Kadib wada hadalo saacado socday ayaa Wafdi ay kala hogaaminayeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali iyo Ra’iisul Wasaaraha Kenya Raila Odinga ayaa waxay ku kala saxiixdeen Magaalada Nairobi heshiis ka kooban 11-qodob oo quseeya xiriirka iyo iskaashiga labada dowladdood ee dhinaca Ammaanka. Kulan albaabada uu u xirnaa oo labada dhinac ayaa waxaa ugu [...]
↧
Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday Heshiis 11-qodob ah (Aqri Document-ga)
↧