waa 120 jir waxaana dhiniciisa fadhida Haweeneyda lagu magacaabo Samoi Bibi, waxaana u bilaabatay nolol cusub oo ay isla qaadanayaan. Xafladda meherkooda iyo arooskoodi oo ka dhacday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dunida waxaa xukumi doona mustaqbalka dhow islam: Turjumaadii iyo diyaarintii...

Islam Will Rule the World soon                  27.10.2011الإسلام سيحكم العالم قريباMustaqbalka dhow Dunida waxaa xukumidoona Islam ! Hadalkaas waxaayiri cilmi baarayaal iyo khubaro maraykan”....

View Article


The illegal Kenyan invasion of Somalia crystallizes IGAD/EAC Political...

The ongoing illegal Kenyan military invasion of Somalia, which has left experts on East Africa region with many questions about motive, timing and objectives, crystallizes the Regional Political...

View Article


Somalia suicide bomber was ‘US citizen’: rebels

MOGADISHU — An American citizen of Somali origin was one of the two suicide bombers behind a twin attack on a pro-government military base in Mogadishu, the Islamist Shebab movement said on Sunday....

View Article

Somali piracy: Armed guards to protect UK ships

Ships sailing under a British flag will be able to carry armed guards to protect them from pirates, the prime minister has announced. David Cameron says he wants to combat the risks to shipping off the...

View Article

Gacan ka xaqdaran baa dishey Maxamoud Iid Ibrahim, taci tiiraneyo badan‏

  Anagoo ah taageerayaasha xisbiga UCID ee Iskandanivika waxanu tacsi tiiraneyo leh u direynaa eheladii, qaraabadii, waalidkii iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga UCID meel ey joogaan ba marxuum Maxamud...

View Article

INAA LILAAHI WA INAA ILLAHI RAJUCUUN TACSI KU SOCOTO AHMED YUUSUF JOOFANE OO...

  DHAMAAN DADKAN HOOS KU HUSSANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN AHMED YUUSUF JOOFANE ILLAHAY WAXAAN UGA BARYAYNAA IN ILLAHAY SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO GEERIDII KU TIMI AWOWGII SHIIKH C.LAAHI XAAJI...

View Article


R/wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Nairobi

R/wasaaraha Xukuumadda KMG ah iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Dr. C/wali Maxamed Cali oo warbaahinta kula hadlay garoonka Diyaaradaha ayaa...

View Article

Qasaaraha Duqeyntii degmada Jilib oo korodhay

11-ruux ayaa ku geeriyootay 50-kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn diyaarado dagaal maanta duhurkii ka geysteen degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe. Warar goor dhow soo gaaray Shabakada Jowhar.coma...

View Article


Ma ku dhaafay barnaamijkii argagaxa lahaa ee 25/10/2011 laga sii daayay...

Maku dhaafay barnaamijkii uu weriye Wali Hashi ka soo sameeyay mashaakilka maalinba maalinta ka dambeysa ka sii daraya ee Soomaalida ku dhaqan laga soo bilaabo Muqdisho ilaa iyo xeryaha Qaxootiga ee...

View Article

Ma ku dhaafay barnaamijkii argagaxa lahaa ee 25/10/2011 laga sii daayay...

View Article


Ra'iisal-wasaaraha Somalia oo lagu bahdilay madhaarka Nairobi kadib markii...

Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waxa ay ku waramayaan in goroonka diyaaradaha dalkaasi lagu xanibay wafdi uu hogaaminayey reysulwasaaraha dowlada KMG Soomaaliya oo maanta ka...

View Article

Shirkii Dhalinyarada Beesha Ogaden ee Bosaaso oo lagu Taageeray Maamulka...

Anigoo ah Mowlid ,Axmedsaafi,Suldan C.wahab,Dr-C\rahman.iyo Dhamaan dhalinyarada somalida itoobiya ee ku dhaqan maamul goboled ka Puntland. Waxaynu halkan taageero iyo hambalyo qaali ah ugu diraynaa...

View Article

Dalalka Rwanda iyo Koonfur Afrika oo taageeray dagaalada ay dowlada Kenya ka...

Madaxweynayaasha  dalalka xubnaha ka ah ururka barwaaqa sooranka  ayaa ka wada qayb galaya shir uga socdo   magaalada Perth ee galbeedka dalka Australia. Labada wadan ee Rwanda iyo Koonfur Afrika ayaa...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live