Muqdisho Isniin 8 November 2011 (SONNA):-Magaalada Muqdisho waxa ay si tartiib tartiib ah dib ugu soo ceshaneysaa firfircoonideedii iyo noloshii caadiga ahayd.
Sidii degmooyinka looga bartayba waxaa dib u billaabatay ciyaarihii hiddaha iyo dhaqanka, waxaase lama filaan noqotay in xilli habeen ah ciyaaro nuucaan oo kale ah magaalada Muqdisho ay ka dhacaan.
Muuqaalladaan waa xaflad xilli habeen ah lagu qabtay degmada Howlwadaag oo ay ka qeyb galeen shacabka degmadaasi iyo mas’uuliyiin lix degmo oo gobolka Banaadir ka tirsan.
↧
SAWIRRO:Ciyaarah Hidaha iyo Dhaqanka oo Dib Uga Bilaabmay Degmooyinka Banaadir
↧